Siiarag madia

Siiarag madia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Siiarag madia, News & Media Website, Jigjiga.

Gargaarkii ugu horreeyey ee caafimaad ayaa maanta gaadhey magaalada Maqalle ee caasimadda dawlad deegaanka Tigreega.Muca...
16/11/2022

Gargaarkii ugu horreeyey ee caafimaad ayaa maanta gaadhey magaalada Maqalle ee caasimadda dawlad deegaanka Tigreega.

Mucaawinaddan oo ahayd daawooyin iyo agab kale ee caafimaad ayaa ka timi ururka Laanqayrta cas.

Gobolkan oo noqday goob colaadeed ayaa laga soo sheegay xaalad caafimaad oo aad u daran taas oo ka dhalatay dagaalladii riiqda dheeraaday.

Dadka Tigreega oo hadda ka mida Bulshooyinka ugu nolosha liita Itoobiya ayaa mar ahaan jiray dadka ugu ladan dalkaas, maaddama oo ay haysteen xafiisyadii dawladda iyo dhammaan mashaariicdii dalka ka socotay.

07/11/2022
04/06/2020

Muuqaal murugo leh!
11 saacadood ayuu meydkaasi yaalay waddada agteeda oo aanay cidina qaadin, ilaa shacabkii iyo dhallinyaradii ay galabtii xidheen waddada kadibna ay ciidan sidaa ku yimaaddeen laguna qaaday.
Waxaabase ka sii daran in ciidankii dhallinyaradii sama doonka ahaa ay la dagaalameen ooy dhibaato u gaysan gaadheen ba.

KACDOON KA DHASHAY MAXBUUS OO KA BILOWDAY DJIBOUTIMagaalada Jibouti ee caasimadda waddanka Djibouti, ayaa saaka oo Khami...
04/06/2020

KACDOON KA DHASHAY MAXBUUS OO KA BILOWDAY DJIBOUTI

Magaalada Jibouti ee caasimadda waddanka Djibouti, ayaa saaka oo Khamiis ah waxaa ka bilowday, dibax-baxyo lagu dalbanayo in xabsiga laga sii daayo nin askariya oo u xiran dowladda.

Askariga xiran oo duulliye ah, magaciisana lagu sheegay Fu’ad Yousuf Ali, ayaa hadal-hayntiisu baraha bulshada qabsatay, kadib markii uu muuqaal isaga soo duubay gudaha xabsiga, isagoo sheegay in lo gaystay dulmi ,islamarkaana uu ku dhex xiranyahay suuli aad u nadaafad-xun oo bahalo galeen ah.

Maxbuus Fu’ad, ayaa sheegay in markii h**e xabsiga loo geliyay, kadib cabasho uu ka muujiyay dulmi ka haystay saraakiisha isaga maamula, balse taas beddelkeeda, isagii xabsi suuliya lagu illaaway halkaasna uu silic iyo dayac ku haysto.

Sidoo kale, xaaska maxbuuska xiran oo muuqaal soo duubtay, ayaa shacabka Djibouti ka dalbatay, in ay garab istaagan iyada iyo saygeeda, oo sida ay sheegtay dulmi iyo xaq-darro ku xiran.

Dowladda Djibouti weli k**a hadlin dhacdadaaas, oo saacadihii u dambeeyay baraha bulshada qabsatay, inkastoo la soo sheegayo in ay saaka awood ciidan u adeegsanayso shacabka dibax-baxyada dhigaya.

Madaxweynaha mudada dheer maamulayay Djibouti ee Ismaïl Omar Guelleh, ayaa marar kala duwan lagu eedeeya xad-gudubyo ka dhan ah xuquuqda insaanka, kuwaas oo u badan xabsi iyo ciqaab la mariyo kooxaha mucaaradsan dowladdiisa.

Mudane Guelleh, oo markii u horraysay xilka madaxtinimada Jibouti ku guulaystay sannadkii 1999, ayaa saddex jeer oo dambe dib loo doortay sannadihii 2005, 2011 iyo 2016, waxaana dhammaan doorashooyinkaas lagu tilmaamay kuwa uu ku shubtay.

Qore: sharmake maxamed

29/04/2020

Ururka lagu magacaabo ( AMARA NATIONAL MOVEMENT) ama dhaqdgaqaaqa Qaranka Amxaarada Qoraal uu qeeybiyey waxuu ku xusay in :-

1) La sameeyo Dawlad ku meel gaadh ah oo ay ka kooban yihiin dhammaan Xisbiyada iyo Ururada siyaasiga ah ee ka dhaqdhaqaaqa guud ahaan dalka lagu magacaabo Ethiopia waa Gumeysiga Abyssinia.

2) In Dastuurka hadda jira isbeddel lagu sameeyo gaar ahaan 15 qodob kamid ah mesha in laga saaro.

Waxaan ka soo qaadayaa qodobadaa kuwa ugu muhiimsan oo ay u dhigen in sidan lagu sameeyo.

-Cinwaanka dastuurka ee ku xusan Qomiyad, qoomiyado iyo shucuubta Ethiopia waa erey bixin nidaamkii hantiwadaagga iyo shuuciyadda waa in laga saaraa meesha laguna beddelo Dastuurka Dalka Ethiopia.

- Luqada Dalka waa in lagu soo cesho in ay tahay oo keli ah midda AMXAARIGA.

- Calanka dalku waa in uu noqda mid ka kooban oo keli ah saddexda midab ee Cagaar, Jaalle iyo guduud lagana saaro xiddigta dhexda ka muuqata.

- Waa in la baabiyo nidaamka Qowmiyadaha ku dhisan ee kililada , laguna beddelo nidaam kilil oo ku dhisan Juqraafiga, Qowmiyadaha,,luqada iyo diimuhu loo simanyahay. Haddii kale sida uu hadda yahay waxuu u muuqda qaabka la yidhaah Confederation.
Sidan hadda loo sameeyey waxaa dhib weeyn ku qaba Qowmiyadda Amxaarada oo degaano iyo megaalooyin ay iyagu lahaayeen lagu duudsiyey. Waxaa kamid ah Metekel ( Binushangu) Harar, Nazret,Dire Dawa, Awasa,Debrezet iwm intaba waxaa ugu shacbiyad badan qowmiyada Amxaarada, haddana waxba looga ma oggolo.

- Waa in megaalada Addis Ababa iyo Dire Dawa loo aqoonsada caasimada Xukuumadda Federalka. Nidaamka 40:40: 20 ee lagu duudsiyey dadka Amxaarada oo Dire Dawa iska leh uguna badan in la joojiyo. Waa in ay mesha ka baxdo sheegashada Oromada iyo Somalida ee Dire Dawe iyo Danaha khaaska ee Oromada ee Addis Ababa la joojiyo lana laalo sharciyadaa.

- Qodobka 39 ee Aaya ka talinta iyo gu'itaanka waa in mesha laga saaro. Ethiopia waa hal mana ay jirto dal ay qowmiyad gaar ah u sheegan karto.

- Golaha Federationka waa in qaab kilileedka ku dhisan Juqraafiga ee la sameeynayo ay si siman kilil walba tiro isleg loogu metelo.

-Ururka Amxaaradu in uu doorasho ka soo galo meel kasta oo Amxaaro iyo taageerayaashiisu deggan yihiin marka codka uu helo in loo beddelo boqolleeyo codadka ururada tartamey inta uu urur walba ka noqdo in uu xubnaha Baarlamaanka kuraasta helo.

-Qofka in la qiimeeyo xuquuqdiisa Sinjiyadda ee aan la qiimeeyn Qowmiyadda. Amxaarka mesha uu ku dhashey ay dalkiisa noqota xuquuqdiisana uu ku helaa oo aan loo riixin kilka Amara oo uusan u dhalanin.

-Waa in kililada lagu magacaabo magac Juqraafiyadeed oo laga guuro midka hadda ee qowmiyadaha.

Qodobada ayaa ugu muhiimsan waxyaabaha innaga inaga khuseeya una baahan in aan arrimaha ula soconno si dhifoonaani ku jirto.

Guusha waxaa uska leh shacabka Gobanimadoonka ah.

Qore:- Namus Yurub.

Siyasad xumada iyo hagitan laanta shacbak iyo luminta fursadaha shacabka sofodsaray waxa lumiyay qorshayal badan oo umad...
27/04/2020

Siyasad xumada iyo hagitan laanta shacbak iyo luminta fursadaha shacabka sofodsaray waxa lumiyay qorshayal badan oo umada waxtar ulaha madaxda deganka somalida ugu h**eyo kusimaha deganka somalida mustafe muxumad cumar shacabka iyo rajadi umada wuxuu kubadashay kursi usan kuwaraynin islamarkasna usan garanayn wakhtigay aykaqadayan kuwi isaga magacabay
Kusimaha waxan kacodsanayna inuu sida ugu dhakhsaha badan usidayo cabdiqadir bisle oah muwadin somaliyed

10/04/2020

Bal adiguna naladawo Ada yabi done

Cumar faruq haduu onlf difaci iyo hadu afka kawareri midna k**a dhigno inuu yahay afhayenka xukumadee siyasada hakukala ...
10/04/2020

Cumar faruq haduu onlf difaci iyo hadu afka kawareri midna k**a dhigno inuu yahay afhayenka xukumadee siyasada hakukala bodina

Gafdid khalif miyaa lagu xidhay bartay misa waxana ogaynba jira?  Waxan aad oga xumahay xadhiga logaystay walalken gafdi...
16/03/2020

Gafdid khalif miyaa lagu xidhay bartay misa waxana ogaynba jira?
Waxan aad oga xumahay xadhiga logaystay walalken gafdid khalif oo aha qor kamida dadka fara kutiriskaah ee qoralkodu yahay mid bulshada udhaxeya ahayna mid xad gudub iyo waxyaba kale kujirin wadanka itobiyo dhan aya madax banani siyay saxafada iyo xoriyatul qowlka

07/03/2020

Talisyahow wareersani war li'idaa, walle war li'idaa, Abiyoow war li'ida.

Gumastuhu wuxuu Wa cadkii inuu umada tariikhdeda kuxadgudbo iyo shraftoda iyo waliba jiritankoda wan cadada gumaystaha m...
05/03/2020

Gumastuhu wuxuu Wa cadkii inuu umada tariikhdeda kuxadgudbo iyo shraftoda iyo waliba jiritankoda wan cadada gumaystaha madow

22/02/2020

Maanta oo ah 22 Feb. Waxat sida qardhaastii ugu suntantahay qalbiganaga, maalintii WARDER ee difaaca Gobanimada, Sharafta iyo karaamada.

Waa maalintii shacabka Somaalida Ogadenia ee megaalada Warder ay xaqiijiyeen Himadooda. Waa maalinkii ay markhaati fureen in ay diyaar u yihiin in ay xorreeyaan ciddooda daahirka ah. Waa maalintii Gumeysigii Doolka ahaa ay u dhigeen dersin aan ka maqnaaneeynin xusuusaha taariikhda. Waa maalintuu hungoobey kaliteliye Meles Zenawi.

Waa maalintii cid walba ay yaqiinsatey ogadenia waxay tahay iyo calool adeygga geesiyaasha gabadh iyo wiil, carruur iyo ciroole ee u shihiidey difaaca dalkooda, diintooda, dadkooda, sharafkooda iyo karaamadooda.

Waa hubaal ha waado , ha waado dalka wiil wallee lahaa ayaa leh. Wuuna yeelan!!! Ogadenia wey xoroobi INSHA ALLAH, TAALLOOYINNA WAA LA INIIN DHISI DHIIGGIINIINA MEEL LA'AAN DHICI MAHAYO!!!

Guul iyo Gobanimo!!!

Qore: Namus Yurub

21/02/2020

Igu sawirta cusub ee mamulka kusimaha ukayahay mustafe cagjar sawiro lagalay laguma kasbado shacabka somaliyed lakiin waxqabad muqda lagu kasbada wa hadii inyara ididnku jirto dhig wada niyaded iskajira dabinada laidin qolayo
Dhuxun network by cabudhis diid

Danta shacabka waloga tagi kara wana lojoga lakiin wiilkanyare melaha qurbaha kanacnaclayn siaysad mayaqne umada benta h...
20/02/2020

Danta shacabka waloga tagi kara wana lojoga lakiin wiilkanyare melaha qurbaha kanacnaclayn siaysad mayaqne umada benta hakadayo

Onka iyo dhibta bulshada kamuqta waxad moda inay kuwada melkale bahjadka umada marna waxa lagu sharfi ajanib umadi xqa u...
20/02/2020

Onka iyo dhibta bulshada kamuqta waxad moda inay kuwada melkale bahjadka umada marna waxa lagu sharfi ajanib umadi xqa ulahaydna cafimad iyo biyo midana mahaysato kabaqad nimada waxa laga dhaxla xabsi sidii kuwii h**e

19/02/2020

For long time u were thinking to be a one nation nd tht is goin to be dream only, if u didnt come out nd protest on farmajo nd muse bixi in Thursday meeting in hargeisa. I m warning u, dont make halal the blood tht was shaded before by his uncle , remember tht no one had cared for those people but now why they r caring?? think deeply i m talking to the youth of the somaliland
Wake up before things come to end nd u become slave for farmajo nd his stupid friend i.e ethiopia nd eriteria...
They r running after the port nth else nd even the UAE tht used to be ur friend is now supporting them, think deeply , if u want to be free nd hv there own nation , try to become free from the mind coz they r goin to enslave u by mind game....

16/02/2020

Xikmaddihii iyo odhaahihii Imaamu Shaafici AHUN.(Asaasahii mad-habka Shaaficiyadda)

1: Qofka wax laga caroodo lagu sameeyo, oo aan caroonini waa dameer.Qofka loo sameeyo wax lagu raalli noqdo, oo aan raalli noqon isagu waa shaydaan.

2: Dadkoo oo loo wada furnaadaa, waxay ku dhaxalsiisaa saaxiibo xun.Dadka oo laga xir-xirnaadaana, waxa laga dhaxlaa colaad. Hanna wada furnaan, hanna wada xidhnaan .

3: Aqoonta ficil la'aanta ahi, waa isla weyni.

4: Binu-aadamka oo dhami way dhintaan, marka laga reebo kuwa aqoonta leh.

5: Qofka jecel in Alle qalbiga u furo, xikmadna ku arsaaqo;
Cidladda ha badsado, cuntadana ha yaraysto, laba qolona yaanu raacin (dadka maan-gaabka ah iyo culimada kuwa aan anshaxa iyo caddaalada lahayn)

6: Ruux kasta oo aan siiyay qadarin aanu mutaysan, waxa uu qadarintaydii lumiyay in le'eg intii aan ku korddhiyay maamuuskiisa.

7: Haddii aad aniga si gooni ah iigu nasteexayso, waad ii naseexeysay.Haddii aadse dadka hortooda iigu naseexeyso, Waad i fadeexadaysay.

8: Khaladka iska nac, balse ha nicin qofka sameeyay.

9: Ninka u maleynaya inuu ka nabad galayo dadka carrabkooda, Kaasi Waa waalan yahay.Alle ayay dhaheen, labo Ilaah ayuu saddex ku yahay (Subxanallah).

Nabiga ayey dhaheen, waa nin waalan, sixiroole.
Marka ma umalaynaysaa inaad adigu ka nabadgeleyso. Cidna ha u joojine, Waddada Alle hayso.

10: Qofkii dadka hadalladoodda kuu keena, hadhow buu adna hadal kaa qaadaa. Qofkii dadka kugu ag xanta, hadhoow buu adoo maqan ku xantaa. Qofkii markaad raalli galisid kugu sheega wax aadan ahayn, hadduu hadhoow kaa xanaaqo wuxu kugu sheegi wax aadan ahayn.

Fadlan walaal adigoo mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

Qalinkii: Maxamed Deeq Darajo.

10/02/2020

The richest person in the history of the earth was Mansa Musa du mali (Black)
- The greatest Pop musician was Michael Jackson (Black)
-The greatest jazz singer "The famous Aretha Franklin. (Black)
- The greatest footballer was Pèle (Noir)
- The biggest boxer was Muhammed Ali (Black)
- The biggest and richest golfer is Tiger Woods (Black)
- The greatest Basketball player was Michael Jordan (Black)
- The biggest runner and only world record is Usain Bolt (Black)
-The biggest female tennis player is Serena Williams (Black)
- The biggest Hip Hop artist was 2 PAC (Black)
-The greatest philosophers were Malcolm X and Martin Luther King Jr (Blacks)
- The greatest Reggae artist was Bob Marley (Black)
-The most educated President was Robert Mugabe (Black)
- The world's greatest President was Nelson Mandela (Black)
- the man who successfully carried out the American space shuttle to the moon was called "Arineitwe" a Ugandan (Black)
- The most famous of the generals was Colin Luther Powell (Black)
- The great surgeon in the world is Ben Carson (Black)
- The greatest Medical invention .. The revolutionary robot used in brain surgery by the Franco-Beninese Bertin Nahum (Black).

* The next great person is You! *
* Stop thinking that white people are superior to Us. * * Black people are not the lowest in this world either! *
* Start to discover the superiority in You. *
* Let us wake up dear African brothers. *

Qore: Mohame siraj

09/02/2020

Gumaystaha lagaraye dadka lagumaystaha maxa uqorshaysan?

Casha sharaf miya umada hormar lagu gadhsiyaa srtv umada daneheda haka hadasha xisbi malahee wa tv degane    Xasan cige ...
07/02/2020

Casha sharaf miya umada hormar lagu gadhsiyaa srtv umada daneheda haka hadasha xisbi malahee wa tv degane
Xasan cige isk**alaha

Madax waynaha deeganka somalida iyo Siyasi cabdiraxman oka baratamaya xaga nadifinta guryaha ????
07/02/2020

Madax waynaha deeganka somalida iyo
Siyasi cabdiraxman oka baratamaya xaga nadifinta guryaha
????

Xaqayowga dalka itobiya aya kulanay yesheen udortay gudomiye wiilka hos idinka muqda
06/02/2020

Xaqayowga dalka itobiya aya kulanay yesheen udortay gudomiye wiilka hos idinka muqda

03/02/2020

khalad wixii bulshda Lola tago aysan aqbalin ayna yelin dulmiga iyo kalqaybinta uu ula tagay mamulka kusimah ihi

Dugsi malaha qabyaladi waxay dumisa moyeene
27/01/2020

Dugsi malaha qabyaladi waxay dumisa moyeene

26/01/2020

kaashanaya booliska gaarka ah ee Oromiya.
SDM


FacebookWhatsAppTwitter

Share

Ethiopia

Post navigation

Cudur Halis Ah oo Dunida Kadilaacay Iyo Walaac Laga Qabo

Related posts



January 23, 2020 admin 0

Cudur Halis Ah oo Dunida Kadilaacay Iyo Walaac Laga Qabo

waxaa dunida ka dilaacay xanuun cusub oo lagu magacaabo CORONA VIRUS, markii ugu horaysay waxaa lagu...

Ethiopia

HCTV Waa in laga mamnuucaa deegaanka sidii UNIVERSAL TV.UNIVERSAL h**ey ayuu danbiyo inooga galay laakiin hada dagaalba ...
23/01/2020

HCTV Waa in laga mamnuucaa deegaanka sidii UNIVERSAL TV.
UNIVERSAL h**ey ayuu danbiyo inooga galay laakiin hada dagaalba muunan wadin.
HCTV h**ey wuxuu ahaa gacmihii cadawga hadana wuxuu bilaabay inuu reeraha isku dhufto.
Hargaysa kulaabo iyo meeshii odayaashu siyaasada jaangoyn jireen.

Beenta saxafada ayaa hada Sii gudbaysa. Saxafad dhadhaxada aya wanagsan Horn Cable TV Intin aluu
22/01/2020

Beenta saxafada ayaa hada

Sii gudbaysa.

Saxafad dhadhaxada aya wanagsan

Horn Cable TV
Intin aluu

?
21/01/2020

?

Mawaxay kulatahay caqligaga inan kugu tagero cabdi salanow waaninka sawirkisu Idiin muqdee inan sidhibyar kugu dhoho hal...
16/01/2020

Mawaxay kulatahay caqligaga inan kugu tagero cabdi salanow waaninka sawirkisu
Idiin muqdee inan sidhibyar kugu dhoho halgamaa sababto ah iskudirada umada somaliyed iyo Kala gaynteeda aya kuqadatay qarash yarod ku ibsatay sumcadi bilaadan tinomo wana kawar qabaa sidad kuqadatay iyo gortad qadatay
Waan kufahanay inadkalaqaybinta shacabka aad usoo xaydatayee
Adiga unbay kugu koban walee

Ruux kale masamaynayso waxba halgama haiska yeelyelin halgama nimadu maaha

Kalagaynta umada iyo dilal nimada umada somaliyed Eee iska ahow maxan jecel Kala dila bulshada somaaliyeed

Shacabku wuyaqana danihisa iyo gobanimadisa inshalah xornimadu hawarto

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siiarag madia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share