31/08/2024
"Dawlada Jabuuti Ayaa sheegtay inay Ethiopia siinayaan Dakadd si Xal waarra logu Helo Khilaafka Ethiopia iyo Somaalia.
Wasiirka Arimaha dibada Jabuuti ayaa yiri anaga ayaa Ethiopia dakad ay iyadu 100%maamulato siinayna Ethiopia waliba Dakada Tojora oo 62 Mile ujirta xadka Ethiopia ayaan siinayna.
Si loo ilaaliyo madax banaanida Somaalia Xala logu helo khilaafka labadan dal.
Sidee u Aragtaa
BBC News Ayuu uwaramay.