20/10/2023
maxay carabtu ugu hiilin waayen falastin
xaqiiqada jirta ee aadan ogayn.
guud ahaan islamka gaar ahaan carabta oo ay af, isir, dhaqan, diin, darisnimo ay si gaara u wadaagaan carabtu walaalaheena reer falastiin waxay maalintil 12 labaad ay daawanayaan dhibaatada lagu hayo falastiin hadaba mowduuceena wuxuu ku saabsan yahay maxay
tahay waxa carabta gacamaha iyo afkaba xiray ee u
diday in dirku un dubaaxiyo.maxay tahay waxa kaa
qarsoon ee ay carabta yo wadamada islamka ah ee waawayni ay ogyihiin kaas oo sababaya inaan
tilaabo la qaadin.
carabta iyo wadamada islamka guud ahaan waxaa haysta maanta dulinimo iyo ceeb tii ugu darayd
iyadoo maamulku zahnuuniyadu(YH) dadka reer
falastiin uu maalinkii 12 si xiriir ah uu udugaynayo
isagoo habeen h**e dilay in kabadan 500 qof dunidii muslimkuna ay ka amuseen.
hadaba waan ogahay oo waxaad isleedahay dunida muslimku awood waa leeyihiine maxaa khaldan, hadaba waxaa jira labo qodob oo waawayn oo islamku ama carabtu inay tilaabo qaado diidaya kaas oo ah
1:awooda clidan ee carabta
2:
1:hadaan ku hor maro awooda military ee carabta,carabtu inta wadan ee haatan dhisan marka laga tago wadamdii reer galbeedku dumiyeen sida siiriya, libya, ciraaq, iyo yaman, marka laga reebo afartaas wadan carabtu waxaa ay haystaan ciidan iyo hub faro badan iyo dhaqaale cadad dhaat ah hadaba sartu halkee ka qurun san tahay.sirtu waa tan ma ogtahay in carabta hubka ay haystaan uu yahay (fake) yacnii hub aan wax tar badan lahayn,haah waan ogahay waad yaaban tahay?.balse xaqiiqada anaa kuu sheegaya goraalka
dhamayso.
raisul wasaarihii h**e ee Malaysia mahathir mohamad ayaa waraysi uu bixi wuxuu ku
leeyahay"ma ogtihiin hubka dunida muslimka ah
laga gaday inuu yahay hub aan wax tar lahayn yacnii deemish ah, wuuu tusaale usoo qaaday
diyaaradaha laga gado dunida muslim ka ah, wuxuu yiri diyaaradihi ay naga gadeen maraykanku markaanu baaray waxaanu ogaanay in diyaaradahan wax badan ka khaldan yihiin tusaale inaysan awood badan lahayn heerkii laga filayey inay gaarsiisan yihiina inaysan gaarsiisnayn bal aysanba udhawayn
waxaan sidoo kale ogaanay in diyaaradahan xogtooda ay la socdaan maraykanku tusaale inay
xilagay rabaan ay soo ridi karaan iyadoo hawada ku jirta ama in hadii dagaal lagu galo ay awoodan inay ka leexiyaan bartilmaameedki ay dugaym lahayd
yacnii dhamaanba diyaaradahaan ay awood u leeyihiin inay maamulaan. wuxuu yiri goortaas
waxaan la hadalnay shirkadihii diyaaradahaan soo
saaray oo aanu ka codsanay inaan wax ka badalo diyaaradahaan balse waa ay naga diiden, wuxuu intaas raaciyey"maanta dhamaan diyaaradahan
haysano waxba nooma tarayaan kaliya waxaan ku galnaa dhoola tus,,
sidaas si lamid ah carabtu waxay dagaal u gali la yihiin waxay ogyihiin xaqiiqda ah inay sacaboolay la
khayaanay oo hub been ah laga gaday malaayiin dollarna loo qaatay inay yihiin, ma ogtahay in sacuudiga iyo imaaradka diyaaradahooda aysan soo
gaari karin yaman oo ay daris yihiin waa xaqiiq kale
0o каа qarsoon?
sanadihii lasoo dhaafay ee dagaalada darani ka
aloosnaayen yaman dagaaladaas waxaa ka qayb
galay xulufo uu sucuudigu hugaaminayo iyagoo
duqaymo cirka ah ka fuliyey wadankaas ujeedada
ay dadkaas masaakiinta ah u dugaynayeen ayaa ah inay bal tihaabiyaan hubka reer galbeedku ga gaday qaabka ay tayadoodu tahay waxaa la yaab noqotay,
in diyaaradihii sacuudiga ee duqaymahaas fuliyey
ee yaman soo duqeeyey ay awoodi waayen inay kusoo laabtan garoomadii ay ka duuleen ee
sacuudiga. kolkaasna uu maraykanku uu ka
Caawiyey inay dib usoo laabtan isagoo hawada
shidaal ku siinayey.
dunidi baa yaabtay iyo sacuudigii diyaarahaas laga
gadayba.
lasoco qaybta labaad.