SOS News

SOS News Fadlan na soo raac si aad u hesho Warar, Warbixino, Waraysiyo, Sheekooyin Muuqaalo iyo Dhacdooyinka waqtigaas taagan. Follow us for more news.

News Media plattform

Morocco 🇲🇦
10/12/2022

Morocco 🇲🇦

Maantoo kale 14-kii October 2017-kii ayuu dhacay qaraxii Soobe oo ay ku nafwaayeen in kabadan 587 qof halka dhaawacuna u...
14/10/2022

Maantoo kale 14-kii October 2017-kii ayuu dhacay qaraxii Soobe oo ay ku nafwaayeen in kabadan 587 qof halka dhaawacuna uu kor u dhaafay 600 oo qof.

Subax wanaagsan Saaxiibayaal.
29/09/2022

Subax wanaagsan Saaxiibayaal.

Golaha Shacabka ayaa fadhigoodii saaka oo ku ansixiyey golaha wasiirada Xukuumada cusub ee Soomaaliya kadib markii 229 x...
07/08/2022

Golaha Shacabka ayaa fadhigoodii saaka oo ku ansixiyey golaha wasiirada Xukuumada cusub ee Soomaaliya kadib markii 229 xildhibaan ay codka kalsoonida siiyeen xidhibaanada soo xaadiray kulanka saaka ayaa ahaa 237 Mudane.

Kala-fadhiga 3-aad ee Golaha 6-aad Baarlamaanka DDD oo saaka furmay.Ajandaha kala fadhiga 3-aad sanadka 2-aad ee  golaha...
30/07/2022

Kala-fadhiga 3-aad ee Golaha 6-aad Baarlamaanka DDD oo saaka furmay.

Ajandaha kala fadhiga 3-aad sanadka 2-aad ee golaha 6-aad ee baarlamaanka dowladda deegaanka soomaalida.

1: Ansixinta hadal qoraaleedka kala-fadhigii labaad.
2: Dhegaysiga iyo ansixinta warbixinta waxqabadka xukuumadda ee DDS. SM 2014 T.I.
3: Dhegaysiga iyo ansixinta warbixinta xafiiska golaha xildhibaanada ee DDS. SM 2014 T.I.
4: Dhegaysiga iyo ansixinta warbixinta Maxkamadda guud ee DDS. SM 2014 T.I.
5: Dhegaysiga iyo ansixinta warbixinta Hanti-dhowrka guud ee DDS. SM 2014 T.I.
6: Dhegaysiga iyo ansixinta warbixinta wakaaladda SRTV. SM 2014 T.I.
7: Ansixinta bayaanada kala duwan oo uu ugu h**eeyo bayaanka Miisaaniyadda 2015 T.I.
8: Ansixinta astaanta golaha xildhibaanada DDS.
9: Magacaabista.

17/07/2022

Madaxa Warbaahinta JTN TV Marwo Ayaan Shukri.

Dawladda Somaaliya ayaa ogolaatay in Kenya ay dib u billawdo duulimaadyadii ganacsi ee qaadka Soomaliya ayaa taas badalk...
15/07/2022

Dawladda Somaaliya ayaa ogolaatay in Kenya ay dib u billawdo duulimaadyadii ganacsi ee qaadka Soomaliya ayaa taas badalkeeda iyadana Kenya u suuq gayn doonta kalluunka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka eretariya ayaa l...
10/07/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka eretariya ayaa la kulmay ciidankii tababar ka ku qaadanayay dalkaasi eretariya ciidankan ayaa dawladdii h**e aad loogu mucaaraay kadib markii ay soo baxeen warar sheegayay xilligaasi in ay ka qayb qaateen ciidankani dagaalkii waqooyiga Itoobiya.

Iyadoo siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Soomaalida oo uu kamid ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ciidankan salaan sharaf ka qaatay xilligaasi ay ku andacoonayeen in ciidankani ku dhamaaday colaadii ka aloosnayd gobolka Tigray ee woqooyiga Itoobiya dagaalkaas oo ay dawladda dhexe ee Itoobiya la gashay kooxda TPLF ee maamulaysay gobolkaasi.

Golaha Wakiilada Shacabka dalkan Itoobiya ayaa ansixiyay Miisaaniyadda dawlada ee sannadka 2015-ka T.I Caddadka Misaaniy...
07/07/2022

Golaha Wakiilada Shacabka dalkan Itoobiya ayaa ansixiyay Miisaaniyadda dawlada ee sannadka 2015-ka T.I Caddadka Misaaniyadda ay Goluhu Maanta ansixiyeen ayaa dhan 786.6 Bilyan oo Birr.

Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayay koox hubeysan weerar ku qaaday xilli uu marayay gobolka uu kasoo jeedo ee Kat...
06/07/2022

Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayay koox hubeysan weerar ku qaaday xilli uu marayay gobolka uu kasoo jeedo ee Katsina ee waqooyiga dalka Nigeria.

Madadaxwayne Buhari ayaa ku sii jeeday Magaalada Daura ee uu kasoo jeedo Mohamadu Buhari ayaa la filayaa in munaasbada Ciidul Adxada uu kula debaaldego dadwaynaha Magaalada Duara.

Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Magacaabis Cusub Sameeyay Masuuliyiinta la magacaabay waxaa kamid ah Wariyaha Caan...
03/07/2022

Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Magacaabis Cusub Sameeyay Masuuliyiinta la magacaabay waxaa kamid ah Wariyaha Caanka ah ee Farhan Jimale oo ka tirsanaa BBC Somali.

Bangiga Dhexe ee  Jamhuuriyada Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay warqadda ogolaanshaha siiyay Bangi...
03/07/2022

Bangiga Dhexe ee Jamhuuriyada Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay warqadda ogolaanshaha siiyay Bangiyada caalamiga ah ee kala ah Misr oo laga leeyahay dalka Masar iyo bangiga Ziraat ee dalka Turkiga.

Awoodda quwadda korontada magaalada Jig-jiga oo h**ey u ahayd 12 MVA oo aan wax isbaddal ah lagu samaynin muddo 17 sanno...
03/07/2022

Awoodda quwadda korontada magaalada Jig-jiga oo h**ey u ahayd 12 MVA oo aan wax isbaddal ah lagu samaynin muddo 17 sanno ah ayaa hadda lagu soo kordhiyay 31 MVA.

Madaxweynaha DDS Mustafe Muxummed Cumar iyo Eng. C/llaahi Abshir Maareeyaha quwadda korontada laanta Deegaanka Soomaalida ayaa si wadajir ah xadhigga uga jaray ballaadhinta lagu sameeyay xarunta quwadda korontada ee Jig-jiga.

Allah ha u naxariistee Waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyootay fanaanada Khadra Daahir Cige.
02/07/2022

Allah ha u naxariistee Waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyootay fanaanada Khadra Daahir Cige.

29/06/2022

Caasimada Degaanka ee jigjiga.

Ramadan kariim.
20/04/2022

Ramadan kariim.

30/03/2022

Madaxweynaha xidhiidh ka ciyaaraha DDS Cabdifatax Siciid.

"Sida uuna u soconaynin ee uu sharciga u baal marsan yahay garabka sixitaan ka PP ayuuna isna u soconaynin garabka sixit...
16/03/2022

"Sida uuna u soconaynin ee uu sharciga u baal marsan yahay garabka sixitaan ka PP ayuuna isna u soconaynin garabka sixitaan ka ee ONLF xukuumaduna way ku qasbantahay fulinta sharciga." Sidaas waxa yidhi Wasiir ku Xigeenkii h**e ee Xafiiska Ciyaaraha Iyo Dhalinyaradda Ee DDS Mudane Ibrahim Abdikadir .

Address

Road1
Jigjiga

Telephone

+251937766885

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOS News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share