Abshiro Tuuri

Abshiro Tuuri waxad kala soconkartan page kayga xaqiiqoyinka dhabta ee geeska africa khasatan degaanka somalida
(5)

26/07/2023

Gudoomiyihi Gobalka Afdheer caawa wuu is kala bixiyay oo Heegadi buu kabaha la dul maray. Waa h**e ayaan sidaa kaa waayay Gudomiye oon rabay Heegada been hawaaska ah inaad umada ka qabato. Kusoco Mudane.

09/07/2023

Wadaad baa dad ku wacdiyay aakhiro wabiyaal khamro ah baa janada lagu cabayaa mid ree Afgaba oo meesha fadhiyay baa iska soo jaray awowgood lagub waan garan iidoor unbaa janada khamri gayn.

🤣🤣🤣

09/07/2023

Finalka waxaa wada ciyaari Caano Geel iyo Xulbad. Midkee badin baad isleedahay?

09/07/2023

Waa inoo Bari iyo hal ku dhigii koobka lagu qaadi jiray ee ahaa Waa Libaax yadii Afdheere yeen ku leefine ka leexo. Waa Libaax yadii Afdheere yeen ku leefine ka leexo. Ku celceliya.

06/07/2023

Nin ree af-gaab ah ayaa dhawr barri tabliiq raacay dabbeeto wuxuu arkay nin intuu sunnaystay ducaysanaya missana aad u murrugoonaya. Intuu aad u fiirriyay ayuu yidhi: Awawgaa la gubyeeeeey danbigaad gashay show farro-waynaa.

Shiine Dalmar

06/07/2023

Nimaan Bareey ahayn miyuu gool dhalin karaa.

04/07/2023

Wixi ay ree Afgaabku dhihi jireen Habar Dugaag ayaa hadda la baxa Irir Samaale. Caku Habar Dugaag!

27/06/2023

Incase I Post anything you don't like, pls inbox me so I can block you because you destroy someone peace because of your comment. Expect little from people. Expect a lot from yourself. That's the secret to success.

Dhalinyarada OGADENIA oo mino u dhigtay gaadhi Uraal ah oo ay saaraayeen ciidanka Ethiopia halkaasna ay ku naf waayeen a...
25/06/2023

Dhalinyarada OGADENIA oo mino u dhigtay gaadhi Uraal ah oo ay saaraayeen ciidanka Ethiopia halkaasna ay ku naf waayeen askari.

OGADENIA HA XOROWDO

Midkamida horgalada ree Qabridahar
20/06/2023

Midkamida horgalada ree Qabridahar

19/06/2023

Kulan manta ka dhacay Dagmada Celbarde Ee Gobalka Bakool oo isku imaden Odaysha dhaqanka ugaas yada iyo Xildhibano waziiro ka so jeda Dagmada Celbarde aya waxaa gabi ahanba Xariga logu Jaray Dowlada Gobaledka Konfurgalbed

19/06/2023

Ka wiilke mesha Voss la dhoho qoro ayay dhalinyaro ree Afdheera kudhehen Gobolka Afdheer dhibatooyinka kajira masoo gudbisid comments ka dhaxdiisa?

Markaasu kulahaa maad cabasho iisoo gudbisan ood isodirtaan ood ila soo xidhiidhaan? 🤣

Mid fariid ahba ujawaabo kudhahay oo adna ma cabashaad naga sugaysaa? cabashadaan adi kusoo gudbinayno maxay ahayd ilmahagan darbiyada fadhiya. 🤣

Afdheer Facebook iyadaa iskaga filan cidkale inay u hadadhana loomaba baahno dhalinyarada xaga baraha bulshada iyadaa oogu xoog badan.

Lkn dhibaatadu waxay tahay dadkay lahadlayaan ee masuliyada sheeganayo iyo kuwo shacabka ah ee loohadlayo ayaan midna dan kalahayn in Gobalkaas wax usoo kordhaan iyagoo xitaa xoolaha ka nolol hooseeya.

Xoolahaba dhaama shacabka Afdheer oo hadii la foofin waayo oo xerada albabkeda lafuri waayo subaxaas qaylo iskudari.

19/06/2023

Mid ree Hargelle ah oo hadda ka hor Ardi Sababa jooga ayay koronto ku dhagtay ooy kaga gariirisay markaasuu Shaydaanka iska naaray acuudu bilaah. Dadkaas laydh uma baahna. 🤣🤣🤣

Ree Hargellow ina Xasan Barre Faynuus baa la iniigu soo dhiibay ee kala wareega.
18/06/2023

Ree Hargellow ina Xasan Barre Faynuus baa la iniigu soo dhiibay ee kala wareega.

17/06/2023

Mid ree Afgaab ah baa hoosta iga leh ina abow laydhka madax xanuun buu leeyahay ee inaga daa ha inaga maqnaadee.

17/06/2023

Hargelle iyo Gobalka Afdheer haddii laydh lala rabo Shugri Dheere halaga dhigo Gudomiyaha Gobalka isagaa arimahas ku fiicaaaye. This post is sponsored by Afgaab yar-yarka.

Waxaa lagu abaal mariyay in Hargelle mugdi sii ahaato. Xitaa matoorki u shaqayn jiray ayaa shidaal loo laayahay. Nabadu ...
17/06/2023

Waxaa lagu abaal mariyay in Hargelle mugdi sii ahaato. Xitaa matoorki u shaqayn jiray ayaa shidaal loo laayahay. Nabadu mugdi bay dhashaa colaaduna iftiin, laamiyo, barwaaqo iyo bashbash.

Shacabka Hargelle talo aan idin siiyee urur kale iskaba daaye xitaa Al-shabaab haddaad aragtaan ha hor istaagina ee sahay iyo dhiira galin iskugu dara.

Mugdi baa la isku shilimaadayaa

Waxa hada anoo fadhiya meherada oogu shidan magalada hargeele ee habeenki lagu caweeyo ee loosoo laydhsi tago la iisheeg...
17/06/2023

Waxa hada anoo fadhiya meherada oogu shidan magalada hargeele ee habeenki lagu caweeyo ee loosoo laydhsi tago la iisheegay in gudoomiyihi degmada hargeele iyo ilmihi gobolka joogay la abaal mariyay
Waxaa magalada caawa laga dareemaya farxad kadib markii la abaalmariyay ragi hormarkaa gaadhisyay magalada hargeele ee ku cawaynayno.
Meheradan waa 25H jigjiga xitaa k**a jiraan meherado 25H ah.

Marka laga reebo labada ugaas ee isku dhanka jira inta kale bidhaan xumaa oo fadhi xumaa. Alla yaa kitaabadiini iyo isku...
17/06/2023

Marka laga reebo labada ugaas ee isku dhanka jira inta kale bidhaan xumaa oo fadhi xumaa.

Alla yaa kitaabadiini iyo iskuuladi iskaga noqda ku dhaha sadexdan nin.

14/06/2023

Honorable Farah Macalin on his side has endorsed Nuradin Haji as Kenya's head of national intelligence, citing his suitability for the role.

The honorable said We cannot eliminate the Al-Shabab unless we have somebody whom we have a lot of trust in and I am sure Nuradin is that very person.

13/06/2023

Fiiqdu soo tii lahayd Cabdi Dabadii dab lama shidan oo gaas baa nagu wada dhacay. Laydh 24 saaca oon dab fuuf laga dhihin Mugdi caano geel lagu dhamaa dhaama. Al-Murqaati Farax Samatar

Xildhibaanki baarey oo u doodaya tuulo kutaala degmada bookh wuxuba taaganyahay tuuladan waxay u qalantaa inay noqoto ma...
08/06/2023

Xildhibaanki baarey oo u doodaya tuulo kutaala degmada bookh wuxuba taaganyahay tuuladan waxay u qalantaa inay noqoto maamul magaalo oo walaalow Baareyna maxay u qalanta bal noosheeg?

07/06/2023

Mid Abaskuul aan ku Ogaa unbaa caawa igu yidhi Ogaden baan ahay dee eega ogadenimadi dayrkii Mexico oo kale bay noqotay..🤣

Qacba ka yeertay inantaas, dhagax meel yaala ayay kubad ahaan u laaday. 🙈
05/06/2023

Qacba ka yeertay inantaas, dhagax meel yaala ayay kubad ahaan u laaday. 🙈

Tii Ubax baaruud ahayd cawa gacanteday isku toogatay laaxawla Maydkan jiita ree isaaqow
04/06/2023

Tii Ubax baaruud ahayd cawa gacanteday isku toogatay laaxawla Maydkan jiita ree isaaqow

Tolomoge iyo Cawlyahan kurisgi madaxwaynaha ayaa nalagaga tagay ku mshaquuleen kurai xitaa hadii xukigeenku so laabto la...
30/05/2023

Tolomoge iyo Cawlyahan kurisgi madaxwaynaha ayaa nalagaga tagay ku mshaquuleen kurai xitaa hadii xukigeenku so laabto la wareejin aan kusime lagu sii ahaanayn, war labada reer waa jabeen.
Kan isagu kaanagiba dhamay ee mustafa kaga tagay kan kuxigenkiba kaga tagay

Alla magaaladan magaala aan garan u ekaa
26/05/2023

Alla magaaladan magaala aan garan u ekaa

Jacaylku wuxuu dhadhan lahaa waagii markad gabadha ku dhahdo 'Ilove you. ay ku odhan jirtay waan kasoo fikiri ! intee in...
26/05/2023

Jacaylku wuxuu dhadhan lahaa waagii markad gabadha ku dhahdo 'Ilove you. ay ku odhan jirtay waan kasoo fikiri ! intee in la'eg markad dhahdana. Ay odhan jireen Todoba cisho ( week )?

Oo Todobadu fogaa Maalmuhuna badanaa.? Tolow maxay odhan doontaa ? Yaa baasooy laso tashanaysaa ma qaramada midoobay?

Waydiimahaas io kuwo kale oo badan ayaa ku daashanaya mudadaas aad jawabta sugaysid ..🤣

Eegana talefan numberkuba What's up share buu kugu soo gaadhayaa. iyadoo la leeyahay xidigtan So dhawee. waan hubaa waa qof qalbi furan. hooyadeed U eg baa la dhahaa. Balaaa balaa.. 😀

OLD IS GOLD. .😍

Waxan idinka soo salamayaa magaaladi Hargeele ahayd xarunta gobolka Afdheer waa magaalo hormartay runti bilicdeeda mid a...
22/05/2023

Waxan idinka soo salamayaa magaaladi Hargeele ahayd xarunta gobolka Afdheer waa magaalo hormartay runti bilicdeeda mid aan halkan kusoo koobi karno ma ahan. Magaalada horumarka waxa gadhsiiyay masuliyinta kumatasha xukumada deganka.

Beesha Sheekhaal (Deg Raaso) ayaa waxaa abaal marin ahaan loo gudoonsiiyay boodh wayn oo laba wiil oo Cawl baahale ah ku...
30/04/2023

Beesha Sheekhaal (Deg Raaso) ayaa waxaa abaal marin ahaan loo gudoonsiiyay boodh wayn oo laba wiil oo Cawl baahale ah ku sawiranyihiin.

Intaa kadib beesha Sheekhaal ayaa u gogol dhigatay Beesha Zubeer Bahaale.

Deena beesha Zubeer Baahale oo ka duulaya cabashada ka timid beesha Sheekhaal ayaa ayaa ka cadhootay tacadiga ay gaysteen walaalahood Cawl Bahaale

Kadib Beesha Zubeer Baahale ayaa soo saartay wareegto telefanada lagaga uruurinayo dhalinta Cawlyahan. 🤣🤣😂

18/04/2023

Gorgorkuba ma duuleen haddaan garabka loo yeelin.
Geesina ma duuleen haddaan guuto loo shirinin.
Geedkuna ma mira dhal haddaan gugu ku hooreynin.

HOW TO RESPECT YOURSELF(1) Stop looking for who is not looking for you.(2) Stop begging.(3) Stop saying more than is nec...
12/03/2023

HOW TO RESPECT YOURSELF

(1) Stop looking for who is not looking for you.

(2) Stop begging.

(3) Stop saying more than is necessary.

(4) When people disrespect you, confront them immediately.

(5) Don't eat other people's food more than they eat yours.

(6) Reduce how you visit some people, especially if they don't reciprocate it.

(7) Invest in yourself. Make yourself happy.

(8) Stop entertaining gossip about other people.

(9) Think before you talk. 80% of how people value you is what comes out of your mouth.

(10) Always look your best. Dress the way you should be addressed.

(11) Be an achiever. Get busy with your goals.

(12) Respect your time.

(13) Don't stay in a relationship where you don't feel respected and valued. Walk away.

(14) Learn to spend money on yourself. That's how people will learn to spend on you.

(15) Be scarce sometimes.

(16) Be a giver more than a receiver.

(17) Don't go where you are not invited. And when invited don't overstay your welcome.

(18) Treat people exactly the way they deserve.

(19) Except they owe you money, two call attempts is enough. If they value you they will call you back.

(20) Be good at what you do. Be the best.

Thanks for reading

Buuga taariikhda ee lagu magacaabo Aragtida Ingiriiska ee kacdoonkii Cawlyahanka ee maxmiyadda Bariga Afrika oo ah taari...
25/02/2023

Buuga taariikhda ee lagu magacaabo Aragtida Ingiriiska ee kacdoonkii Cawlyahanka ee maxmiyadda Bariga Afrika oo ah taariikh lagu barto Jaamacadaha dalka UK ayaan qoraalkan yar kasoo xigtay.

Cawlyahan oo ku sii xoogaystay helista hubkii ay ka furteen Ingiriiska ayaa si xor ah u maamulayay Jubaland badankeed, waxayna sidoo kale khalkhal galiyeen xukunkii Ingiriiska ee waqooyiga Kenya ee NFD.

Sarkaal Ingiriis ah oo gobolka ka hawlgalayay ayaa waa dambe ku sifay Ogadenka oo uu Cawlyahan oogu h**eeyo inuu yahay "Mid ka mid ah qabaa'ilka ugu adag ooguna dagaalka badan Afrika" sababta oo ah abaabulnaantooda, fardaha ay wateen, adkaysigooda iyo farsamadii ay warmaha u adeegsan jireen”.

Xiliga taariikhda waa 107 sano ka hor

Haddii aad fahan buuxa ka rabto taariikhda geeska Africa fadlan Akhriso buuga: British Perspectives on Aulihan (Cawlyahan) Somali Unrest in the East Africa Protectorate, 1915-1918.

24/02/2023

Ugaas Diiriye ugaas Askar ugaas Dhabar cimrigiisa allaha dheereyo.

19/02/2023

Anigu waxaan ahay Idil Samaale gabadh la dhalatay Irir Samaale waxaa si dareen leh ii fara xumeeyay nin Daarooda oo Ogaaden ah ee xaal iyo xumaynti ha loo doonto.

Waxaan galo waxaan gudo haddii, layla garan waayayAnna inaan guntiga dhuujistaa, igu garweeyaaneGardarro & isyeel-yeel m...
19/02/2023

Waxaan galo waxaan gudo haddii, layla garan waayay
Anna inaan guntiga dhuujistaa, igu garweeyaane
Gardarro & isyeel-yeel majiro, ruux ku galayaaye
Gabasho & wax badan baan ku jiray inaan is gaabshaaye

Garba duub maxaa ii xidhxidhay gibilka maan tuuro
Maan guusha eebbaa hayee, nabadda geed saaro
Amba gacashi laygama rabee, maan afraha gooyo
Gashigayga baaqday iyo intaan godobta raacdaysto
Gafka nagu dhacaayiyo bal maan diido gacan dhaafka
Oo maan adduunyadan rag gubay dumiyo geestayda
Kolay guri dugsoon kuma jiree gama'a maan diido

Waan taageersanahay dadaalka uu wado Hon.Mohamed j Mursal.

18/02/2023

Waligay halkan Dulmi kuma gaysanin lakiin Dulmiga aan iftiimiyo ayay dadka qaarkii Dulmi usii arkaan. Dulmiga in toosh lagu shido haddii ay Dulmi tahay ii sheega waan iska dayne.

18/02/2023

Halkan waxaa qora aniga. Anigana waxaan ahay xaqi & cadaaladi oo is qarinaya sababtoo ah waxaa xoog badan dulmiga oon ka yaabayaa inuu i jiidho.

1. Ugaas Axmed Qani ugaaska guud ee ree Afgaab2. Ugaas Maxamed ugaas Faatule ugaaska ree Farax Samatar 3. Ugaas Diriye U...
18/02/2023

1. Ugaas Axmed Qani ugaaska guud ee ree Afgaab
2. Ugaas Maxamed ugaas Faatule ugaaska ree Farax Samatar
3. Ugaas Diriye Ugaas Askar ugaaska ree Magan

Ree Faahiyow haddiina ugaas Axmed Qani iska gaabanin hadhaw meel xun baad ka doonaysaan saldanadiini.

Anu koley ugaas Axmed Qani waan wataa lakiin Burjawaasiyiinta ayaan u naxayaa.

By: Cali Dhuux Adan

History is in the making.Salute you Hon Mohamed J Mursal 🖖
12/02/2023

History is in the making.
Salute you Hon Mohamed J Mursal 🖖

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abshiro Tuuri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share