Maxamed Cabdi

Maxamed Cabdi MAXAMED CABDI

08/01/2023
09/08/2022

AXMED EESHCALLAA DHAANTO RAXMA 2022 DAAWO

29/07/2022

Xooga dalka somalia

Tani waa qisada (Axmed yare)Axmed waa wiil dhalinyara ah oo uhalgamaya diinta iyo dalkiisa kana tirsan xooga gaarka ah e...
28/07/2022

Tani waa qisada (Axmed yare)

Axmed waa wiil dhalinyara ah oo uhalgamaya diinta iyo dalkiisa kana tirsan xooga gaarka ah ee liyuu bolis (DDS)

Wiilka oo sawir kiisa qabsaday baraha bulsha maal mahuu udanbeeyey kadib dagaalkii al shabaab ay lagalen
Gabar ayaana isa siisay tirina naftayda ayaN uhibeyey wiilkan isagana halkaa ayuu ku aqbalay

Hada sawiradan iyo ragan waxay boorka isugu raqusheen waa bal inay gabari codsato (bal kasheekee)
Cabdi

20/04/2022

Ciyaaraha qabalaha final

Comment kusoo qor
17/04/2022

Comment kusoo qor

17/04/2022

Qosol ka aduunka waxaan daremaa markan jifanayo iyo markaan soocayo

14/04/2022

Shate fallow

14/04/2022

Nabi amaan qurux badan daawo like share falow saar pageka mahadsanid

Dabbaaal daagga 12april aan uwada kacno ❤❤🙏
12/04/2022

Dabbaaal daagga 12april aan uwada kacno ❤❤🙏

Salaan. Sare
12/04/2022

Salaan. Sare

Colaadda Ukraine: Reer Galbeedka oo loo iftiimiyay qaabka ay ku joojin karaan duullaanka RuushkaRuushka ayaa tamarta ugu...
11/04/2022

Colaadda Ukraine: Reer Galbeedka oo loo iftiimiyay qaabka ay ku joojin karaan duullaanka Ruushka

Ruushka ayaa tamarta ugu badan siiya Yurub

In gebi ahaanta la hakiyo iibsiga tamarta Ruushka ayaa joojin karta colaadda Ukraine, sida uu ku taliyay madaxii h**e ee arrimaha dhaqaalaha u qaabilsanaa Madaxweyne Vladimir Putin.

Dr Andrei Illarionov ayaa sheegay in Ruushka uusan "dhan u qaadan" hanjabaada dalalka kale ee ah inay yareynayaan isticmaalka tamarta.

Yurub ayaa ilaa haatan iibsata shidaalka iyo gaaska Ruushka, inkastoo ay sheegtay inay dhimayso ku tiirsanaanta dalkaas.

Sanadkii la soo dhaafay, kharashaadka ay bixisay dowladda Ruushka ayaa 36% ka yimid dhakhliga tamarta.

Lacagtaas u soo xarootay ayaa inteeda badan waxaa bixiyay Midowga Yurub oo 40% gaaska ka hela Ruushka halka 27% shidaalkana uu ka soo dhoofsado waddankaas.

Madaxa siyaasadda arrimaha dibedda ee ururkaas, Josep Borrell, ayaa maalmo ka hor sheegay in "maalintiiba ay bilyan Euro dhakhli ahaan u siiyaan Ruushka".

"Haddii dalalka Galbeedka ay si dhab ah u hakiyaan gaaska iyo shidaalka Ruushka, waxaan hubaa in bil ama laba bilood gudahood uu ku joogsanayo duullaanka Ruushka," ayuu yiri la taliyihii h**e ee Putin.

"Waa qaabka ugu wanaagsan ee ay dalalka Galbeedka wax uga qaban karaan xaaladda taagan," ayuu hadalkiisa raaciyay.

11/04/2022

CIIDANKA SOMALIA GUUTOYIN COOGAN 12APRIL DABAALDAGA CIIDANKA 2022

11/04/2022

CEELKA ROOB DA.AY DULEEDKA MAGALADA WARDHEER DEGAANKA SOMALIDA

11/04/2022

Fadlan wll igu sharaf like ta mahadsanid

Khalan jadan haday somali ahaan laheed boqolaalo geela loogu tartami lahaa           YAA IGU RAACSAN FARTA HATAGO
11/04/2022

Khalan jadan haday somali ahaan laheed boqolaalo geela loogu tartami lahaa

YAA IGU RAACSAN FARTA HATAGO

Hellow sacdiyo kumee 🤣
10/04/2022

Hellow sacdiyo kumee 🤣

06/04/2022

QASIIDO CUSUB ASLAMCALAYKA 2022 DAAWO

Dhurwaa magacaan àhayn ood utaqano hadu joro comment noogu reeb thank
22/01/2022

Dhurwaa magacaan àhayn ood utaqano hadu joro comment noogu reeb thank

Midkee iibsan lahayd comment noogu reeb
28/09/2021

Midkee iibsan lahayd comment noogu reeb

Hubka saxda ah ee Lagu dagalamo hadad garanayso comment noogu reeb mahadsanid
01/09/2021

Hubka saxda ah ee Lagu dagalamo hadad garanayso comment noogu reeb mahadsanid

22/08/2021

Gabay cajiib ah daawo

Fadlan nagu soobiir fallow like thank

Guul iyo goba nimo
22/08/2021

Guul iyo goba nimo

22/08/2021

HEES CUSUB GARNAYLADA WAX GUBA IYO GADTAAL QIIQAYAN AHAY DEEQ MUQTAAR DAAWO BIRQOD IYO SAAKA ❣💪

Address

New Jigjiga
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share



You may also like