10/09/2023
iyo Dayactirka Dugsiyadda D/Ma'ayso
Mamuulka degmada uu ugu horeyo gudoomiyuhu waxaay dhahen Waxaan go'ansanay inaan laba dugsi qalabayno sido kalena dayactir ku sameyno hadaana hal bil muusharkeda qof wal oo kabineed ah ugu deeqayo,Waa Lacagtan hadaa ah ee sanadka cusub ee 2016 sida uu gudoomiyaha degmadu ka sheegay shirweeynihi Waxbarashada ee saaka ka qabsoomay Magaalada Mulli.
kale Wuuxu gudoomiyaha degmadu sheegay in lacag dhan 200,000 kun Xildhibaan yonis ugu deeqay dugsiga saree ee M.mulli tas oo dhawaan la sugayo.
Shacabka Degmada ayaay dhahen waxaan uga fadhiina inay dayactiran laba dugsi oo kale meesha hal dugsigana ay qadatay shirkadda dhisidoonta jidka lamiiga ah ee Ma'ayso ila Dirdhaba,
Sababta keentay lacagahan ayaa ah inu madaxweynaha deeganku dhawaan Amar duldhigay dhamaan Xildhibaanada iyo Wasiirada ila Golaha degmada in ay meeshay ka soo jeedan gar ahaan dugsiyadda la dayactiro uu ninba dadkisa wax-gashaddo, iyado dugsiga hoose dhexe ee m/mulli uu yahay mid uu bahan dayactiir xoog leh in loo qabto ila barakicii kadib aan la dayactiriin
Marka la firiyo dayacadda ka muuqatana ay tahay inu heer deegan dayactir uu qabto sababtuna ay tahay Awood dhaqaale in la galiyo ayuu raba .
Ka soo gudub intas oo balanqaad hadii ay sideeda uu fuulan waxbadan ayaa laga qabankarra dhibaatoyinka Waxbarashada ee ka jirta dugsiyadda degmada.
Dawladu waxaay sheegtay inay Xataa Ganacsatoyiinka la galidoonto sababtuna ay tahay in shacabka la siindoona dyctirka laba dugsi.
Ubdkga dugsiga geee wll.