Malinta ad lacak heysato wasidan
Xaalada ay ku sugan yihiin Gabdhaha Soomaalida ee Ajiniibta guursada ninki arkay unbaa ka sheekeyn karaWaxaan goob joog u ahaa Nin cadaan ah oo ay gabar Soomaali ah xirir lahaayeen mudo, markii dambana yiri waxaan gaatay Diinta Islaamka sidaasna ku Guuursaday gabadhii, Mudo kadib way isqabteen oo way kala tageen, laba caruur ah oo Will iyo Gabar ah oo ay u dhashayna isagaa gaatay oo Maxkamad ayaa u xukuntay wuxuu u gaystay Hooyadii iyo Aabihii oo Dinta Christian-ka haysta isaga xitaa wuu ka laabtay Dinta Islaamka 00 wuxuu u noqday Diintiisii Hore ee Christian-ka.Gabadhii waagaa u baryey meel ay wax ka biloowdo ayey garan wayday, Waxay nagu soo booqatay maalin maalmaha kamid ah xafiiskii Jaaliyadda Soomaalida e magaaladaasi oo aan Gudiga ka mid ahaa waxayna nala wadaagtay xaalada haysata, markiiba waxaan bilownay in aan Qareen u gabano laakiin nasib xumo mudadi racfaanka wuu dhamaaday, oo kiiskii maxkamada waa laxirey, qaladkaasina iyadaa lahayd oo soo dhexgeli waysay Bulshadeeda Soomaaliyeed oo waxay u go dey Ninkii Cadaanka ahaa Soomaalidii magaalada ladaganaydna xiriirka ayey u jartay, waxa kaliya loo ogolyahay waa in ay boogan karto caruurteeda Maalinta Axadda ah, magalaada lagu haayo caruurta waa magaalo aad uga fog tii ay daganayd.Rafaad badan oo ay martay Gabadhaasi kadib
MAXAA LAGU DHAHAA LUUQADA SOMALIGA AH ISKU DAY INAD FAHANTO THANKS 🙏🏽 ASXAAPTA KU XERAN PAGE 📄🙏🏽🙏🏽🙏🏽
WAX WALBO WAA LABARAN KARAA LKNSE HANIYAD JABIN PLEASE 🙏
LUQADA GERMANY 🇩🇪 BARO AMA FAAIIDEYSO WAQTI DHOW KU BARO LUUQADA