Galbeedi media

  • Home
  • Galbeedi media

Galbeedi media Break news

21/12/2022

Horta gobolka sitti yaa uu arimiya talow??

20/12/2022
Dawlada dheexe dalka ayaa duqeysey warbahiinta ku Hadasha afka tplf ee lo yaqan dimsi weyane Duqayntan oo kuso beegantay...
13/09/2022

Dawlada dheexe dalka ayaa duqeysey warbahiinta ku Hadasha afka tplf ee lo yaqan dimsi weyane

Duqayntan oo kuso beegantay xili ay kuu baqaayan xabad joojin lagu doonayo nabadeeynta goobolka tigreega

12/09/2022

WAR DEG-DEGA:- War saxafadeed kasoo baxay Tigreega ayay ku sheegen inay diyaar u yihiin in collaada waqooyi xal nabadeed lagu dhameeyo.Waxayna ku xuseen inay ogol yihiin in la joojiyo dagaallada socda,islamarkaana laga qayb qaato wada haddalo nabadeed.

Tigreegu waxay shaaciyen gudiga ku matalaya wada halada oo uu horkacayo Getachew Reda.

Beesha caalamka[Maraykanka] ayaa waday daddaalo xooggan oo maalmahan socday kuwaas oo lagu doonayo in wada haddaladii lagu noqdo,lana joojiyi dagaallada.

11/09/2022

በውስጥህ ያለውን ለመግለፅ ከፈለግክ እስክርቢቶና መፅሃፍ ተጠቀም ከነዚህ የተሻለ ወዳጅ የለም።
✍️✍️

08/09/2022

ሠላምን በጉልበት ማስጠበቅ አይቻልም፡፡ ሠላምን ማስጠበቅ የሚቻለው በመግባባት ብቻ ነው፡፡

𝐖𝐚𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠 𝐂𝐚𝐲𝐚𝐫𝐞𝐞𝐝 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮𝐠𝐮𝐣𝐢𝐫𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥. 𝐆𝐚𝐚𝐫 𝐀𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐃𝐢𝐫-𝐆𝐮𝐫𝐠𝐮𝐫𝐞 𝐈𝐲𝐨 𝐂𝐢𝐢𝐬𝐞 𝐁𝐚𝐝𝐡𝐭𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚...
07/09/2022

𝐖𝐚𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠 𝐂𝐚𝐲𝐚𝐫𝐞𝐞𝐝 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮𝐠𝐮𝐣𝐢𝐫𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥. 𝐆𝐚𝐚𝐫 𝐀𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐃𝐢𝐫-𝐆𝐮𝐫𝐠𝐮𝐫𝐞 𝐈𝐲𝐨 𝐂𝐢𝐢𝐬𝐞 𝐁𝐚𝐝𝐡𝐭𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫-𝐃𝐡𝐚𝐛𝐚 𝐐𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐭𝐢𝐢1950 Illaa 56

Magaalada Jiro ee xarunta gobolka galbeedka Hararge oo lagu qabtay kulan lagu xoojinayay nabadgelyada iyo iskaashiga 3da...
03/09/2022

Magaalada Jiro ee xarunta gobolka galbeedka Hararge oo lagu qabtay kulan lagu xoojinayay nabadgelyada iyo iskaashiga 3da gobol ee deriska ah.

Waxaana kulankaasi ka qeybgalay hoggaaminta sare ee gobolka Siti ee Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo hoggaaminta gobollada bariga iyo galbeedka Hararge ee Deegaanka Oromada, hay'adaha nabadgelyada iyo amni-sugidda dalka, xubno ka mid ah maamullada degmooyinka Afdam, Erer Gootabiki iyo degmada Ma'ayso ee gobolka Siti.

Waxayna hoggaaminta heerarkeeda kala duwan ee ka qeybgashay shirkaasi si qoto dheer leh ugu gorfeeyeen xaaladda guud ee dhinaca nabadgelyada iyagoona isla meeldhigay in la sii xoojiyo adkeynta hawlaha nabadgelyada, xoojinta xidhiidhka iyo daris-wanaagga labada qoomiyadood ee walalaaha ah ee Soomaalida iyo Oromada, lana sii adkeeyo ka wada shaqaynta hawlaha amniga

Getachew Reda oo kahadlay ciidamada dagaalka kaga jira dhanka Galbeedka Tigray ayaa dhahay sidaan hoose 👇👇👇Afhayeenka xa...
03/09/2022

Getachew Reda oo kahadlay ciidamada dagaalka kaga jira dhanka Galbeedka Tigray ayaa dhahay sidaan hoose 👇👇👇

Afhayeenka xarunta dhexe ee TPLF ahna lataliyaha MW Deegaanka Tigray Getechew Reda ayaa sheegay ciidamada dagaalka kaga jira galbeedka Tigray ee dhanka xuduuda Sudan inay yihiin ciidamadii mulatariga ahaa ee Nabad ilaalinta u joogay Sudan ee kasoo jeeday Qoomiyada Tigreega iyo ciidamo Badan oo dadkii Dagaalka Ka Qaxay ee tigreega ahaa oo Tababar kusoo qaatay dhankaas oo raba inay Geestaas dagaalka kawada ayaa doonaya inay qabtaan gobolka Humera,

Hadaba Si kastaba ha ahaadaane, dagaalkan hada socda oo ah kii ugu cuslaa ee lagu jabiyay ciidamadii ku hardamayay maamulka xukunka haya ee pp iyo ciidamada Eritrea oo isku dhinac ah iyo ciidamada TDF oo ah awooda maanta geeska africa ugu xooga badan oo wacad kumaray inay afka ciida udaraan dhamaan Kooxdan maanta joogta ee gabalkoodu dhacay

Hadaba isku soo wada duuboo Dagaaladu waxay si toos ah uga socdaan oo kala ah xuduuda Tigreegu la wadaagto Canfarta ,
Xuduudka tigreega & Amxaarada,
Xuduudka Tigreega & Eritrea iyo galbeedka Tigray oo dhanka xuduudka suudaan

Hadaba dhamaan.furimahan dagaaladii kadhacay ayaan waxan haynaa cadaymaha muujina inay dhamaan ciidamada TDF guulo lagaadheen ciidamadii Isbahaysiga ahaana lagu jabiyay Taariikhna karaacday❤💪✅❤💪

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galbeedi media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galbeedi media:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share