Godey today news

Godey today news u adeegaha bulshada somaliyed
(2)

Ciyaar xumadii iyo ceebtii galabta   kala huleeshaye jigjiga stadium,,Maamulka sport ga degmadu ciyaar toyda ma ina hebe...
13/01/2024

Ciyaar xumadii iyo ceebtii galabta kala huleeshaye jigjiga stadium,,
Maamulka sport ga degmadu ciyaar toyda ma ina hebel weyaan baa mesha lagu keenaye waa maxaye waxanoo kala daadsanaan ah xagee wax kakhaldameen..??

KADIB DOORASHO XIISO BADNAYD OO KA DHACDAYE   MANTAHalkaas oo aye ku tar tameen dhawr musharax ayaa waxaa awood aan la h...
08/01/2024

KADIB DOORASHO XIISO BADNAYD OO KA DHACDAYE MANTA

Halkaas oo aye ku tar tameen dhawr musharax ayaa waxaa awood aan la holin karin markale ku qaataye mr DANI

WELCOME BACK waan tagera ninka is muujiya awoodisa hanti iyo siyaasadeedba
Lkn Villa Somalia ayaa dhakhtarka tarab tarab u daadsan kadib gushii uu halab sadaye odaygu

Welcome back asxaabta nagu xidhan

  soo dhawow mudane degaanka waa degaan kaadi,, lkn hada Waxaad haysaa xasaanad waxaa tahaye madaxda ugu saraysaye dalka...
19/10/2022

soo dhawow mudane degaanka waa degaan kaadi,, lkn hada Waxaad haysaa xasaanad waxaa tahaye madaxda ugu saraysaye dalka somalia,,

Inaad imaato degaan kii xooga la inooga haystaye adoo raysal wasaare ah,
Waxaye ku tusinaysaa in Dhuku dhul ethiopian yahaye,,

Waxaa kaloo aad caalmka u cadaysaye in uu khalad ahaa dhigii iyo juh digii dhulkan losoo maraye,, awoowyadaa ka awoow ka awoow,
Ethiopia qabta oo mid aye silac udisho iyo mid dhumaye ka dhigtaye,

Dhulkii adaa Maanta bixiyay xamsow ethiopiana cadaymo intaas baa ugu filan dhulkan k**aanan rajo dhigin,,
In aan ethiopia maalin uu ka xorowno ayuu shacbku niyada uga wada jirta,,

Waad ku fududaataye boqashadaaas Mr xamse,,,

Sawir Asagu hadlaaya,, shacabka godey waxaa ugu baqayaa adeer kursiga cida idiinku fadhida ha idiin shaqayso,,Idinkaa is...
22/08/2022

Sawir Asagu hadlaaya,, shacabka godey waxaa ugu baqayaa adeer kursiga cida idiinku fadhida ha idiin shaqayso,,
Idinkaa is hagradaye, wax kasto magaladan godey u soo baxa raga Heer gobol iyo heer dagmo fadhiyaa cuna,, oo Kala qayb sada k**ana hadashan,,, seed ula tar tan taan degaanka in tiisa kale,, waan idinsalamayaa

  AMARBUUXA,,
21/07/2022

AMARBUUXA,,

21/07/2022

  Naga cilmi badanNin beer uu abuurtaye wax laga caawiyayna jirin ayaa laysku soo sawirayaa,,Mushaarna lagu qataaa,, taa...
23/06/2022

Naga cilmi badan

Nin beer uu abuurtaye wax laga caawiyayna jirin ayaa laysku soo sawirayaa,,

Mushaarna lagu qataaa,, taas na waxaye ku tusaysaa wax qabad ka Maa mulada jira ee degan ka,, Ina koon Kala qaadin,,

Kuna darso in mashruuc dhismo bereed oo dhowr million ah lagu cuna laga yaba,,
Waa mu siibooyinka ka jira degaanka,,

  iyo   waxaa laysla dhexmarayaa saka wararku saabsan madaxwayne xassan sheekh,,Oo Mudo Laba cisho ah lagu shegaye villa...
22/06/2022

iyo waxaa laysla dhexmarayaa saka wararku saabsan madaxwayne xassan sheekh,,

Oo Mudo Laba cisho ah lagu shegaye villa, somali in uu ugu baxaye,, dalka imaradka, kadib mudadii la shaciyay safarkisi inuu jogaayo,, oo wakhtigii Daba maraye ayaa wararka qaar shegayaan,, in Israel uu ku aadaye booqasho qarsoon,,

Taasna aye kaliftaye in Dib udhac ku yimaado soolabashada dalka ee madax waynaha,,

Xigasho star post))

  cadaymaha in magalada godey tahaye casimada sadexaad ee Deganka,,Waa tusaale cad oo aan caadqarin karayn,,Reegodaygu i...
19/06/2022

cadaymaha in magalada godey tahaye casimada sadexaad ee Deganka,,

Waa tusaale cad oo aan caadqarin karayn,,
Reegodaygu intaas inaye garan waayan maye dhici waydaye,,

  igu sawir miyaa,, ma fahmin!!!
18/06/2022

igu sawir miyaa,, ma fahmin!!!

  cagaf cagaf waa in maamulka gobalku aye ka howlgalan si loo helo,, saamiga saxda ah ee goblaka shabele,,Lama Sina gobo...
17/06/2022

cagaf cagaf waa in maamulka gobalku aye ka howlgalan si loo helo,, saamiga saxda ah ee goblaka shabele,,

Lama Sina gobolada Deganka waxaan dhihi karaa waa gobolka ugu beero badan,, uguna
Cagaf yar,,
Waxa aye u dhaqaaqi laa yihiin mashruucyada beeraha ee gobalku waxaa ka Mida cagaf yari,,

Mahadsanidiin,,

Wax aad qabateen oo muuqda ma jiree tolow maxaad xisaabinaysan waan idin dhaliilee,Dhulku dadku waa dadkinii musuqa kada...
17/06/2022

Wax aad qabateen oo muuqda ma jiree tolow maxaad xisaabinaysan waan idin dhaliilee,
Dhulku dadku waa dadkinii musuqa kadaaya,

Oo si hagar la aan ah shaqada aad markaa lagu dhibo waa amaano Uma deede,,
Iska ilaaliya xaranta,,

Buundo yaroo intan la eg ayaad arkaysaa lagu dhahaayo,, dhawr milyan baa ku baxdaye oo bir,,

Marka cidkasta waxaa masuuliyad ka saaran in uu dareemo lahaansho shaqada uu qabanayo,,

Mahadsanidiin,,,

IN GOBALKU MASHARIIC HEER FADARAL AH AMA HEER DEGAANBA AH UU HELO,,Dawladihii is xig xigaye ee Deganka soo maraye waye a...
16/06/2022

IN GOBALKU MASHARIIC HEER FADARAL AH AMA HEER DEGAANBA AH UU HELO,,
Dawladihii is xig xigaye ee Deganka soo maraye waye adkayd,,
Lkn hada Waxaad modaa inaye %20gobalka shabele garahan casimada godey inaye Dib u ka basho ka soo jii jii leedahaye,,

Mudane mustafe waad ku mahad San tahaye
Dadaalka,, lkn kow ma joogo gobalku daya caado iyo Dib udhac wayn baa Wali ka jira,

Waxaana ku Lee nahaye sii balaadhi mashaaricaha Waxaad qabateena waad ku mahadsan tahiin,,

Godey maxaa ka socda oodan ogayn,,..???!!!
16/06/2022

Godey maxaa ka socda oodan ogayn,,..???!!!

Madaxwayne cagjar oo si maamusleh uga qayb galaye caleemo saarkii madaxwayne xassan sheekh,,,
09/06/2022

Madaxwayne cagjar oo si maamusleh uga qayb galaye caleemo saarkii madaxwayne xassan sheekh,,,

MIRAAD INTERNATIONAL Airport   _today
26/04/2022

MIRAAD INTERNATIONAL Airport
_today

RAGAN SALAADA KU JIRA MAXAYE AHAAYEEN TOLOW๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜…,,
26/02/2022

RAGAN SALAADA KU JIRA MAXAYE AHAAYEEN TOLOW๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜…,,

 ,,   baye ka shidan tahaye miyaa maant๐Ÿ˜œ๐Ÿ˜œ๐Ÿ˜๐Ÿ‘‹ mudane madax Wayne hawshada wado,,,
16/02/2022

,, baye ka shidan tahaye miyaa maant๐Ÿ˜œ๐Ÿ˜œ๐Ÿ˜๐Ÿ‘‹ mudane madax Wayne hawshada wado,,,

  cagjar hala gaadhsiya  please sawirkan asagaa k**a suula uqubadan,,Waxuu qaban karayna ka gaabiyay,,Yaarabi allow u ga...
12/02/2022

cagjar hala gaadhsiya please sawirkan asagaa k**a suula uqubadan,,
Waxuu qaban karayna ka gaabiyay,,

Yaarabi allow u gargaar noolahada dad iyo duunyaba๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿ˜ข

12/02/2022

foosha ku dhuntay uu ka gabyay abwaan helaale allah ha unaxariiste,,,
Wach ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

12/02/2022

Xpp garab ka sixida ee gobolka shabele oo afka furtaye,,,, watch ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Godey international Airport โค๏ธโค๏ธโค๏ธ alxamdulilaah calaa kuli xaaal,,,.....
09/10/2021

Godey international Airport โค๏ธโค๏ธโค๏ธ alxamdulilaah calaa kuli xaaal,,,.....

08/09/2021

kula tahaye xalada siyaasadeed ee sii hulaaqaysa marba marka ka danbaysa,,
Ee madaxdii dalkii somaliyed,,,,

Hada akhriste maxayse ku soo kordhinkartaa xaladii h**e ee dalka ka taagnayd xaaaladan cawa ,,,

maal mihii lasoo dhaafaye,,,

Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka, ...
08/09/2021

Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka, tayeynta Hayโ€™ddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee horyaalla XFS, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 08/09/2021 Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur u magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha.

Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii h**e ee Amniga Gudaha Mudane Xasan Xundubey Jimcaale shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay.

https://twitter.com/NasraBashiir

ugudanbayn Wa,kuwaa wiilashii somaliyed  tiro ahaan wiilashu  waa 600,Guul Baan u rajaynaynaa kolaba tageee Guul uun Nol...
18/07/2021

ugudanbayn Wa,kuwaa wiilashii somaliyed tiro ahaan wiilashu waa 600,

Guul Baan u rajaynaynaa kolaba tageee Guul uun Nola soo laabta,,

  โค๏ธโค๏ธ๐Ÿ’•๐Ÿ’•
23/05/2021

โค๏ธโค๏ธ๐Ÿ’•๐Ÿ’•

  cabaadka iyo jabka   aan maqlaayo Maanta sheeko iyo bashal baa inagu waa jiba asxaabta ๐Ÿ˜Sheeeko,,,,,,,,, Hada kahor ay...
07/04/2021

cabaadka iyo jabka aan maqlaayo Maanta sheeko iyo bashal baa inagu waa jiba asxaabta ๐Ÿ˜

Sheeeko,,,,,,,,,

Hada kahor ayaa oday ree afgaab ah baadiyaha ku jiraday kadib waxaa lakeenay magaalada si loo daaweeyo.

Baaritaan kadib waxuu u baahday dhiig ragi meesha kadhawaa oo dhan isku dhiig waa noqon waayeen waxaana loo helay dhiig naag waana lagu shabay.

Odaygi wuu bogsaday mudo kadib ayuu malin asagoo neef ari ah qabanayo neefki kabaxsaday xoogaa daal ah na wuu dareemay
Intuu meel iska fariistay kulahaa ma nin baad I moodeeysaan dhiig neegeed baa igu jiraaye๐Ÿ˜‚.

Qore ๐Ÿ–‹๏ธ๐Ÿ–‹๏ธ abwaan abdirizaq kabahaye

03/04/2021

Cidamada GOR GOR OO CASHAR UDHIGAYE ALSHABAB CADAWGA UMADA SOMALIYED SAAKA AMA XALAYE NISKII DANBE OO AYE KUSOO WEERAREEN XIRADA CIDANKA,,,

 Shaley shiqaqadii ka dhacdaye xududka canfarta runtii waa wax aad loo GA xumado waayo,,Canfar Maha markii kobaad ama la...
03/04/2021



Shaley shiqaqadii ka dhacdaye xududka canfarta runtii waa wax aad loo GA xumado waayo,,

Canfar Maha markii kobaad ama labaad ee aye arintan dhacdo marar badan baye soo no no qotaye taasi waxa sii dheer,,,

Intaas oo qabalee oo degaankii somalida ahaa in aye qaatan hadana dilkii iyo gardaradii aye Wali sii socoto,,

Canfarta waan u dulqadanaye inbadan lkn Waxaad modaa inaye noqotaye Hal bacaad lagu lisaye dilka lagu hayo ciidanka xooga degaanka oo loo laayo xisaab la aan Malin kasta dhabtii waxaan udul qaadan Karo Maha,,

Liyuu police iska maysan celin waayin Canfar lkn Gacan gadaal ka cabsanaysa waxba isk**a celiso ayay Horan somalidu ku mah mahdaye,,

Madaxda deeganka uu ugu h**eyo mudane waxaan idiin shegaynaa Waxaad udharateen ilaalinta deganka iyo shacabka taasna Waxaad modaa inaad ka gaab sateen magaranayo sababta saas usamayseen lkn hadaye idinka tahaye xal raadin Maha inaad dhiiga shacab kiina aad ubanaysaan cadawaha,,

Hada waxaa idinla gudboon uun labo arimood
1)inaad ciidanka aad gacmaha ka xidh xidheen aad fasaxdan cadawga duulanka ah ha iska dhiciyaane,,

2)ama inaad xilka banaysaan waayo dee dhulkii iyo shacabkii aad masuulka ka ahaydeen waad dayacdeen waad na gudan waydeen waa jibaadkini Waxaad usii joogtanba majiro kursiga,,,,

Cidanka maxaa lagudboon waxaan ugu baaqaynaa Cidanka xooga Liyuu police ha sugina Amar ku dhaqaaqa oo iska dhiciya cadawga tusa dhangadaha xanun ka badan eed taqanaaan difaaca naftiina iyo dhulkina waa taad ku dharateen inaad difaaci doontan marka wakhti kale mahadhin waa inan maqala catawga iyo yuuska canfarta,,

nin aye shantada kaa reebin sharci k**a dhiciyo maahmah mugwayn baa ahayd,,

Gaadhsii fadlan xooga dalka liyuuga ta hala bakhaylina dhulkeni iyo dadkeniba waan dhacanee,,,

MAHADSANIDIIN DHAMAAN TIIN,,,,,, ๐Ÿ–๏ธ๐Ÿ–๏ธASC

Address

Godey H65
Addis Ababa

Telephone

+27685471542

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Godey today news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Godey today news:

Videos

Share

Category