BBC News Somali

BBC News Somali Laanta Af-Soomaaliga ee BBC waxaa laga yaabaa in ra'yiga aad halkan ku qorto ay u isticmaasho Radio-ga BBC Somali waxa ay ku shaqeysaa dhexdhexaadnimo.

Iyadoo Somalida ku qulqulaysa Kanada iyo kuwii horay u joogayba ay wajahayaan caqabado ay ka mid yihiin shaqo la’aan iyo...
02/09/2024

Iyadoo Somalida ku qulqulaysa Kanada iyo kuwii horay u joogayba ay wajahayaan caqabado ay ka mid yihiin shaqo la’aan iyo dhibaatooyin xagga guryaynta ah ayaa qaar ka mid ah Somalida kunool magaalada Edmonton dhibaatooyinkaas waxay kala hadleen duqa magaalada Edmonton Amarjeet Sohi.

Dagaalka u dhexeeya ciidamada Israel iyo Xamaas oo hakiyay tallaalka cudurka dabeysha ee Gaza

Masar ayaa sheegtay in dal ahaan ay leedahay xaq ay ku qaadi karto talaabooyinka lagama maarmaanka u ah xaqiijinta bedqa...
02/09/2024

Masar ayaa sheegtay in dal ahaan ay leedahay xaq ay ku qaadi karto talaabooyinka lagama maarmaanka u ah xaqiijinta bedqabka biyaheeda, sababo la xiriira biyo xireenka ay Itoobiya ka dhistay wabiga Niil. Masar ayaa ka carootay Itoobiya oo markii 5aad buuxinaysa biyoxireenka

Tani waa sheekada laba nin oo xoog badan, mid lagu tilmaamay Maroodi iyo mid lagu tilmaamay saacadda waqtiga, xogtooda o...
02/09/2024

Tani waa sheekada laba nin oo xoog badan, mid lagu tilmaamay Maroodi iyo mid lagu tilmaamay saacadda waqtiga, xogtooda oo dheeraad ah ayaana laga helayaa buugaag ku qoran luqadda carabiga. Mid ka mid ah sababaha ayaa ahayd in xiriir isbaheysi uu ka dhaxeeyay labada hoggaamiye.

TOOS: Idaacadda Subaxnimo

01/09/2024

Ten Hag si dhaba ayuu kulayka udareemay, maxaa weli ka khaldan United?

https://www.bbc.com/somali/articles/ce385xn1gw5o
01/09/2024

https://www.bbc.com/somali/articles/ce385xn1gw5o

Inkasta oo garsooruhu uu ogolaaday in aanu geysan dambiyo ay galeen xubno ka tirsan kooxda Medellín ee uu hoggaamiyo Pablo Escobar, haddana Maharaj ma helin xorriyaddiisa, wuxuuna 38 sano ka dib, 5tii Agoosto ku geeriyooday isbitaalka xabsiga

https://www.bbc.com/somali/articles/c985mz9g79po
01/09/2024

https://www.bbc.com/somali/articles/c985mz9g79po

Waxa ay sheegtay in ay xilligii dhakhtarka ay booqaneysay uu dhakhtarku u sheegay in haddii ay bil kaliya soo daahi lahayd uu kansarku gaari lahaa heer aan waxba laga qaban karin, balse baaritaanka xilliga h**e ah iyo xaaladda qofka in uu isla socdo ay ka dhigan tahay kahortagga khatar badan.

01/09/2024

DAAWO: Itoobiya inay bad hesho maxay dalalka deriska uga dhigan tahay?
Fatuma Maalim Abukar ayaa soo jeedinayso.

Saraakiisha ayaa rajeynaya in warbixintooda ay iftiimin doonto dhibaatada sii kordheysa ee waddan ay ku nool yihiin dad ...
01/09/2024

Saraakiisha ayaa rajeynaya in warbixintooda ay iftiimin doonto dhibaatada sii kordheysa ee waddan ay ku nool yihiin dad aad u tiro badan oo waayeel ah oo dhinta ayadoo aysan cidi la noolayn oo kaligood ah.

Dalxiisku waxyeelo ma geysan karaa halkii laga filayay inuu wax wanaajiyo?

Guurka amiiradda Norway iyo saygeeda oo ka dhacay galbeedka dalkaas ka dib maalmo dabaal-degyo ahhttps://bbc.in/3Xrl86o
01/09/2024

Guurka amiiradda Norway iyo saygeeda oo ka dhacay galbeedka dalkaas ka dib maalmo dabaal-degyo ah
https://bbc.in/3Xrl86o

31/08/2024

Arsenal ma ku sii tiirsanaan kartaa Kai Havertz?

Sharciga waxaa ku jira in codka dumarka uu yahay ‘shar’ haddii kor loo qaado ayadoo joogta goobaha bulshada ka dhaxeeya,...
31/08/2024

Sharciga waxaa ku jira in codka dumarka uu yahay ‘shar’ haddii kor loo qaado ayadoo joogta goobaha bulshada ka dhaxeeya, Sharcigu wuxuu leeyahay “marka haweeney qaangaar ah ay gurigeeda uga soo baxdo sabab lagama maarmaan ah waa inay qarisaa “codkeeda, wajigeeda iyo jirkeeda”.

Qorshaha ayaa ah in ilaa 5,000 oo askari oo Masaari ah ay ku biiraan ciidamada cusub ee Midowga Afrika dhamaadka sanadka...
31/08/2024

Qorshaha ayaa ah in ilaa 5,000 oo askari oo Masaari ah ay ku biiraan ciidamada cusub ee Midowga Afrika dhamaadka sanadkan, iyadoo 5,000 oo kale la sheegay in si gaar ah loogu daabuli doono.

Qorshaha ayaa ah in ilaa 5,000 oo askari oo Masaari ah ay ku biiraan ciidamada cusub ee Midowga Afrika dhamaadka sanadkan, iyadoo 5,000 oo kale la sheegay in si gaar ah loogu daabuli doono.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo Qaahira Kula Kulmay Dhiggiisa Masar iyo labada dal oo iska kaashanaya amniga iyo dhaqaal...
31/08/2024

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo Qaahira Kula Kulmay Dhiggiisa Masar iyo labada dal oo iska kaashanaya amniga iyo dhaqaalaha https://bbc.in/3Tda22l

31/08/2024

Daawo: Wareysi gaar ah oo uu wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti siiyay BBC-Focus on Africa uuna uga hadlayo dekadda ay Jabuuti sheegtay inay siinayso Itoobiya iyo khilaafka guud

Address

5th Floor, Zone C, New Broadcasting House, Portland Street
London
W1A1AA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BBC News Somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BBC News Somali:

Videos

Share

Other Broadcasting & media production in London

Show All