
23/01/2025
Sacuudi Carabiya ayaa ku dhaawaqday in $600 bilyan ay ku maalgelinayso Mareykanka, afarta sanno ee uu xilka hayo Donald Trump; ka dib wada-hadal dhexmaray Dhaxal-suge Maxamed Bin Salmaan iyo Trump.
Trump ayaa caleema-saarkii sheegey in uu booqashada u horreysa ku tegeyo Riyaad, haddii Sucuudigu uu ka iibsado badeeco ku dhow $500 bilyan, sidi lamid ah muddo-xileedkiisii h**e oo ay sidaasi dhacday.