Garaad tv

Garaad tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garaad tv, TV Channel, Waa page aad kaga bogan kartaan xog xaqiiqa ah oo ku saleysan dhamaan daafaha caalamka, Addis Ababa.

Buskut Dhiiqo qofkii lagu arko isagoo cunaya wuxuu muteeysan karaa Xabsi.Qaramada Midoobay ayaa digniintii u dambeeysay ...
27/04/2024

Buskut Dhiiqo qofkii lagu arko isagoo cunaya wuxuu muteeysan karaa Xabsi.

Qaramada Midoobay ayaa digniintii u dambeeysay kasoo saartay in Buskut Dhiiqo aan la iibin karin, la iibsan karin, sidoo kalana qofkii lagu arko isagoo cunaya uu xabsi muteysan karo.

Buskutkaan ayaa loogu talo galay kaliya Caruurta nafaqo darada ay heyso. Oo dadka waaweyn aysan cuni karin.

Bacyahaan ayaa Caawa qarxay oo dhoor meel oo kala duwan la dhigay. Sida Boolisku sheegeen cidna wax kuma noqon lakin dha...
27/04/2024

Bacyahaan ayaa Caawa qarxay oo dhoor meel oo kala duwan la dhigay. Sida Boolisku sheegeen cidna wax kuma noqon lakin dhawaaqa Qaraxyada ay sameeyeen ayaa ahaa kuwa aad looga naxay

21/07/2020

Xasan sheekh oo ka hadlay arimaha doorashada & shirka dhuusamareeb

Caasimada umada soomaaliyeed Muqdisho muuq wanaag
08/05/2020

Caasimada umada soomaaliyeed
Muqdisho muuq wanaag

07/05/2020

55 kiis oo cusub oo covid19 ayaa manta laga helay somaliya.
Banaadir :41
Puntland: 13
Hirshabele: 1
Tirada guud ayaa gaadhay 928 kiis

Caabuqa covid19 oo itoobiya aad ogu faafaya Manta kaliya waxaa la xaqiijiyay 25 qof oo laga helay caabuqa waxayna kala j...
07/05/2020

Caabuqa covid19 oo itoobiya aad ogu faafaya
Manta kaliya waxaa la xaqiijiyay 25 qof oo laga helay caabuqa waxayna kala joogaan:
21 qof magaalada Addis Ababa ayey joogaan
2 qof deegaanka dabubka ayey joogaan
2 qofna deegaanka oramada ayey joogaan
Guud ahaan tirada caabuqa laga helay waa 187 qof
Allow naga samata bixi
Garaad TV
Please and

Muunada & sharafta Qaranka
07/05/2020

Muunada & sharafta Qaranka

Qurba joog kasoo jeeda gobalka afdheer ayaa agabka caafimaadka & kuwa kale oo muhiim ah usoo diray cisbitalka hargelle. ...
07/05/2020

Qurba joog kasoo jeeda gobalka afdheer ayaa agabka caafimaadka & kuwa kale oo muhiim ah usoo diray cisbitalka hargelle. Waa arin bogaadin mudan wxn leenahay qurba joogta kale ha ku daydaan.
Garaad TV
Please and

Abiye Ahmed oo hanjabaad culus soo dirayAbiye Ahmed ayaa ku goodiyay inay talaabo ka qaadi doonaan kooxo uu ku tilmaamay...
07/05/2020

Abiye Ahmed oo hanjabaad culus soo diray
Abiye Ahmed ayaa ku goodiyay inay talaabo ka qaadi doonaan kooxo uu ku tilmaamay inay dastuurka jabinayaan si shacabka loo badbaadiyo
Hadalkiisa waxaa kamid ahaa
Hadii ay jiraan kooxo u diyaarsan inay bisha maskaram wixii ka dambeeya ay qalalaaso ama rabshad xil kula wareegaan wn u sii diyaar galownay si aan dastuurka & sharciga u bad baadino
Garaad TV
Please and

Wasiirka badroolka & macdanta xukuumada cabdirahsiid maxamad axmad oo booqasho labo cisho ah ku sugan caasimada dalka Su...
11/02/2020

Wasiirka badroolka & macdanta xukuumada cabdirahsiid maxamad axmad oo booqasho labo cisho ah ku sugan caasimada dalka Sudan ee Khartoum ayaa heshiis iskaashi ah la saxiixday dhigiisa ee dalka Sudan caadil Ali Ibraahim waxaana heshiiska goob joog ka ahaa safiirka soomaliya amb maxamad sheekh isxaaq qunsulka safaarada cusmaan axmad maxamad madaxa ganacsiga safaarada Yusuf jeego & xubno kale .

Madaxweynaha soomaliya mudane maxamad cabdullahi farmaajo oo ku sugan caasimada dalka itobiya ee Adis Ababa ayaa wuxuu k...
11/02/2020

Madaxweynaha soomaliya mudane maxamad cabdullahi farmaajo oo ku sugan caasimada dalka itobiya ee Adis Ababa ayaa wuxuu kulan kula qaatay madaxweynaha midowga golaha yurub mudane Charles Michel .
Kulanka dhaxmaray madaxweyno farmajo & Charles waxaa looga hadlay hormarka dowlada federalka somaliya ay ka sameesay dib u habeynta hay'adaha & horumarinta dhaqaalaha

Taliyaha ciidanka booliska soimaliyeed cabdi  xasan maxamad  xijaar ayaa wuxuu ka hadlay arimo la xiriira dhanka amniga ...
11/02/2020

Taliyaha ciidanka booliska soimaliyeed cabdi xasan maxamad xijaar ayaa wuxuu ka hadlay arimo la xiriira dhanka amniga muqdisho.
Taliye xijaar ayaa wuxuu sheegay in amniga dalka lagu soo duulay, islamarkaana u marayo haatan meel xun ayna jiraan dad badan oo kasoo horjeedo hormarka amniga magaalada muqdisho

17/11/2019

Gudoomiye cire oo taageeraasha xisbiga wadani ee gobolka maroodi jeex oogu baaqay in maalinta bari ah isugi yimaadaan xarunta xisbiga ee hargeysa

Madax weynaha soomaliya mudane Mohamed Abdullahi mohamed farmajo ayaa hada jeedinayo khudbadiisi uu ku lahaa qaramada mi...
26/09/2019

Madax weynaha soomaliya mudane Mohamed Abdullahi mohamed farmajo ayaa hada jeedinayo khudbadiisi uu ku lahaa qaramada midoobay

26/09/2019

Madax weyne farmaajo oo la kulmay dhigiisa turkiga erdogan

Address

Waa Page Aad Kaga Bogan Kartaan Xog Xaqiiqa Ah Oo Ku Saleysan Dhamaan Daafaha Caalamka
Addis Ababa

Telephone

+251947945386

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garaad tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category



You may also like