Galadiid Tv

Galadiid Tv Kusoo Dhawaada Page Galadiid Tv
(1)

01/05/2021

Magaalada Qabridahare Maskiin caawiye Iyo maskiiin boobe iskumid ma noqon karaan❓

Nin Dhiigi Iyo hantidii shacabka ku taajiray Oo guryo xaaran ah kadhistay oo boobay hasoo barbar dhigina xalaaal quuute.

Abdihakin Binu Xashi xaqa wuu guulaysan xoriyadaadina Dib waad u heli waana balan insha allah.

18/04/2021

Doorasho Lagu Shubtay Waanu Maqli Jiree Kaarki Baa Lagu Shubtay Cilmiga Cusub Ee Xisbiga EPP Deegaanka La Yimid👇🏾

18/04/2021

K**ime Mustafe Cagjar dhaqan xumida uu ku soo kordhiyay deegaanka somalida waa mid Aan Salanta la Iska qadin.

Degmada Aware ayaad soo walaaqday xidhibanki Federal ayad u diiday inay soo xushan mantana ma dhagaxbuur oo ku soo shiiday ayad Jufo jufo u kala sartay?

(Wali wayso La’aan bay rabta pp in Ay tukato)

21/02/2021

Sheekh Mustafe Ninka Uu Sheegayo Saw Ma Aha Wadada U Wax Ku Hogaaninayo Mustafe Cagjar?

21/02/2021

K**ime Mustafe Cagjar Saw Ma Aha Ninka Uu Sheegayo Sheekh Mustafe?

21/02/2021

Madax Ciil Qabta Haday Dad Hogaamiso Waa La Jabaa?

K**ime Mustafe Cagjar Wuxuu Yahay Waxaa Inoo Sheegay Sheekh Mustafe.

11/11/2020

ETHIOPIA Meydkeeda Ha Sidato Waa Tuulo Deegaanka Axmaarada Ku Taalo Oo Lagu Soo Aruuriyo Meydkooda LAGA Keeno Goobta Uu Dagaalka Ka Socdo!

Somali State Shacabka Kunool Ayaa Bari LAGA Rabaa In Dhiigooda U Shubaan Si Loogu Gargaaro Maleeshiyadka Axmaarada!

08/10/2020

WARAYSI XAASAASIYA.

Guddomiyaha Jabhada OLF(Onag), Da'ud Ibsa ayaa Dawladda ku eedeyay dil,boob iyo tacadi uu sheegay in laga fuliyay Deeganka Oromada.

Da'ud Ibsa ayaa ku baaqay in Dawladd ku meel gaadha dalka laga aasaso,waxaana haddaladiisi kamid ahaa:-

"Itoobiya waxay gashay xaalad addag,Deegankii Oromiyana wuxuu xaruun u noqday rabshado iyo dagaal sabbabay xasilooni darro baahsan. Qaab dhismeedkii maamulka Oromiya wuu burburay,waxayna ku dhacday xukun ciiddan(Xaalad Degdega).
Dawladd shacab soo doortay oo dhibaatada dadka fahmaysa ama xalinaysa ma jirto. "

Da'ud Ibsa oo haddalka sii wata ayaa yidhi:-

"Xalku wuxuu ku jiraa wadda tashi la sameeyo,waa in Dawladd ku meel gaadha oo rabbitanka shacabka ku timid Deeganka Oromiya iyo dalka intiisa kalaba laga aasaasaa.
Annaguna waxaan bilawnay wadda tashi aan shacabka la leeyanayno oo aan Dawladd shacabka matasha ku aasasayno. "

W-q:Macalinka Soomaliyeed(Ms)
VOSS TV

08/10/2020

WARAYSI XAASAASIYA.

Guddomiyaha Jabhada OLF(Onag), Da'ud Ibsa ayaa Dawladda ku eedeyay dil,boob iyo tacadi uu sheegay in laga fuliyay Deeganka Oromada.

Da'ud Ibsa ayaa ku baaqay in Dawladd ku meel gaadha dalka laga aasaso,waxaana haddaladiisi kamid ahaa:-

"Itoobiya waxay gashay xaalad addag,Deegankii Oromiyana wuxuu xaruun u noqday rabshado iyo dagaal sabbabay xasilooni darro baahsan. Qaab dhismeedkii maamulka Oromiya wuu burburay,waxayna ku dhacday xukun ciiddan(Xaalad Degdega).
Dawladd shacab soo doortay oo dhibaatada dadka fahmaysa ama xalinaysa ma jirto. "

Da'ud Ibsa oo haddalka sii wata ayaa yidhi:-

"Xalku wuxuu ku jiraa wadda tashi la sameeyo,waa in Dawladd ku meel gaadha oo rabbitanka shacabka ku timid Deeganka Oromiya iyo dalka intiisa kalaba laga aasaasaa.
Annaguna waxaan bilawnay wadda tashi aan shacabka la leeyanayno oo aan Dawladd shacabka matasha ku aasasayno. "

W-q:Macalinka Soomaliyeed(Ms)
VOSS TV

08/10/2020

Muuqaal Sira!

Waa War saxaafadeedkii caawa ay xukuumaduu Qabatay oo ay Ku qasbayaan Masuulkuu inuu Beentiii Afuufo.

Wisiir Ku xigeenku wuu khal-khalay Wuuna aamusay Lkn waxaa qasbaya ruux Camerada Ka gabanaya oo intuu gacanta xoog u tuujiyay leh" adiguu Carabka uunku Adkee Waxa laguu dhiibay " 😥

Ninkani waa Wisiir Ku xigeenka Caafimaadka DDS oo lagu qasbayo inuu been sheego waliba isagoo saxaafada hortaagan,

Yuu shaki kaga jiraa qaabka uu u dhintay prof khalif galaydh???

Madaxwayne Xassan Jire Qalinle waxaa sunaysay naag Axmaar ahayd oo jaariyad u ahayd. kadib Markay caano sun oogu dartay,...
08/10/2020

Madaxwayne Xassan Jire Qalinle waxaa sunaysay naag Axmaar ahayd oo jaariyad u ahayd. kadib Markay caano sun oogu dartay, Arintaana Sirdoonka ethiopia ayaa fuliyay.

Waxaa iyaduna gaadhi lagu dhuftay oo Ku dhintay Kornayl Yusuf M.Sugaal oo Ahaa hogaamiyihii mayalka adkaa ee WSLF--- marxuumkuu wuxuu Ka yimid Ingiriiska Wuxuuna u yimid inuu waxka qoro AUN geeridii Dhoodaan oo ay saaxiibo isku dheer ahaayeen oo dhimashidiisii waxgaradka somaliyeed shiki Wayn Ka qabeen in ay Sirdoonka Ethiopia khaarajiyeen.

Dilalka;

1.madaxwayne Xassan jire Qalinle
2.AUN. Kornayl Yusuf sugaal
3.AUN.dhoodaan.
4. Abwaan singub
5.wariye Cawke
6.Fanaan Masxaf
7.Prof glaydh

Dhamaantoodba dadkan Waxay u dhinteen isku Qaab midwalbana isagoon EThiopia 15 Joogin ayuu durba Geeriyooday.

Taliska dhagarta iyo khayaanada Ku dhusan ee itobiyo waa dhaqankeeda khaarajinta iyo uus xabaalkuu.

Waxaan codsanaynaa Baadhitaan Dheeriya🖐️

Axmed Xasan   cawke Wariye 2015? Moxamuud Cabdulahi Ciise Abwaan Sibgub?Ustaad daa,uud  Cali Madxaf 2020 musician?Cali K...
08/10/2020

Axmed Xasan cawke Wariye 2015?
Moxamuud Cabdulahi Ciise Abwaan Sibgub?
Ustaad daa,uud Cali Madxaf 2020 musician?
Cali Khaliif Galaydh Siyaasi Rugcadaaya 2020?
Dhamaantood illahay Ha u naxariisto

07/08/2020

Daawo Ganasato Ridwaan Cali Oo Ah Gabadh Somaliyed Oo U Dhalatay Deegaanka Oo uu kusime mustafe cagjar hantidii ay lahayd uu axmaar kasiiyay isagoo madaxtoodayada warqad uga qoray in axmaarka lagu wareejiyo.

Wakaas Faiidada Aynu Ka Helay Xisbiga PP Ee Axmaarada Lagu Boqrayo.

Dhalinyaro Reer Jigjiga Oo Hadda Mudaharaad Ka Wada Badhtamaha Jigjiga Waxayna Kaga Soo Hor Jeedaan Xukumada Mustafe Cag...
11/06/2020

Dhalinyaro Reer Jigjiga Oo Hadda Mudaharaad Ka Wada Badhtamaha Jigjiga Waxayna Kaga Soo Hor Jeedaan Xukumada Mustafe Cagjar!

Onlf oo soo sartay press release waxa lagu yidhahdo luuqada English ka.OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONTPRESS RELEASEONLF...
11/06/2020

Onlf oo soo sartay press release waxa lagu yidhahdo luuqada English ka.

OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT

PRESS RELEASE

ONLF Position regarding the postponement of the elections and continuation of the current status quo in Ethiopia

The Ogaden National Liberation Front (ONLF) expresses its grave concern regarding the process that resulted in the decision of the House of Federation to postpone the 2020 elections and extend the mandate of the government and its institutions beyond what the constitution allows.

Out of our concern for public safety, the ONLF was one of the prominent political parties that saw the necessity of taking into consideration the effects of the COVID19 Pandemic on the planned elections. However, we believe that any extension of the current governments mandate should have been done through an inclusive and consultative process resulting in a political consensus rather than a unilateral decision by the one-party dominated two-tier parliament. A political consensus whereby the views of the opposition political parties were taken into consideration and a climate of trust and fruitful collaboration was promoted would have been more likely to create an environment where the promised peaceful and comprehensive democratic transformation of Ethiopia would have been possible.

Now that the government has taken this unilateral decision despite clear warnings by opposition parties, the ONLF wishes to affirm that Ethiopia is entering a more dangerous political phase which can only be described as a sudden and profound halt in the democratisation process.

For all regions, there are security issues and transition crisis, therefore, this delay in elections is sure to further endanger peace and stability. Thus, Across Ethiopia, the ONLF is concerned that increased tensions will be catastrophic and benefit no one.

Therefore, the ONLF calls upon the government to enter into immediate and comprehensive dialogue with all opposition groups for the purposes of reaching a settlement that averts a return to habitual conflicts in Ethiopia. The COVID 19 Pandemic need not halt Ethiopia's democratic transformation and it need not reverse the political gains achieved thus far at a time when unity of purpose in confronting this Pandemic is desperately needed. The unilateral nature of making this decision actually undermines the political and social stability needed to join hands in the face of this Pandemic which is a threat to us all.

ONLF Press Release

For immediate release

11 June, 2020

Jigjiga, The Somali State

👉Farmaajo oo si edeb iyo xurmadi ku dheehantahay u dhagaysanaya Meles Zenawi.👉Farmaajo oo si farxad leh hab u siinaya wa...
09/06/2020

👉Farmaajo oo si edeb iyo xurmadi ku dheehantahay u dhagaysanaya Meles Zenawi.

👉Farmaajo oo si farxad leh hab u siinaya walaalkiis Abiye.

Wadaniga dhabta ah alloow dhowr miyay dhihi jireen reer soomaliland 🤣

Cadaani Hermooge, afhayeenka ONLF, oo tacsi ugu tagay kaalmona gaadhsiiyey waalidka Mimtaz. Mimtaz waa gabadhii 4 jirka ...
08/06/2020

Cadaani Hermooge, afhayeenka ONLF, oo tacsi ugu tagay kaalmona gaadhsiiyey waalidka Mimtaz. Mimtaz waa gabadhii 4 jirka ahayd ee godka ku dhex dhimatay. Mahadsanid mas'uul Cadaani adiga iyo Xisbigaba.

07/06/2020

-Waxaa Caawa Guriga Loogu Daatay, Xaaskii Dhibane Fuad Yusuf Waxaana Gabi Ahaan Dhulka La SOO Dhigay Wixii Guri Yaalay, Wixii Agab Yaalayna Laga Wada Burburiyay.

Waxaa Kaloo La Jidh Dilay Gabadh Yar U Dhalay Iyo Caruurti Oo Sas Wada Qaaday, Hooyadi Dhashay Ay Aad U Moral Jabtay Gurmadna Waydiisatay Shacabka Soomaaliyeed.

Barlamaanada addunka buuq wuu ka dhacaa, laakiin waa ugub in Madaxweyne lagu buuqo, oo uu hadli waayo. 🙈Shalay waxaa Mad...
07/06/2020

Barlamaanada addunka buuq wuu ka dhacaa, laakiin waa ugub in Madaxweyne lagu buuqo, oo uu hadli waayo. 🙈

Shalay waxaa Madaxweyne Farmaajo la siiyay Kaarka digniinta (yellow card), sidii dhacday, waxay u muuqataa inay gabaabsi tahay xurmadii loo hayay.

Maxaad u malaynaysaa inay dhici doonto 8 Febraayo 2021.?

Mdaxweyne Farmaajo laguma yaqaanno aftahanimo iyo gole ka hadal, wuxuu leeyahay fagaara kanax, waxaa shalay markii uu khudbaddii uu akhrinayay ka dhex istaagay xildhibaanno tiro badan, oo si xoog leh ugu dhawaaqeen: “Madaxweyne ma ogtahay inaad fashilantay, isaga tag meesha”. ??

Wuxuu khalday warbixintii loo soo qoray, ee ahayd inuu akhriyo oo kaliya. Tusaale: Tirada ardayda la siiyay deeqda waxbarasho ayuu ku sheegay 65 arday, laakiin waxaa dib ka soo hadlay aggaasimaha Madaxtooyada, oo yiri sidaas maahan, ee waa sidaas. 🙈

Madaxweynaha degenaansho la’aan ayaa ka muuqatay, ilaaadiisa waxay ku qamaameen daminta kamerooyinka iyo hubinta inaysan bulshada gaarin muuqaaladaas.


05/06/2020

-Kacdoonka Dulmi Diidka,Sarkaalad Kamid Ah,Ayaa Dareeska U Dhigtay, Dulmiga Lagu Hayo Fuaad Iyo Dhamaan Shacabka Soomaaliyed Ku Dhaqan Dalka Djaboiuti.

Waxay Ku Dhiiri Galinaysaa Shacabka Reer Djabouti Iyo Dhalinta In Ayna Dulqaad Danbe U Yeelin Oo Ay Banaanka Iskugu Soo Baxaan, Iskana DUL Qaadaan Reerya Qoyan Ee DUL Saaran!

⚖️JUSTICE FOR FUAAD⚖️
04/06/2020

⚖️JUSTICE FOR FUAAD⚖️

04/06/2020

We stand with Brothers & Sisters in Djabuti.

Duqii kaligii taliska ahaa ee Jabuuti oo kacdoon ku bilaabmay kadib markii wiil pilot ahaa musqul ku xidhay.

04/06/2020

Xaaskii Dulmane Pilot Fuad Yusuf Cali

Marwo Geesiyad Ah Oo Xaqiiqada U Sheegtay Regimka Suuliga Ku Dhex Xidhay Nin Keeda!

04/06/2020

Free fuaad yuusuf oo madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele suuli ugu xidhan mudo laba bilood ah.

Runtii waa muuqaal murugo iyo xanuun leh
Fuaad yuusuf waa duuliye reer jabuuti ah oo mudo 2 bilood ah ku xidhan jeel suuligiisa.
Waxaa lagu haystaa waa dulmi.

Waxaa intaa dheer xanuunka jidhka kasoo baxay suuliga uu ku xidhan yahay dartii.

Shacabka soomaaliyeed meel walba ay joogaan wiilkan ha u istaagaan sidii ay nolosha silaca ah ugu bixin lahaayeen.

Haloo kaco Wiilkan soomaaliyeed ee dhiban, intiina Leh Iman Iyo dareen Iyo dhiig SOOMAALINIMO!

Fadlan daawo Video Clip Uu Iska soo duubay Kadib markii si qarsooni ah u ku helay tlf kadibna uu soo gudbiyay dulmiga lagugala kacay Ee Suuliga Loogu Soo xidhay😢

Share ku caawi Oo gaarsi Asxaabta Iyo Caalamka!

03/06/2020

Mulkiilaha SAHAL HOTEL Marwo Sada Ali Sahal Wareysi Gaar Ah Siisay Telefoshinka NABAD TV Ayaa Baaq U Dirtay,Guud Ahaan Shacabka Kasoo Jeeda Somali State!

Marwadu Waxaa Kalo Oo Ay Ka Hadashay Fikrada Ka Danbeysay In Ay Hotel Casri Ah,Ka Hir Galiso Somali State, Gaar Ahaan Caasimada Jigjiga.

Xigasho NABAD TV

DR.Maxamed Siraad Doolaal, Rabbi Naxaristisi Janno Hasiiyo, Qabrigana Waasac Ha Ooga Dhigo, Marti La Jecel Yahayna Rabbi...
24/05/2020

DR.Maxamed Siraad Doolaal, Rabbi Naxaristisi Janno Hasiiyo, Qabrigana Waasac Ha Ooga Dhigo, Marti La Jecel Yahayna Rabbi Ha Ka Dhigo!

FADLAN-Waxaan Ku Jiraa Maalmo Barakaysan Oo Ducada La Iska Aqbalee, Fadlan Aan Ducada Usoo Wada Maro, Guud Ahaan Naftood Hurayaasha,Caawa Inaga Wada Hooseeya Ee Gobanimo Doonka Somali Galbeed U Shihiiday Insha Allah.

JIGJIGA-Waa Ninka Loo Isticmaalo Gumaadka Iyo Xadhiga Iyo Dhaca Iyo Boobka Iyo Bahdilka Lagula Kacay Beesha Uu Kasoo Jee...
23/05/2020

JIGJIGA-Waa Ninka Loo Isticmaalo Gumaadka Iyo Xadhiga Iyo Dhaca Iyo Boobka Iyo Bahdilka Lagula Kacay Beesha Uu Kasoo Jeedo Ee Reer....

Wiil Hoog Weeye Sii Shaqeysanaya Taariikh Xumo Mugdi Ah Oo Nolashi Danbe Aan Ka Hadhi Doonin Waana Xaqiiqa!

(K**i Soco Dhiiqada Ilaa Heer NAF Huris)

''While the role of independent media is quite welcome, the role of NABAD TV is quite curious. The lack of fairness in i...
22/05/2020

''While the role of independent media is quite welcome, the role of NABAD TV is quite curious. The lack of fairness in its' coverage is quite evident. Its' ceaseless criticism of the regime and the unfettered praise of the opposition makes one wonder why that's. For a TV station that purports to fair and independent, it's rather intriguing'' Horseed Nuux,

Dhurwaa baa lagu yidhi fool xumidaa, markaasuu yidhi mid iga yar oo Dhidar la dhaho ayaydaan arag. Hadda tolaw wadaadka Nabad TV ku sheegaya inuusan dhex dhexaad ahayn miyuusan arag SRTV?

Adresse

Copenhagen
2500

Internet side

Underretninger

Vær den første til at vide, og lad os sende dig en email, når Galadiid Tv sender nyheder og tilbud. Din e-mail-adresse vil ikke blive brugt til andre formål, og du kan til enhver tid afmelde dig.

Kontakt Virksomheden

Send en besked til Galadiid Tv:

Videoer

Del


Andre mediafirmaer i Copenhagen

Vis Alle

Du vil måske også kunne lide