Wariye Essa kaire

Wariye Essa kaire Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wariye Essa kaire, News & Media Website, Dire Dawa.

Qofba ma joogo๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜
10/04/2024

Qofba ma joogo๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜

08/04/2024

wa qaar ka mid ah dadka muslimka ee haybad ahan ka so jeeda deganka ahmarada oo ay leysay kooxda argagixisada ee fano

Dhacdadani ma aha mid ugub ah ee way so lalamatay, kooxdan ayaa aminsan in itobiya ay tahay meel si gaar ah ay u leyihiin dadka dinta Orthodoxka aminsan oo ay yihin dadka kale so galayti.

Mudoyinkii u danbeyey ayey sheegayan in ay dagal kula jiran dawlada itobiya walow ay u so cadan dawlada waxa ayna dilayaan kaliya dadka biri magayda marka ay falalka sameyana waxa ay ku dhex milmayan shacabka.

Dadka muslimka ah ee ka so jeeda degankan ayaa inti h**e tagersana kooxdan, musliiminta itobiyada kale ayaa arintaasi ad uga dhidhiyey.

06/04/2024
28/03/2024

Roob weyn oo ka da'ay magalo madexda jabuti ayaa geestay khasare nafeed iyo mid hantiyeedba.

Diyaradaha qumatiga u kaca ee helicopterka ayaa ku jira badbada dadka u da'adku qaday, ilahay naxaristo jano ha siyu inta ki dhimatay.

Xoornimadisa ayu dib u helay kadib xadhig qatay in kabadan bil.
18/02/2024

Xoornimadisa ayu dib u helay kadib xadhig qatay in kabadan bil.

INNAA LILLAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN Allah naxariistii jano haka waraabiyo qabrigana ha u nuuro oo ha u waasiciyo, M...
18/02/2024

INNAA LILLAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Allah naxariistii jano haka waraabiyo qabrigana ha u nuuro oo ha u waasiciyo, Marti la jeclel yahay alle ha ka dhigu adero YUUSUF MUUSE DHEERE oo ku geeriyoday magalada dirdhabe xafada 1aad.

Adeero Yuusuf muuse ayaa ahaa oday udub dhaxaada mansab iyo magac dheerna ku lahaa guud ahaan geyiga somaliyed

Hamdiyaa Ahmed Abdullee was the first woman to host an Afan Oromo radio program in Mogadishu, Somalia in 1972. She was o...
14/02/2024

Hamdiyaa Ahmed Abdullee was the first woman to host an Afan Oromo radio program in Mogadishu, Somalia in 1972. She was only 18 years old and a married wife with many responsibilities. She worked in the radio program from 1972 to 1975, after coming to Mogadishu from Dire Dawaa to visit her husband who was imprisoned in Somalia.

She was in charge of reading the letters that listeners sent to the radio program from their homeland.The radio program featured segments such as: Haasaa maanguddoo (Eldersโ€™ wisdom), Filannoo xalayaa (Letters and messages), Sirba qabsoo (Inspirational music for resistance), and Geerarsa (Cultural and patriotic poetry).

Hamdiyaa eventually returned to Dire Dawa, where she passed away.

Masakintan kuwa ka masulka ah  side u seexatin?
01/02/2024

Masakintan kuwa ka masulka ah side u seexatin?

28/01/2024

"Ciyarta magaceeda ayaa la iska raba"

"IN aan niga dhashay farxad bay i tahay"Horta manta waxa aad tusteen qabailada nala dagan, in aad tihin ciyartoyada ugu ...
27/01/2024

"IN aan niga dhashay farxad bay i tahay"

Horta manta waxa aad tusteen qabailada nala dagan, in aad tihin ciyartoyada ugu fican ismamulka, laba waxa kale oo ad barteen sida aad mid u tihiin oo runti wax aad lugu farxo ah.

Tarikhda inta aan dirdhabe ku dhex noola wa marki ugu horaysay 4 koox oo no khas ah an kaga qeybgalno divisionka, inkasta oo aad naga helin tageerida saxda ah, hadana waxaad tihin kuwa qulubteena farxad ka buuxiya.

20/01/2024

Xulka qaranka Senegal โ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธ

16/01/2024

" Kadib Marki ay raga somaliyeed ay ku yaceen Morocco, haweenka aya gestooda furka tuuray๐Ÿ˜๐Ÿ˜"

*Nin aan talada goyn jirin maxaGalabta loo dhibay, xiilkeedi bulsho gabtay, maxa guurti lagu sheegay,Gumaystuhu nimo dha...
05/01/2024

*Nin aan talada goyn jirin maxa
Galabta loo dhibay, xiilkeedi bulsho gabtay, maxa guurti lagu sheegay,
Gumaystuhu nimo dhalay maxan geesi ugu yeedhay*..........
**************************************
Wa marki laabad ee haldoor ka soo jeda magalada somaliyeed ee dirdhabe oo buug qoray "bulshada horumartay wa bulshada qadarisa sona dhawaysa aqoonyahankeeda, tarikhda dirdhabe buugas malinti la daahfurayey, goob jooge ayaan aha lakin sida aan u xishooday waligay uma aan xishoon inta aan noola, waxa aan moodi jiray in bulsho waxbaraatay ay dagan tahay magalada oo fahmi karta dhibta loo maro marka buug la qorayo, hadan khaldanayn 60 qof k**a so qeybgalin dahfuurka buugasi,......marka aad alaybade iyo goobaha aan dagan nahay martiidna waxa dhalin labisan ee shaha cabaysa, waxad is odhan reerku oo nimcaystay.

Fadlan
Wa qoora dhalinyar waxa qoray buugan, BAQA ANSHAXA, han dhiri galino han soo buux dhafino hoolka al hilal hotel, malinta axada haddi ebbe idmo, bugana ibsada oo akhriya, sii an u helno dhalinyar kale oo ku dhirada qorista bugaan kale.
Mahadsan tihin.

Ethiopia: ayaa heshay bad ay si gaar ah u isticmasho, raiselwasaraha dalka itobiya oo ka falceliyey ayaa yidhi" waxkale ...
01/01/2024

Ethiopia: ayaa heshay bad ay si gaar ah u isticmasho, raiselwasaraha dalka itobiya oo ka falceliyey ayaa yidhi" waxkale maxa la odhan kara wa alle mahadi"

Muqdisho: Kulan deg deg ah oo ay yeelan doonaan golaha wasiirada xukuumadda federaalka Somalia oo loga hadli doono heshi...
01/01/2024

Muqdisho: Kulan deg deg ah oo ay yeelan doonaan golaha wasiirada xukuumadda federaalka Somalia oo loga hadli doono heshiiska maanta dhexmaray soomaaliland iyo Itoobiya ayaa bari ka dhici doono guud ahaan ba umada somaliyeed ayaa isha ku haysa waxa ka so bixi doona kulankaasi.

Raysal wasaare h**e Xasan Cali Kheyre ayaa yidhi: "Waxaan si xooggan u cambaareynayaa heshiis ku sheegga ay Addis Ababa ...
01/01/2024

Raysal wasaare h**e Xasan Cali Kheyre ayaa yidhi: "Waxaan si xooggan u cambaareynayaa heshiis ku sheegga ay Addis Ababa ku gaareen ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed iyo madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaas oo ah xadgudub weyn oo lagula kacay Qarannimada Soomaaliya. "

30/12/2023

Camalka unba cadeye ๐Ÿ˜„๐Ÿ˜„๐Ÿ˜„๐Ÿ˜„

"Wa'a cusub ayaa noo baryey"***************************************Tarikhda kubada cagta ee ismamulka dirdhabe hadan dib...
27/12/2023

"Wa'a cusub ayaa noo baryey"
***************************************
Tarikhda kubada cagta ee ismamulka dirdhabe hadan dib ugu lamano,waxa aan lahayn dhalinyarada ugu firfircon kaga so bilaw 1950 mayadki ila hada, inkasta oo dhalinta kubada ciyarta ay la kulimi jireen bahdil hadana gashanka ayey u daroren u waxa magaladan ka so baxay halyeyu qarada afrika magac iyo martabad ku yeshay(ismacil garile)(yare agoon budhiste) iyo qaar kale oo badan hasa ahate waxa ay martabad iyo mamus ay ka waayeen dadki iyo dawladi ay u garba belayn.
HADA, 4 koox oo an kala dhicin ayaa tartanka nogu jirta dhalinyaro mustaqbal leh oo da'adodo ka yar tahay 25 ayaa xirfad an waligeed laga arag kubada cagta ee ismamulka so bandhigaya.
Waxase murug ah in ay ka dhasheen bulsho weli adhi jiir ah oo an waxba ka aqoon xadarada kubada cagta, tageero laan bahsan ayaa haysata, halka kooxaha qaar ee ay leyihin qomiyadaha nala dagan loo qondeyey 5 milyon oo birr, :::: geesiyal aya tihin dhalinyaro waxan mar walaba ku raxaysana ciyaraha qurxon ee aad soo babdhigtan๐Ÿ™

06/12/2023

"beerta adeero ali kare"

Itoobiya ayaa uugu baaqday wadamada ay saaxiibka yihiin inay taageeraan dadaalka ay Itoobiya ku doonayso inay ku yeelato...
02/12/2023

Itoobiya ayaa uugu baaqday wadamada ay saaxiibka yihiin inay taageeraan dadaalka ay Itoobiya ku doonayso inay ku yeelato marin badeed
*******************************************************
Dawlada dalka Itoobiya ayaa ugu baaqday saaxiibada iyo dowladaha xidhiidhka fiican kala dhaxeeyo inay taageeraan dadaalkeeda ku aadan in ay hesho marin badeed.

Hadalka Itoobiya ayaa kusoo beegmaya xili shirka 28-aad ee is bedelka cimilada adduunku uu ka furmay magaalada Dubai islamarkana looga hadlay arimo ku sahabsan wadamada aan badda lahayn.

Diyaaradda Itoobiya oo mamnuucday bac naaneys xun leh oo Soomaaliya laga isticmaaloShirkadda diyaaradaha ee Itoobiya aya...
02/12/2023

Diyaaradda Itoobiya oo mamnuucday bac naaneys xun leh oo Soomaaliya laga isticmaalo
Shirkadda diyaaradaha ee Itoobiya ayaa mamnuucday bac laga isticmaalo wadamo badan oo ay Soomaaliya kamid tahay balse naaneys iyo taariikh xun ku dhex leh gudaha dalka Nigeria.

Bacdaan ayaa gudaha Nigeria waxaa looga yaaqaanaa 'Ghana ha iska baxdo'.

Naaneystaan ayaa timid kadib markii sanadkii 1980 kii ay dawladda Nigeria waddankeeda ka musaafurisay kumanaan soo galooti sharci la'aan ahaa oo badankood ka yimid dalka Ghana.

Dadkaas ayaa xilligii waddanka ka tagayeen waxay alaabahooda ku gurteen bacdaan leh midabada isku jira ee u badan buluuga iyo gaduudka.

Shirkadda diyaaradha ee itoobiya ayaa sheegtay in bacdaan ay saameyn ku yeelato qalabka garoomada diyaaradaha.

Balse waxay shirkaddu sheegtay in bacdaan la isticmaali karo hadii lagu sii dhex rido kartoon ama qolof kale oo adag.

Address

Dire Dawa

Telephone

+251915007222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Essa kaire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye Essa kaire:

Videos

Share



You may also like