Maalinta Carafo waa Maalin uu Illaah (SW) ku Dhaartay weynideeda Daaraadeed, waa maalin uu rasuulkeena Muxamad(NNKH) umada islaamka faray inay soomaan mar la waydiiyay uu yidhi (soonka maalinta carafo waxaa loo dhaafaa dambiyadii sandkii hore iyo sanadka soo socda).
NINKA KA XISHOODAY RABIGII EE DIIDAY IN UU LACAG QAATO……….. ….
Maxaa ka reeban Muslimiinta bisha Dul-Xaj?
Maalinta Jimcaha ee nagu soo aadan 07 jun 2024 /1/12/1445. waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul -Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh.
Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,
Wuxuuna yiri :
(والفجر وليال عشر)
Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah.
Waa maxay cayil,sidee la isku cayiliyaa halkan kadaawo.
Aann la raadino walaal hooyo mcn ayaa ka maqan muuqaalka usii share gareeya.
Ruwaayadii masoomaha oo dhameystiran.
Asc walaalyaal waxaa iga maqan hoyadeey mcn sacdiyo cali Ahmed feeydheer waxeey nooga maqantahay liibiya ilaa 2008 iyo 2009 ilaa hada walaalayaal nolal iyo geeri kuma heeyno share ii dhaha si uu meel dheer u gaaro adinkoo mahadsan
Please walaalayaal
Ila baadi gooba hooyadeey macaan
Waa wiil dhalin yaro ah aan la baadi goobno walaala yaal usii share gareeya muuqalka.
Booliska soomaliya oo awaamiir kasoo saaray dhalinyarada dhaqan xumada kusoo gudbisa baraha bulshada.
Dhalinyaro dabaasha hala barto inta aadan tahriibina.
400$ maku dhiibi laheyd si aad u qeyliso oo aad dhulka ugaraacdo,waa sheeko cajiib ah ila daawo muuqalkan.