08/10/2021
KU:- Hankii iyo guushii oo laga midho dhaliyay
KA:- sxp noolal lasoo wada qaatay iyo macalinkii garab qabashada
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
Waxaan jeclahay inaan halkan kula wadaago farxada qalinjabintooda iyo waliba ka midho dhalinta ay ka midho dhaliyeen hamigooda iyo hankooda engineerada iyo aqooyahanka cusub ee kasoo baxay jaamacada arbaminch university bachelor degree, hanbalyo hanbalyo sxpayaal runtii waad mudantihiin inii la idin hanbalyeeyo .
Runtii ragan aad arkaysaan waxay ahaayeen rag noolasha dagaal adag lasoo galay kana midho dhaliyay hami iyo hadaf aad u adkaa
Waxay ka imaadeen wadan aan wadankooda ahayn waxayna wax ku barteen luuqad aan luuqadooda ahayn iyagoo waliba ku bartay muddo 5sano ah , waxaan ognahay hadaan dhalinta deegaanka jaamacadaha ethiopia inay adagtahay si looga soo baxo waliba kuwa first generationka ah oo xitaa rag badan oo luuqada wadanka yaqaana laga caydhiyo lnk ragan waa rag tusay ethiopia maskaxda soomaalidu leedahay.
Runtii waxay yihiin arda daydii iyo sxpaday aan soo wada qaadanay waayo badan.
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo .
Sxpayaal guushu waa intaas dadaalkuna waa balwadeena .
Guulaysta idam alle.