Ahmed Aweys Hassan

Ahmed Aweys Hassan Engineer Ahmed Aweys Hassan
Web developer and Motion Graphics
Photographer and graphic designer Xamartv Home Of Arts, music & Entertaiments

04/28/2024
Something unbelievably
04/28/2024

Something unbelievably

“Baar waa bogsiiyaha Barta-sare
ee ganacsigaagu uu Hiigsanayo”


إسلام عليكم ورحمة الله وبركاته Dhamaan asxbta jimca wanaagsan allaha na waafajiyo kheyrka maalintaan iyo maalmaha soo so...
02/23/2024

إسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Dhamaan asxbta jimca wanaagsan allaha na waafajiyo kheyrka maalintaan iyo maalmaha soo socdaba, dhowaan waxaan bilaabi doonnaa taxane aan ugu talagalay in aan uga faaiideeyo dadyowga Soomaaliyeed laguna magacaabo ( Xaalkuwaa sidee )
Fadlan kala soco halkaan

Mar kale jimca wanaagsan

ALXAMDULILLAAH MAANTA OO TAARIIKHDA KU BEEGANTAHAY 20-Safar-1445 hijriyadana ku beegantahay 5-Sep-2023 Miilaadiga, Waxaa...
09/05/2023

ALXAMDULILLAAH MAANTA OO TAARIIKHDA KU BEEGANTAHAY 20-Safar-1445 hijriyadana ku beegantahay 5-Sep-2023 Miilaadiga, Waxaa reerka kusoo biiray gabar, waxaana alle weyne uga baryaa midii nafsadeeda, dadkeeda, diinteeda, iyo dalkeedaba anfacda inuu alle ka dhigo

AAMIIN AAMIIN

Illaahey wuxuu yiri: يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُواْ اسْتَعِينُواْ بِالصَّبْرِ وَالصَّلاَةِ إِنَّ اللهَ مَعَ الصَّابِرِي...
09/03/2023

Illaahey wuxuu yiri:
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُواْ اسْتَعِينُواْ بِالصَّبْرِ وَالصَّلاَةِ إِنَّ اللهَ مَعَ الصَّابِرِينَ
“Kuwa xaqa rumeeyoow! kaalmaysta Samirka iyo Salaadda. Alle wuxuu la jiraa kuwa Samree”.

05/25/2021

Meherka aweys & najma

Daqiiqadkasto cusubi waa firsad ku hortaal oo aad noloshaada wax uga badali kartid.Jaaniska leyskama qasaariyo.Subax wan...
03/04/2021

Daqiiqadkasto cusubi waa firsad ku hortaal oo aad noloshaada wax uga badali kartid.

Jaaniska leyskama qasaariyo.
Subax wanaagsan

Dadku waxay yiraahdaan, raadso dad fiican oo ka tag kuwa xun laakiin waa inay noqotaa, "ka dhex raadi wanaagga dadka dhe...
03/02/2021

Dadku waxay yiraahdaan, raadso dad fiican oo ka tag kuwa xun laakiin waa inay noqotaa, "ka dhex raadi wanaagga dadka dhexdooda, xumaantane iska diid" balse xusuusnow majiro aduunkaan ruux dhameystiran, alxm🤲🏻
27aad

Address

435 S 600 W
West Valley City, UT

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Aweys Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Aweys Hassan:

Videos

Share

Xamar-Post

Warbaahin madax banaan oo ka shaqeysa Arrimaha Dalka, Sida soo gudbinta xogaha dahsoon ee aan la heli karin iyo daba galka dhacdooyinka Dalka ka jira.


Other West Valley City media companies

Show All