Garbo news

Garbo news page kan waxa loo sameyay in shacabka xogta lala wadaago !!

Abo ugaas:ugaas mustafe maxamed ibraahimUgaas wacays.Waxa uu ka mug iyo miisan badan yahayMadaxda,mana'Aha shaqsi kaligi...
11/04/2024

Abo ugaas:ugaas mustafe maxamed ibraahim
Ugaas wacays.
Waxa uu ka mug iyo miisan badan yahay
Madaxda,mana'Aha shaqsi kaligii ugaara
Danihiisa oo qudha.
Waxa uu abaan(aabo) u yahay dad malayiin ah.

Tusaale

Nina majeclo in xaaskiisu kaga tagto ilmaha
Waayo,maba hayn karo oo dhibta ayuu diidan
-yahay,oo waaka leh naa kaalay! Ilmaha naga
Qabso.

Waxa uu aabo u yahay dad kala dabeecad
-duwan kala cadho iyo haxaaq dhaw.
Marnaba Ax ma dhaho oo dhabarka ayuu
Ku sitaa dhammaan.
Nina waa aabihii= gabadhna waa hooyadeed
Ragaw.

Sharaf ayuu naga mudan yahay inta waalid
Caaqa ahna laha alaha Soo hanuuniyo.

🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

Juba Media Network

DHACDO UGUB AHWaxaa maanta duulimaadkii Ethiopian Airlines ee Addis Ababa - Jigjiga ee lambarkiisu ahaa ET 212 oo ka soo...
01/03/2024

DHACDO UGUB AH

Waxaa maanta duulimaadkii Ethiopian Airlines ee Addis Ababa - Jigjiga ee lambarkiisu ahaa ET 212 oo ka soo kicintintay Addis Ababa 3:25 soona fadhiisatay Jigjiga 4:45 duuliye ka ahaa Duuliye Eng Hamse dahir.

Waxaa dhacdo ugub ah noqotay kolkii duuliyihii diyaarada uu ogaysiiskii duulimaadka ku sheegay luqada Af Soomaaliga. Waana kolkii u horaysay ee Duulimaad diyaarada Ethiopian Airlines ah lagu ogaysiisyo Af Soomaali oo la raaciyo Af Ingiriiska iyo Af Xabashiga oo h**e u jiray.

Duuliye Xamse waxaa kale oo uu ogaysiiskaa oo kale ka sameeyay duulimaadkii Et 213 oo ka kicitintay Jigjiga 5:15 kana degtay Addis Ababa 6:35 makhribnimo

Qoraalkan aad hoos ku arkaydaan waxaa bartiisa Facebooka doo dhigay Duuliye Eng Hamse Dahir

“Waxaan Maanta Duuliye ka ahaa Dulimaadka number kiisu yahay 212/13 waxaase Tariikh noqotay Markii ugu horaysay in aan war bxinta Diyaarada ku bixiyay luuqada Afsomali ga ah Taas oo waligeed horay loogu bixinin Ilaa iyo intii la’aas Aasay shirkada.

Waxaa Intaas Dheer in Rakaabka diyaaradu ay aad ugu faraxsanayeen, iyo shaqaalaha diyaarada ila saran oo ad ugu riyaaqay Hadii Tariikhda dib loogu noqdo xili Waxaa jirtay luuqada ingiriiska Oo kaliya lagu bixin jiray Oo duuliyayaasha diyaarada ay ahayeen ajinabi( Cadaan ah ) dadaal badan kadib Waxaa lagu soodaray luuqada Qaranka ( Axmaari ) Markii lahelay duliyayaal badan oo dalka udhashay Waxaase Tariikhda gashay Maanta 29-February 2024 in aan luuqadooda Hooyo kula hadlo.

Waxaan Mahad oo dhan iskale Allah (SWTC) oo suurta galiya badqabka aan marwalba kusocono.

Waxaan marlabaad umahadcelinayaa Dhamaan shacabka Degaanka oo marwalba Dhiiragalin Ii muumin jiray waxaanse ubalan qadayaa Hadii aad rakabkayga kamiqnoqotaan in aan warbixinta idin kusiindoono luuqada aad ku fahmaysaan oo ah afsomali.

’XIGASHO Geedka Nabada

Yeeeeeeeeeeeeeeeeeeees Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpo...
25/02/2024

Yeeeeeeeeeeeeeeeeeeees Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool Liverpool

Wlh Kooxdaan caadi maaha. Hambalyo masoo qori kartaa hadaad Football wax ka taqaan

Waaaaaaaw Van Dahab. Yeeeeeeees we are Champions

Xarun caafimad oo dhismehedu qaatay17 sano,ayaa maanta daaha laga rogayWaxaa cidhifka qabtay oo xariga kajarayDuqa(moyar...
25/02/2024

Xarun caafimad oo dhismehedu qaatay
17 sano,ayaa maanta daaha laga rogay
Waxaa cidhifka qabtay oo xariga kajaray
Duqa(moyar)ka ismaamulka diri dhabe

Xadhig ka jarka waxa duqa ku wehelinaysa
Af'hayeenka golaha barlamanka I.M.M.D.D
Marwo fadxiya Adan Omar (sii"arag) 💯

Iyo qaar ka mid ah maamulka diri dhabe
Waxa uu noqon doonaa mid dabaqa
Baahida caafimaad ee ka jirta aaga laga
-hirgaliyey xaruntan caafimaad.

Hambalyo Gudomiye ibrahin hussen
20/02/2024

Hambalyo Gudomiye ibrahin hussen

07/02/2024

Galab wanaagsan dhamaan asxaabta waan idiin salamay 👏👏

Xuska 18-aad ee Maalinta Qowmiyadaha iyo Shucuubta Itoobiya ayaa saaka si wayn looga xusay Xarunta Deegaanka Soomaalida ...
09/12/2023

Xuska 18-aad ee Maalinta Qowmiyadaha iyo Shucuubta Itoobiya ayaa saaka si wayn looga xusay Xarunta Deegaanka Soomaalida ee Magalaada Jigjiga.

War DagDag : Lionel Messi ayaa ku guuleystay Ballon D’or 2023, waana kiisa 8aad.
30/10/2023

War DagDag : Lionel Messi ayaa ku guuleystay Ballon D’or 2023, waana kiisa 8aad.

Madaxweyne Putin ''Waxaan uga digayaa Mareykanka in uusan soo faragelin dagaalka Falastiin iyo Israa'iil, Haddii mareyka...
09/10/2023

Madaxweyne Putin ''Waxaan uga digayaa Mareykanka in uusan soo faragelin dagaalka Falastiin iyo Israa'iil, Haddii mareykanka uu soo faragaliyo, waxaan si cad u caawin doonaa Falastiin''.

Allahu Akbar.Salaada Furashada ( صلاة الفتح ) ayaa Mudo 333 Sano ah kadib Caawa Lagu Tukaday Masjidul Aqsaa ee Falastiin...
08/10/2023

Allahu Akbar.

Salaada Furashada ( صلاة الفتح ) ayaa Mudo 333 Sano ah kadib Caawa Lagu Tukaday Masjidul Aqsaa ee Falastiin.

Sawirkaan waxaa Lagu Tilmaamay in uu Muujinayo Kamid ah Maalmihii ugu Farxada Badnaa ee Soo Maray Shacabka Falastiin.

Waxaa hadda sitoos ah u socda barnaamijka qori-tuurka ee lagu helayo guryo wadareedka laga dhisay ismaamulkan dir dhabe....
01/10/2023

Waxaa hadda sitoos ah u socda barnaamijka qori-tuurka ee lagu helayo guryo wadareedka laga dhisay ismaamulkan dir dhabe.

Waxaa hada loo guda galay in guryaha 10/90 iyo 20/80 dadki lacagta kaydsanayay qori-tuurka loo sameeyo.

28/09/2023

XASUUSIN.
Waa habeen jimce ah ku sali Suubanaheena Muxamed SCW♥️

Allaha uu naxaristo mustafe salemaan
25/09/2023

Allaha uu naxaristo mustafe salemaan

Fanaanada Najma Nashaad oo ugu dambeyn isaga baxday Fanka
25/09/2023

Fanaanada Najma Nashaad oo ugu dambeyn isaga baxday Fanka

Goal
22/09/2023

Goal

Habeen wanaagsan dhamaaan umaada soomaaaliyeed
22/09/2023

Habeen wanaagsan dhamaaan umaada soomaaaliyeed

Taageerayaasha Gobolka Nugaal oo Qaabkan udabaal dagay.
18/09/2023

Taageerayaasha Gobolka Nugaal oo Qaabkan udabaal dagay.

18/09/2023

Fiid wanaagsan dhamaan umaada soomaaliyeed !!

Waxaan Ilaahay Uga Baryayaa  in uu Ka Bakhtiiyo Dabka ka  Kacay  suqii wayna ee ganacsiga  wajaale,Illahow Uu gargar uma...
16/09/2023

Waxaan Ilaahay Uga Baryayaa in uu Ka Bakhtiiyo Dabka ka Kacay suqii wayna ee ganacsiga wajaale,Illahow Uu gargar umadada oo masiibada dabkaasi ka dami yaa allah

Waxaa la qursheynayaa in dhamaan Xulalka degmooyinka gobolka Sitti ay Galaabta ilaa cawa ugu danbeyn soo gaadhan Xarunta...
12/05/2023

Waxaa la qursheynayaa in dhamaan Xulalka degmooyinka gobolka Sitti ay Galaabta ilaa cawa ugu danbeyn soo gaadhan Xarunta degmada Erar oo la filaayo in Bari oo sabti ah u si Rasmi ah uga furmi doono Tartanka degmooyinka gobolku

Intaa badan Xulalka degmooyinka ayaa Dhexda kusoo jiro Sidi sanadkii h**e degmada ayshaca waa in shacabka Degmada Erar laga helaa soo dhaweyn balaadhan

Wiilasha Xulka 17 Jirada Qarankeena oo Kulan Qur,aan akhris ah isugu Yimid kahor Kulanka adag ee  senegal .Kaliya Rajada...
05/05/2023

Wiilasha Xulka 17 Jirada Qarankeena oo Kulan Qur,aan akhris ah isugu Yimid kahor Kulanka adag ee senegal .

Kaliya Rajada xulkeena waa in uu ka Badiyaa Xulka Senegal .

Maxad odhan !!
23/04/2023

Maxad odhan !!

Soo Qabo Tageere United inta uusan seexan. Kuna dheh. xaladda ka waran😃Full Time Liverpool 7-0 Man united
05/03/2023

Soo Qabo Tageere United inta uusan seexan. Kuna dheh. xaladda ka waran😃

Full Time Liverpool 7-0 Man united

Soo qabo tageere Real Madtid  kuna dheh Baro Tani Waa Barcelone 😃
02/03/2023

Soo qabo tageere Real Madtid kuna dheh Baro Tani Waa Barcelone 😃

mario balotelli " Santiago  bernabua waa garoonka labaad ee Barcelona "
02/03/2023

mario balotelli " Santiago bernabua waa garoonka labaad ee Barcelona "

Inkastoo ay ka dhaawacnaayeen Dembélé, Lewandowski and Pedri, Barcelona waxeey ku badisay Bernabéu! 😮 Cajiib
02/03/2023

Inkastoo ay ka dhaawacnaayeen Dembélé, Lewandowski and Pedri, Barcelona waxeey ku badisay Bernabéu! 😮 Cajiib

Address

Addis Ababa

Telephone

+251915727685

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garbo news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garbo news:

Share

Category