Suldan Media

Suldan Media Informações para nos contactar, mapa e direções, formulário para nos contactar, horário de funcionamento, serviços, classificações, fotos, vídeos e anúncios de Suldan Media, Site de notícias, Rua 16 Mártires de Kifangondo, Luanda.

Suldan Media: É um site de notícias, conforme o nome já diz, pretende oferecer informações de forma rápida, prática e eficaz a grande parcela da população Mundial.... Suldan Media é uma empresa de comunicação, motivada pela fraca informação vindo da instituição de Jornalismo, achamos melhor criar o mesmo para puder informar ao mundo tudo que se passa no nosso dia dia, com objectivo de actualizar os cidadão locais e não só....

31/05/2023
21/04/2023

Xukunka jimco haday kusoo aado ciid, jimcaha makadhacaaya qofka, oo lagama rabo miya?
Madhabka Maalikiyada iyo Xanafiyada waxay Qaban jimcaha inay waajib tahay xittaa Qofka Haduu Salaada Ciida sootukado, waa marka ay jimco iyo Ciid isku soo aadaan, sida jimcooyinka kale looga rabo qofkawaajibna ay tahay.

Shaafici wuxu Qabaa dadka Tuulooyinka jooga, haday Xaadiraan Salaada Ciida in ay kadhacayso.

Axmad bin Xambal wuxu qabaa inay kadhacayso jimcaha, maadaama ay isku soo aadeen Ciid iyo Jimco, Qofkana in aan lagarabin Salaada Jimcaha, iyo Duhur toona.
Sidaasaana sax ah uguna raajaxsan, Nabi Maxamadna N.N.k ha ahaate, kasugnaatay iyo Saxaabadiisa, sida Cumar, Cuthman, ibnu cabas, ibnu Mascuud iyo Zubeyr ba kasugnaatay, in salaada jimcaha ay kadhacayso, oo aan lagarabin, qofkii Salaada Ciida tukaday
Nabigana s.c.w waxa uu yiri Ninkii doono ha xaadiro oo hatukado, ama yuusan tukan.

■Fatwadaas waxa kalo qaba Shaykhul islam ibnu Taymiya, sh.Bin Baaz iyo qayrkooda Culimada Casriga ah.
☆Imaamka waajib bay kutahay jimcaha madama,asaga uu khubada,aqrinayo, sida 2 Ruwaayad kusugan.

♧Qofkii 2 da Salaadood Tukada (Ciida iyo jimcaha Dhibmalahan,Fadligeedana waa ay leedahay.
والله أعلم وبالله التوفيق.
عيدكم مبارك
تقبل الله مناومنكم صالح الأعمال
كل عام وأنتم بالخير.

14/01/2023
16/12/2022
21/11/2022

BREAKING 🚨 Ma jiro kabtan soo xiran doona marada lagu xayeysiinayo kooxaha (isku jinsiga ah ee isku galmooda) inta uu socdo Koobka Adduunka ❌

Qoraal rasmi ah ayaa kasoo baxay, dhamaantood waxey ka cabsadeen ciqaabta ka dhalan karta arinka.

Qatar laguma arki doono calaamadaha kooxdaas.

Waa lakala adkaaday 🇶🇦🤝 SHARAF 👏🏾👏🏾

21/11/2022

FIFA oo ka adkaatay Wadana Reer Europe ee waday ajandaha Qowmu Luudka 😃😃

England Iyo Lix wadan Kale oo Xaqiijiyay In aysan Xeran Doonin Captain ka Qowmu Luudka Kadib markii FIFA tiri Cidii Xerataa Waa Yellow

21/11/2022

Captains ka Kooxaha England, Wales, Netherland, Denmark iyo USA ayaa Raba in ay Xertaan Calamada Captainimo ee ka turjumeyso Qowluudnimada

FIFA ayaa Dignin adag siisay ineysan Xirin Wxa la leyahay Waxa Laga yaba Ciyarta Marka ay bilabato in Yellow la siiyo qofkii soo xertay Sidoo kalena Yellow kale ayey qaadan doonan hadey ciyarta kale ee xigtana soo qataan taas oo ka dhigan in Group ka ciyarta ugu danbeysa ay Kuli Seegan

23/08/2022

Wadankan aynu joogno Ee Angola dadweynuhu waxay udareerayaan maalinta berri ah doorashada mataxtinimada wadanka,waxay dooranayaan xizbiga iyo madaxweynaha hogaamindoona talada dalka 5 sano ee soo socota haduu alle idmo, allaha nagu amaansado anaga iyo intii muslim ah ee kudhaqan.
Tartanka waxa uu udhaxeeya 8 xizbi, lkn doorashada ugu adag waxay dhaxmari doontaa xizbul xaakimka , iyo xizbiga ugu tunka weyn mucaaradka ee .
24.08.2022 Arboco
Angola luanda

08/07/2022

عيدمبارك
تقبل الله مناومنكم صالح الأعمال

Final
15/05/2022

Final

?
15/05/2022

?

25/04/2022

Ama Cinwaankeyga Weerara Ama Jabsada Habaar Laygu kariwaa, Afkaarta Siyaasiga aan xambaarsanahay Igama hor istaagi karaysaan insha allah, waxaase itusteen tabartiina.

15/03/2022

Maanta waxaan sagootinay safiirka, kuxigeenkiisa iyo madaxa baasaboorka safaarada waxayna ukicitameen halkii ay kayimaadeen oo rugtooda ahayd, wayna mahadsanyihiin waxa ay uqabteen bulshada kudhaqan Angola.
Talaado
12/08/1443 hIJRIYA
15/03/2022
Luanda-Angola.

14/03/2022

Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Angola Oo Soodhaweesay Safiirka Uqaabilsan Soomaaliya Wadamada Dhaca Koofurta Afrika, Loona soo Magacaabay Wadanka Angola Mudane Danjire Mohamed Ali Mire, Kuxigeenkiisa Mudane Abdalla M Mursal Iyo Madaxa Qaybta Socdaalka Safaarada Mudane Ahmed Hassan Fanax.

Maanta waxaa yimid wadanka Angola Wafti uu hogaaminayoSafiirka soomaaliye ee koofur afrika,Danjire Mudane Mohamed Ali Mi...
08/03/2022

Maanta waxaa yimid wadanka Angola Wafti uu hogaaminayo
Safiirka soomaaliye ee koofur afrika,
Danjire Mudane Mohamed Ali Mire(Nabadone)
Qunsulka koowaad ee saafaarada Mudane Abadalle, Madaxa Socdaalka iyo baasaboorada Mudane Fanax, Mudanayaasha waxa soo dhaweeyay Madaxda Dowlada Angola, gaar ahaan Wazaarada Arimaha dibada kadib, waxaa siwadajir ah usoo galbiyay, una soo dhaweeyay Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Angola Qaybeheeda kaladuwan sida Culimada Dacwada, Cuqaasha, Ganacsatada iyo Dhalinyada, jaaliyada waxay maanta usameesay cazuumaad iyo Qado heersara ah wayna mahadsanyihiin walaalihii soodhaweeyay, qaybna ka ahaa Abaabulka.

Bulshada waxan war gelinayna cidii ubaahan safiirka in ay oogu tagikaraan Hotelka uu kadaganyahay Luanda, waqtiga Safarkana Aad buu ukoobanyahy halaga faaideesto, gaar ahaan walaalaha ubaahan in laga caawiyo arimaha sharciga, Mahadsanidiin idilkiina.

Howsha dadweynaha looqabanayo waxay bilaabanaysa maalinka khamiista subaxnimada abaaro 08:00 Am insha allah.
Admin/ Mohamed Suldan Kadhondhe

08/03/2022

Maanta waxaa yimid wadanka Angola Wafti uu hogaaminayo
Safiirka soomaaliye ee koofur afrika,
Danjire Mudane Mohamed Ali Mire(Nabadone)
Qunsulka koowaad Mudane Abadalle, Madaxa Socdaalka iyo baasaboorada Mudane Fanax, Mudanayaasha waxa soo dhaweeyay Madaxda Dowlada Angola, gaar ahaan Wazaarada Arimaha dibada kadib, waxaa siwadajir ah usoo galbiyay, una soo dhaweeyay Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Angola Qaybeheeda kaladuwan sida Culimada Dacwada, Cuqaasha, Ganacsatada iyo Dhalinyada, jaaliyada waxay maanta usameesay cazuumaad iyo Qado heersara ah wayna mahadsanyihiin walaalihii soodhaweeyay, qaybna ka ahaa Abaabulka.

Bulshada waxan war gelinayna cidii ubaahan safiirka in ay oogu tagikaraan Hotelka uu kadaganyahay Luanda, waqtiga Safarkana Aad buu ukoobanyahy halaga faaideesto, gaar ahaan walaalaha ubaahan in laga caawiyo arimaha sharciga, Mahadsanidiin idilkiina.

Howsha dadweynaha looqabanayo waxay bilaabanaysa maalinka khamiista subaxnimada abaaro 08:00 Am insha allah.

Admin/ Mohamed Suldan Kadhondhe

Waxaa ilaahay Mahadiisa ah, in ay maanta yimaaden Wadanka Angola,  , Qunsulka koowaad  , Madaxa Qaybta Socdaalka  Safaar...
08/03/2022

Waxaa ilaahay Mahadiisa ah, in ay maanta yimaaden Wadanka Angola, , Qunsulka koowaad , Madaxa Qaybta Socdaalka Safaarada koofur afrika , waxaa soo dhaweeyay wafdiga qeybaheeda kaladuwan haday ahaan lahayd Culimo, Cuqaal, Ganacsato iyo Dhalinyaro
Wayna ku mahadsanyihiin walaalaha iyo bulshada soomaaliyeed ee soo dhaweesay, Muujiyayna Midnimada iyo isku xirnaanta jaaliyada.

Ma Ogtahay Bisha Shacbaan in ay Tahay Bisha Xisaab Xirka ee Shaqadii Sanadka, Amaba Camalkii aad soo Qabatey Sanadkii aa...
08/03/2022

Ma Ogtahay Bisha Shacbaan in ay Tahay Bisha Xisaab Xirka ee Shaqadii Sanadka, Amaba Camalkii aad soo Qabatey Sanadkii aan kusoo jirney mase U diyaar Garowdey Xisaabta lagaa Gudbin doono, Bishaan Shacbaan⅕ ?

Tusaale Campany markaa Ushaqeyso oo aa tahay MaNager Sanadka markuu dhamaado waxaad isku Diyaarin Xisaab Xir,, %100 waxaad Abooda saaree Sidii aad Xisaab Sax Ah Bosska ugu Gudbin Laheyd,, Hadaba Xisaabta Alle Ayaa kaweyn Kana kheer Badan inaa Xil iska Saarto Sidii ay Sax kuuga Noqan laheyd,, Caa,isha RacNh Waxaa laga Weriyey, Soonka ugu Badan markii laga Reebo Ramadaanka Nabiga SCW , wuxuu Soomi jirey Bisha Shacbaan,,

Markii Laweydiiyo Sababtana Wuxuu dhih jirey maadaama Camalkii Sanadka oo dhan Bishaan Alle Loo Geynayo Waxaan Jeclahay Anoo Sooman Camalkeyga in Alle Loo geeyo,,

Ma Qaldame waa Allah Sanadkii Tagey wax Qalad Ah iyo wax Sax Ahba inaa soo Sameysey Ayey ubadantahay lkn Kudadaal Towbada oo Alle Unoqo, Maankana ku hay Bishaan in ay Tahay Bisha Xisaabta Shaqadii laguu Direy laxiraayo,,

1 waa muhiim, inaa faraha kala Baxdo Danbiyadii aad dhex Dabaalneysey Towbadana aad Badiso, Soonka Sunnah Ahna hadii aad Aboodo aad kudadaashid,,

2 Sanadkii Tagey Hadii ay wax kaa Qaldameen midka kuu Bilaaban Rabo inaa dib iSu Saxdo, Oo Xisaabka Xirka Xigi Doono Adoo wali Qalad kusocdo kuu imaan Hadii Alle Nafta kuuga Simo,

Gababo iyo Gunaanud, waxaan Allah kabaryeynaa dhamaanteen kuwii loo Danbi dhaafey inuu Allah Naga dhigo,

08/03/2022

ASC WR WBR
WALAALAHA HALKAN KUXIRAN, SIGAAR AH,
WAXAA LA, OGEYSIINAYAA WALAALAHA KUNOOL ANGOLA EE QABA BAAHI BAASABOOR INUU IMANAYO MAANTA 08/03/2022, HADUU ALLE IDMO SAFIIRKA SOOMAALIYA EE KOOFUR AFRIKA IYO TEAM LASOCDA, WAXAYNA DIYAAR U YIHIIN IN AY NAGA HAQABTIRAAN OO AY DABOOLAAN BAAHIDA LOOQABO SHARCIYADA AY UBAAHANYIHIIN BULSHADA SOOMAALIYEED EE HALKAN KUDHAQAN HADU ALLE IDMO WIXII FAAHFAAHIN AH MARTISH AYAA LAGAHELAYAA WUXUU JOOGAYAA SHAN CISHO OO KALIYA, HADAYSANBA KAYARAAN, DADKA HALA GAARSIIYO
MAHADSANIDIIN.

Xigasho,Mohamed Suldan Kadhondhe

By Admin

22/02/2022
إن الله لا يقبض العلم انتزاعًا ينتزعه من العباد، ولكن يقبض العلم بقبض العلماء، حتى إذا لم يُبقِ عالِمًا اتخذ الناس رؤوسً...
22/02/2022

إن الله لا يقبض العلم انتزاعًا ينتزعه من العباد، ولكن يقبض العلم بقبض العلماء، حتى إذا لم يُبقِ عالِمًا اتخذ الناس رؤوسًا جهالًا، فسُئلوا، فأفتوا بغير علم، فضلُّوا وأضلُّوا
😭Waxay ahaayeen saaxiibo aad isugu Dhow oo Diinta islaamka Faafiya Dadkuna aad ujecelyihiin Balse Dhamaantood waa la dilay.
1: Dr Sheekh axmad Xaaji Cabdiraxmaan 5/11/2011 ayaa lagu dilay Magaalada Bosaso isagoo Sooman oo Maalmahaas Xajka kayimid
2: Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax 15/2/2013 ayaa la Toogtay isagoo Ku Jira salaadii Casar Rakcadii Afraad Magaalada Garoowe.
3: ugu Dambayn Maanta ayaa la Qarxiyey Sheekh Cabdinaasir xaaji axmad isagoo Dacwad iyo Fidinta Diinta ujooga kismaayo ayaa Baabuurkiisa Qarax Loogu xiray
Waa Sadexdii saaxiib ee Aduunka la dhaafiyey ilaahay ha unaxariisto walaayalaal Ducada Hala dhaafina 😥
Uduceey geeri naxdin leh cidii ka dambaysay hoog ayaa u sugnaaday aakhiro iyo aduun.
Aqbal

إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى ، اغتيل اليوم في مدينة كسمايو شيخنا الوالد المربي " الشيخ عبدالناصر حاج...
22/02/2022

إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى ، اغتيل اليوم في مدينة كسمايو شيخنا الوالد المربي " الشيخ عبدالناصر حاج أحمد يوسف بمفجر ألصق بسيارة الشيخ مختار ، وكان السائق صاحب السيارة وهو الآن بصحة وعافية ، و الشيخ رحمه الله كان جالسا بجنبه ، ومعهما الشيخ محمود محمد سمتر مدير معهد الإمام السيوطي للعلوم الشرعية واللغة العربية ، الله يشفي جرحه العميق ، والشيخ محمود حاج وهو أيضا خرج من السيارة المتفجرة سالما بإذن الله.
كان للشيخ قبل وفاته في الضحى لقاء مع سادة القبائل ووجه نحوهم بعض النصائح والمواعظ ، ثم ذهب إلى مسجد الرياض لإتمام الكتاب " أربعون حديثا وكل حديث في ست خصال للدكتور صالح بن الغنام السدلان، وختم الشيخ رحمه الله الكتاب بالدعاء للمؤلف والطلاب ، وفور خروجه من المسجد انفجرت السيارة ومات في مجلسه مع كتابه.
أسأل الله للشيخ عبدالناصر أن يرحمه ويغفر له ويجعل له قبره روضة من رياض الجنة ويزوجه حورا كاللؤلؤ المكنون.

ustaad Guure

وَلَا تَمْشِ فِي الْأَرْضِ مَرَحًا ۖ إِنَّكَ لَن تَخْرِقَ الْأَرْضَ وَلَن تَبْلُغَ الْجِبَالَ طُولًا (37)
29/12/2021

وَلَا تَمْشِ فِي الْأَرْضِ مَرَحًا ۖ إِنَّكَ لَن تَخْرِقَ الْأَرْضَ وَلَن تَبْلُغَ الْجِبَالَ طُولًا (37)

29/12/2021

Waxan halkan tacsi tiiraanyo leh ooga dirayaa, lana qaybsanaya murugada walaaladey, Abtiyaal, Habaryaro, iyo Awowgey, sigaar ah
Geerida oo maanta kugeeriyoodey Xarardheere,
waan kaxumahay waana dareemaya xaalada aad kujirtan iyo waxa aa dareemaysan, waxaa garankara qofka waalidkiisa waaye.
Indhuhu waa ilmeenayan, qalbiga waa murugoonaya, oran mayno illaa wuxu alle raali kayahay mooye,Abti waan lamurugooneyna waayidii aan weyney.
Naxariistii eebe iyo janadiisa allaha ku maneesto Abti halkaa waaloo wada socda, in dhawaale waa uu xanuusanayay abti, waxaa haayay Cagaarshow, Deetana waxa uu Cunay Hilib Idaad oo uu sababsaday ugu dambeen, waqtigiisii baa halkaas ku ekaa abti allaha unaxariisto.
‎لو كانت الدنيا تدوم لأهلها لكان رسول الله حيًا وباقيًا
‎اللهم تقبله عندك واجعله مع الصالحين وحسن أولئك رفيقا
Waxan Tacsida iyo murugada la qeybsanaya
Dhaman ehelka, iyo qaraabada
samir iyo iimana Allaha inaga wada siiyo
Abti 😭😭😭😭
ان لله ماأخذوله ماأعطى وكل شيئ عنده بأجل مسمى، فلتصبروالتحتسب،
إنالله وإناإليه راجعون😭😭😭
اللهم اغفر له وارحمه، وعافه ،واعف عنه ،وأكرم نُزُله ، ووسع مُدخلهُ ، واغسله بالماء والثلج والبرد ، ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، وأبدله داراً خيراً من داره ، وأهلاً خيراً من أهله وزوجاً خيراً من زوجه، وأدخله الجنة ،وأعذه من عذاب القبر ( ومن عذاب النار )"🤲🤲🤲

والله. شانهم عبرة. منهم. من. قتل. ومنهم. من. سجن. ومنهم. من. هرب. يذل. من يشاء. ويعز. من يشاء.
29/12/2021

والله. شانهم عبرة. منهم. من. قتل. ومنهم. من. سجن. ومنهم. من. هرب. يذل. من يشاء. ويعز. من يشاء.

Endereço

Rua 16 Mártires De Kifangondo
Luanda

Notificações

Seja o primeiro a receber as novidades e deixe-nos enviar-lhe um email quando Suldan Media publica notícias e promoções. O seu endereço de email não será utilizado para qualquer outro propósito, e pode cancelar a subscrição a qualquer momento.

Vídeos

Compartilhar

Empresas De Mídia nas proximidades