Zaki Awel

Zaki Awel Kuso dhawoow page ka Zaki mohed awel

‎﴿إِنَّ ٱلْحَسَنَٰتِ يُذْهِبْنَ ٱلسَّيِّـَٔاتِ٤ُُ﴾ُ[هود: 441] Wanaagyadu waxa ay tagsiinayaan xumaanaha Mar kasta oo aad...
16/08/2023

‎﴿إِنَّ ٱلْحَسَنَٰتِ يُذْهِبْنَ ٱلسَّيِّـَٔاتِ٤ُُ﴾ُ[هود: 441]
Wanaagyadu waxa ay tagsiinayaan xumaanaha Mar kasta oo aad fasho dambi

ku dheh naftaada: mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan.Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood, intaa kadib ku tasbiixso farihii aad ku dambaabtay, kuna akhri Quraanka isla indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo; taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu la mid yahay faqa kuwa addeecaya, Eebbena naftiisa ayuu u bixiyay dambidhaaf badane sababta oo ah; waxa uu kaa doonayaa in aad u soo laabato xaggiisa

DHAMBAALKA QURAANKA

25/08/2021

Ku xidhnaw cilmi media

Send a message to learn more

Address

Jigjiga
Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zaki Awel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zaki Awel:

Share

Category