#FAAHFAAHIN
Dagaalka Saaka Dib Uga Curtay Shangeed.
Degmada Rako raaxo Waxa Ay Sanadkaan wacdaro ka Dhigaysaa Koobka Degmooyinka Gobolka Karkaar.
Koobka Degmadee Baa Wadataa?
Aabaha Jacaylka 63 Sano jir Qaliimo Badan ugalay Suu Noloshiisii Dhalinyaronimada Dib Ugu milicsado.
#Arbaco 30-Oct-2024
Gudoomiyaha Ururka Ardayda Jaamacada Bada Cas Mudane Abdirizak Mohamoud Qaadi Ayaa maanta Booqasho Iyo Xog Waraysi Ugu Tegay Gudoomiayaha Ururka Naafada Gobolka Bari Ee Puntland Maxamad Maxamuud Cali Kamiin Qumane Qunyarsocod.
Gabar Reer Laascaano Ah iyo xulashada Geyaankeeda Nololeed.
Cayaarta Jaandheerta weli Madheeshay Mase Jeceshahay Daawashadeeda?
Halkani Waa Gobolka Raasicasayr Ee Cirifka Bari Ee soomaaliya.
Hadal jeedinta Gudoomiyaha Midawga Ardayda Jaamacadda Badda Cas Mudane Abdirizak Mohamud Said Al-Qaadi; Bandhiga Buuga Jiilka Daraawishta.
Muuqaalka Shil Baabuur oo shalay ka dhacay magaalada Boosaaso.
Wariye Fadumo yaasiin ow jaamac iyo Saygeeda Qoraa Kaashawiito iyo Munaasabadda Bandhiga Buugga Jiilka Daraawiishta Ee Magaalada Boosaso.
Horusocod Media
DEGEDEG: Xamaas ayaa xaqiijisay inuu geeriyooday Yaxye Sinwar , hoggaamiyihii iyo madaxii xafiiska siyaasadda.
Wax kabaro Taariikhda shahiid #Yaxye_Sinwaar
Abdihaafid Buruuj Hãşãń
Yaxye Sinwaar "Waxaan oranayaa Haddiyada ugu weyn ay i siin karaan Cadowga & Gumeystaha waa iney aniga i shirqoolaan iyo inaan Alle hortago aniga oo Shahiid ah oo gacantooda ku baxay".
#MUQDISHO
Hooyo soomaliyeed Oo Ka warbixay Xaalada dhabta Ee Caasimada Dalka.
BOOSASO DHACDO MURUGO BADAN
Garyaqaan:Yaasiin nuur aadan farax
"Anigoo ah Garsoore Yaasiin Nuur Aadan, ahna garsooraha maxkamadda darajada koowaad ee degmada Bosaso xarunta gobolka Bari waxaan la wadaagayaa shacabka reer Puntland dil, dhaawac iyo handadaad iyo afduub 10kii bishaan galabimimadii Khamiista ay igula kaceen ciidamada PSF , xilli aan kasoo noqday xeebta Bosaso ee u dhow madaxtoyada Bosaso.
Ciidamada PSF ayaa weerar igu soo qaaday aniga oo taagan goob aan ka fogayn xeradooda waqtigaasi oo aan xeebta kasoo laabtay, kuna jiray xaalad shil gaari oo dhaliyay burbur soo gaaray gaarigayga kadib markii uu igu dhacay gaari qof shacab ah watay, kaasi oo isagu qaatay khaladkiisa , iina balanqaaday inuu gaarigayga uu hagaajinayo, nasiib darro ciidanka PSF oo goobta shilka gaariga aan kula kulmay soo gaaray ayaa sameeyey tilaabooyin khaldan oo baalmarsan sharciga ciidamada iyo midda madaniga, waxaa ay isla markiiba bilaabeen in gaariga shilka ii gaystay ay iga fasaxaan inagoo wadahadal kujirno, iyo inay bastooladayda igu qabsadaan, iyagoo aan wax sharci an aan u haysan, waxaana ay sheegteen awood iyadoona xabad isaga dhuftay askari isla ciidamadooda katirsanaa oo uu gaaray dhaawac dhanka lugta ah dhufashadii qasabka ahayd ee bastooladayda, waxaana aniga iyo wiil ila socday oo lagu macacaabo Axmed Faarax Siciid ay inoo gaysteen dhaawacyo iyo afduub, aniga waxaa ay iga tuureen laba ilig, dilaac bishinta ah iyo nabaro xagga wajiga ah, waxaana ii gaysteen afduub ah inaan muddo hal habeen iyo dhowr saacadood ah igu xireen xeradooda, taasi oo ah wax sharci darro in garsoore xasaanad leh lagu sameeyo baaritaano ama afduub, sidoo kale waxay isla goobta ku dhaawaceen wiilka ila socday oo nabar uu kasoo gaaray isha bidix oo aan cadaymaheeda la hayo"
Horusocod Media
BANDHIGA BUUGA #JIILKI_DARAAWISHTA
Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad
BANDHIGA BUUGA #JIILKI_DARAAWISHTA
Beeldaaje Maxamad Beeldaaje Ismail