Hindi afsomali

Hindi afsomali If don't like what I post unlike the page

22/07/2024

Hindi Af Somali Cusub

22/05/2024

Flim kaan ku Bashaal

22/05/2024

Hindi cusub 2024

26/04/2024

Flim...

04/04/2024

Hindi afsomaliiiii❤️❤️❤️❤️

19/03/2024

Flim Qosol badan

15/06/2022

Hindi qosol badan kkkkkkkkk 😁😁😁

26/05/2022

SU'AALO & JAWAAB MUHIIM AH

Waxaad tahay qofka ugu horeeya subaxdii aan ka fikiro iyo qofka ugu danbeeyo habeenkii markan seexanayo😍Aragtida ugu hor...
01/04/2022

Waxaad tahay qofka ugu horeeya subaxdii aan ka fikiro iyo qofka ugu danbeeyo habeenkii markan seexanayo😍

Aragtida ugu horeysay ayaan ogaaday inaad tahay lamaanaheyga aan ubaahnaa.💏

Ma sahlana in la helo qofka saxda ah, laakiin waa mahad Ilaah, adiga ayssn kuhelay; waxaad tahay midii aan raadinayey. Xabiibi, si dhab ah ayaan kuu jeclahay.💖

Waxaad si joogto ah ugu jirtaa maskaxdayda iyo qalbigayga, oo waxaad had iyo jeer joogi doontaa halka uu qalbigaygu yaal. Macaan❤

Barqo wanagsan dhamaan lamaane kasta waxaan idin rajeynayaa farxad iyo inaad isku waartaan.

25/02/2022

ALLAHAYOOW JANADA AYAAN KU WEYDISANEYNAA

25/02/2022

Kkkkkkkk

25/02/2022

WAX KA BARO

25/02/2022

gadaal ha u fiirinin qaladkaada ee hortaada ka fiiri xalka ku haboon EE Habeen wanaagsan inta wax aragto

20/02/2022

Aakhiro & Aduun Liibaan Side Lagu Helaa?ᴴᴰ┇Sh. Hussein Ali Djibouti
Mc

16/02/2022

Qiso cajiib Ah Abu-Dardaa

17/11/2021

South Africa haddii aad joogto waa qasab inaad arimahaan Aad la kulanto😀😀😀

28/10/2020

Address

Port Elizabeth

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hindi afsomali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share