YEEL MEDIA

YEEL MEDIA Yeel Media is a broadcasting company dedicated to providing high-quality content.
(3)

We produce a range of programs, including news, current affairs, documentaries, and entertainment shows.

Maxaa ka jira in ay burbureen wadahaladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya?
15/09/2024

Maxaa ka jira in ay burbureen wadahaladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya?

Wajigii 3aad ee wadahadallada Ankara, ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya oo loo qorsheeyay 17-ka Sebtembar, ayaa si lama filaan

Isra’il oo duqaymo mar kale ka fulisay Gaza iyo xaalada oo adag.
15/09/2024

Isra’il oo duqaymo mar kale ka fulisay Gaza iyo xaalada oo adag.

Israa’iil ayaa xalay duqeymo xooggan ka geysatay magaalada Aitaroun oo ku taalla koonfurta Lubnaan. Duqeymahan ayaa sababay burbur weyn oo

Kooxda Manchester City oo wali bandhiggeedi cajiibka ahaa sii wadato, waliba Ealing Haaland mar kale ayuu shabaqa gaaray...
14/09/2024

Kooxda Manchester City oo wali bandhiggeedi cajiibka ahaa sii wadato, waliba Ealing Haaland mar kale ayuu shabaqa gaaray sidii caadada ahayd, laba goal uu dhaliyay ayuu guul ugu hogaamiyay kooxdiisa.

Mala dhihi karaa Man City Haaland ayay kooxaha kale dheeryihiin ?

Manchester United waddadii guulaha ayay dib ugu soo laabteen galabta, saddex goal iyo Clean sheet ayay isku darsadeen . ...
14/09/2024

Manchester United waddadii guulaha ayay dib ugu soo laabteen galabta, saddex goal iyo Clean sheet ayay isku darsadeen .

Hambalyo taageerayaasha Manchester. Si la yaqaan ayaad u tumateen galabta waxay u muuqataa saxiixii de light marnaba kuma qasaarinnaha guushi koowaad isaga ayaa idiin soo gacan galiyay .

14/09/2024

Qodobka Ciyaaraha todobaadka iyio Yeel Media. Saalamiin Ibraahin.

Madaxweyne Biden oo Aqalka Cad ku soo dhaweeyay Raysalwasaaraha Ingiriiska.
14/09/2024

Madaxweyne Biden oo Aqalka Cad ku soo dhaweeyay Raysalwasaaraha Ingiriiska.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihi shalay Aqalka Cad kula kulmay Ra’isulwasaaraha Britain Keir Starmer, iyaga oo laba hoggaamiye ka

Qodobada ay ku heshiiyeen madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland.
14/09/2024

Qodobada ay ku heshiiyeen madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan labada

Maxaad ka ogtahay ciidamada bedalaaya hawlgalka ATMIS iyo magaca cusub ee loo bixin doono?
14/09/2024

Maxaad ka ogtahay ciidamada bedalaaya hawlgalka ATMIS iyo magaca cusub ee loo bixin doono?

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan howlgalka cusub ee nabad ilaalinta ah ee bedeli doona ciidamada Midowga Afrika ee hadda

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya safarkiisii Baydhabo oo guul kusoo dhamaaday.
13/09/2024

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya safarkiisii Baydhabo oo guul kusoo dhamaaday.

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Baydhaba, xarunta ku meel gaarka ah

12/09/2024

"7kun Oo Ciidamada Atmis ah Ayaa Baxay Hal Goob May Qabsan As"Xamsa Cabdi Barre.

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya muxu kala hadlay odayaasha dhaqanka ee magaalada Baydhabo?
12/09/2024

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya muxu kala hadlay odayaasha dhaqanka ee magaalada Baydhabo?

Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Baydhabo odayaasha dhaqanka ee Koonfur

12/09/2024

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xeerka Dhismaha Xafiiska Amniga Qaranka

12/09/2024

Ra'iisul Wasaare Xamsa oo Baydhabo ku guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay muhiim tahay in la xoojiyo

Soomaaliland oo war cusub kasoo saartay heshiiskii ay la gashay Itoobiya.
11/09/2024

Soomaaliland oo war cusub kasoo saartay heshiiskii ay la gashay Itoobiya.

 Xukuumadda Somaliland ayaa war culus kasoo saartay heshiiska badda ee ay horraantii sanadkan la gashay Itoobiya, kaas oo dhaliyay xiisad

Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay Eedaysane la sheegay inuu dad Shacab ah dhacay.
11/09/2024

Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay Eedaysane la sheegay inuu dad Shacab ah dhacay.

Maamulka degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho gacanta ku dhigay burcad caadeystay in uu dhaco bulshada ku nool Waaxda Xalane ee

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray  Magaalada Baydhabo.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xams...
11/09/2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Magaalada Baydhabo.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Safarka Ra’iisul Wasaaraha ayaa qayb ka ah dadaallada xoojinta wada shaqaynta dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Iyada oo laga wada hadli doono dardar-gelinta dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, arrimaha siyaasadda, amniga, iyo horumarinta dhaqaalaha.

Inta uu ku sugan yahay Baydhabo, Ra’iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in uu kulamo la yeesho qeybaha kala duwan ee bulshada, odayaasha dhaqanka iyo mas’uuliyiinta maamulka, si ay uga wada hadlaan xaaladda guud ee dalka iyo sidii loo sii wadi lahaa iskaashiga ku aaddan horumarinta iyo nabadeynta deegaanka.

11/09/2024

Lakabyada Dhulka! Daawo muuqaalkii ugu danbeeyay ee . Mid ka dheh!

Maxaa ka jira in garoonka diyaaraha Gedo la wareegeen ciidamo Itoobiyaana.
10/09/2024

Maxaa ka jira in garoonka diyaaraha Gedo la wareegeen ciidamo Itoobiyaana.

Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen dhammaan garoomada diyaaradaha ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya, kuwaas oo

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo si adag ugu jawaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed.
10/09/2024

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo si adag ugu jawaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa si adag uga jawaabay hadal uu Shalay jeediyay madaxweynaha Koonfur

Ukraine oo duqaymo culus ka fulisay caasimada dalka Ruushka.
10/09/2024

Ukraine oo duqaymo culus ka fulisay caasimada dalka Ruushka.

Saacadihii h**e ee maanta, Ukraine ayaa qaadday weerar ballaaran oo ay ku beegsatay caasimadda Ruushka, Moscow, iyo nawaaxigeeda, iyadoo la

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
10/09/2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya,

Puntland oo sheegtay in dowladda Federaalka ay deeqaha waxbarasho u diidday ardayda Maamulkaas.
09/09/2024

Puntland oo sheegtay in dowladda Federaalka ay deeqaha waxbarasho u diidday ardayda Maamulkaas.

Puntland ayaa sheegtay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ardayda  reer Puntland u diidday deeqaha waxbarasho ee caalamka looga helo magaca

Maxay yihiin diyaaradaha halista badan ee ay Masar kasoo iibsanayso dalka Shiinaha
08/09/2024

Maxay yihiin diyaaradaha halista badan ee ay Masar kasoo iibsanayso dalka Shiinaha

Dowladda Masar ayaa haatan qorsheyneysa inay kasoo iibsato Shiinaha diyaarado cusub oo dagaal, iyadoo xiisadda kala dhexeysa Itoobiya ay sii

Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Markii Saddexaad Kulmayaa Iyo Xogo Soo Kordhay.
08/09/2024

Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Markii Saddexaad Kulmayaa Iyo Xogo Soo Kordhay.

Wejiga saddexaad ee Wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya ee uu hoggaaminayo Turkiga ayaa lagu wadaa in uu mar kale dib uga

Saraakiil Sar Sare Oo Maraykan Ah Oo Aadey Furimaha Dagaalka Gobolka Shabeellaha Dhexe.
08/09/2024

Saraakiil Sar Sare Oo Maraykan Ah Oo Aadey Furimaha Dagaalka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadow iyo wafdi ka socda saraakiisha Mareykanka ayaa maanta gaaray

07/09/2024

Jebisada dhedigga ahi ma wallaca ayay ku cuntaa lammaanaheeda? Kaga bogo muuqaalkii ugu danbeeyay ee 03. Fadlan la wadaag asaxaabtaada.

Isra’il Oo Wali Sii Wadda Xasuuqa Gaza.
07/09/2024

Isra’il Oo Wali Sii Wadda Xasuuqa Gaza.

Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana

Muxuu yahay go’aanka cusub ee ay soo saareen guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya.
07/09/2024

Muxuu yahay go’aanka cusub ee ay soo saareen guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya.

Guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal kooban oo shaaca ka qaaday go'aan cusub oo si weyn

Gaadhi Hub Iyo Shidaal U Waday AS Oo La Gubay.
06/09/2024

Gaadhi Hub Iyo Shidaal U Waday AS Oo La Gubay.

Ciidamada amniga ee Gobolka Mudug, dhinaca Galmudug, ayaa howlgal qorsheysan ku soo qabtay labo eedeysane iyo gaari Nooha ah oo

06/09/2024

Loollanka Kangaroo-ga labka ah! Daawo muuqaalkii ugu danbeeyay ee 02.

Address

Bristol

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when YEEL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Media/News Companies in Bristol

Show All