Sama-keen TV

Sama-keen TV XOG IYO XAQIIQ KALA SOCO SAMA-KEEN TV
(1)

29/08/2024

imaaraadka waxa u shaqeynaya waa Hassan shiiq, Ethiopia waxa u Shaqeeya waa Hassan shiiq+ Siisii abi Ahmed iyo Hassan waa siyaasada isku xiran.......Oday H**e

23/08/2024

Xog: Etopiya iyo Kenya oo Heshiish qarsoodi ah galay. Shirkadaha diyaaraha oo madax banaanida Somaliya. Dagaalka masar oo...

22/08/2024

Xog culus: Hamse iyo Xasan Sheekh oo isku haya Magacawida Asad Diyaano. Villa Somalia oo Dige iyo bukhari kala reebtay. Tareenka oo...

21/08/2024

Xog: Axmed madoobe oo dariiqa is Dorashada u dhaqaaqay. Hamse iyo madoobe oo is haya. Gobalada oo imaansha muqdisho...

20/08/2024

Xog culus. Liiban shuluq dacwada Qoor qoor. Mahad Salaad iyo odaawa oo xasan Sheekh ku heesta.. Dorashada Galmudug..

13/08/2024

Xog culus: Mahad Salaad iyo Fahad yaasin oo ka arisan doona Dorashada Galmudug. Xasan Sheekh iyo Mahad oo kala furtay...

09/08/2024

Xog culus: Xasan Sheekh oo qorse cusub la yimid. Axmed madoobe iyo Deni oo mar kale dantu isku keentay. Dorashada villa Somalia oo..

08/08/2024

Xog culus: Turkiga oo Ethiopia la jirsaday. Abiy Ahmed oo Degaanka Kusoo ka geestay Gabood Falyo. Oramada oo....

07/08/2024

Xog culus: Muuse bixii oo Adis-ababa u socda. Beri ilaa galbeed socdaal Gorneelka ee Somaliland. Ilaa Washington...

06/08/2024

Dareen. Kacdoon Shacab xal ma u yahay dhibka Somaliya? Muqdisho maxeey la gaar tahay oo....
..

02/08/2024

Xog culus: Axmed madoobe iyo Laftagareen oo diiday Damaca Xasan Sheekh. Fashilka garoonka Baydhabo ku qabsaday villa...

01/08/2024

Xog culus: Turkiga iyo Imaaraatka oo isku haya kheyradka Dalka. Masar iyo Sacuudiga Boobka Hantidada. Somaliya oo....

30/07/2024

Warbixin: Maxaa Hortaagan In Shab::;b laga adkaado. Dagaalka Dabo dheeraday mashruuc Caalamka mise mid gudaha...

29/07/2024

Warbixin: Tareenka Xasan Sheekh oo baakintay dhabo Xun. Fashilka Musuqa Boobka Hantida...................

Maxaa ka Rajeene

28/07/2024

Xog qarsoon; Mareykanka oo Somaliland Aqoonsanaya. Muuse bixii oo Fursad ka helay Jabuuti. Loolanka geeska...

27/07/2024

Xog culus: Etopiya oo Somaliya kuso warcelisay. Somaliland oo Aqoonsi ka hesay Ingiriiska...

26/07/2024

Wareysi #1 Somaliland waa in laga qabto Muuse bixii. Xasan Sheekh oo fashilmay. Axmed madoobe kismaayo awood ayaa...|| Siyaasi Muqtaar ||

26/07/2024

Xog; jabuuti oo Faransiis isku dhiibtay. Etopiya & Eritrea oo balamay. Sudaa Gudaha. Kenya kacdoonka
Somali oo Somaliland....

25/07/2024

Xog; Etopiya iyo Eritrea oo Dagaalka Somaliya isku diyaarinaya. Xasan Sheekh oo Asmara lagu gaaday....

24/07/2024

Xog culus: Etopiya oo Hub fara badan la timid. Qorsaha Abi Axmed iyo Muuse bixii oo Xog laga helay. Damaca Adis-ababa oo Hirgalay.....

23/07/2024

Xog qarsoon. Jupaland jabkii ku gaaray AS. Sida uu weerarka u dhacay. Axmed madoobe oo fursad......

28/06/2024

XOG: AS Iyo Dowlada Somaliya oo heshiis qarsoon ku gaaraya Dalka Qatar ! Xogta Heshiiska ?

04/06/2024

JABKA CANFARTA, SOOMAALIDA OO GUUL WEYN KA GAARTAY CANFARTA, MUSTAFA CAGJAR OO XILKIISA KA FIKIRAYA.

03/06/2024

DEG DEG: CCW OO WEERAR AFKA AH KU QAADAY DWOLADA UU KA TIRSAN YAHAY, XOG CULUS OO BANAANKA LA KEENAY

02/06/2024

DEG DEG || Koonfur Galbeed oo diiday in ciidamada Ethiopia ka baxaan Soomaaliya. Khilaaf cusub !?

DEG DEG  Canfarta iyo jabkii gaaray
01/06/2024

DEG DEG Canfarta iyo jabkii gaaray

DEG DEG || MEYDADKA CANFARTA OO WARAN WADADA,CANFARTA OO CASHAR LOOGU DHIGAY GALBEEDKA GOBOLKA SITTI.

27/05/2024

MUUSE BIIXI oo la yimid qiil ay caalamka ‘ku taageeri karaan’ heshiiska Itoobiya.

25/05/2024

Maxkamadda G/Banaadir oo fasaxday Koofi, Cabdul iyo Saabey & xeer ilaalinta Somalia oo ceeb dhexd kataagan.

24/05/2024

Xog Culus: Shuute oo noqon doona taliyaha ciidanka milatariga somaliya! dagaal ka dhex jira ciidanka

23/05/2024

Xog Culus: Duqa Muqdisho, Taliyaha Boliska, Iyo Safiiro Xilalka Laga Qaadi Doono, Xogta Saqsiyaadka.

Address

41plane Street Silversand
Cape Town
7580

Telephone

+252618722419

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sama-keen TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sama-keen TV:

Videos

Share


Other Media/News Companies in Cape Town

Show All