Warbaahinta Wararka

Warbaahinta Wararka Warbaahinta Wararka N-Xoriyada Waa Warbaahin dhexdhexaad ah oo aan u afduubneyn urur.Xisbi.qabiil.ko

09/02/2024

DEG DEG madaxweyne Xasan Sheekh oo qaaday talaabo culus oo Jawaab u ah Xildhibaanadii taageeray Itoobiya iyo Gudoomiye Aadan madoobe oo dadaalkii ugu waynaa ku bixinaya inuu badbaadiyo Xildhibanada.

Guddoomiyaha Gobolka Bakool ayaa isku soo bax lagu taageerayo ciidamada Itoobiya, loogana soo hor jeedo ciidamada Masar ...
08/30/2024

Guddoomiyaha Gobolka Bakool ayaa isku soo bax lagu taageerayo ciidamada Itoobiya, loogana soo hor jeedo ciidamada Masar ka sheegay in aysan rabin ciidamada Masar ee dhawaan la filayo in ay soo gaaraan Soomaaliya.
Xisaabtu Hada Bilow tirakoobku wuu Sii Kordhayaa marba marka Sii danbeeya Hada tirakoobku Wuxuu Marayaa Somaliland 2.hiiraan state 3.bakool

  Somalia iyo Masar oo dhaqan gelinayaa Heshiiskii difaac ay Labada kala Saxeexdeen waxa la filayaa in ay labada bilaabi...
08/29/2024

Somalia iyo Masar oo dhaqan gelinayaa Heshiiskii difaac ay Labada kala Saxeexdeen waxa la filayaa in ay labada bilaabi doonaan Hawlgal milatari iyo mid siyaasadeed oo wadajir ah hawlgalkan hawlgalkan oo la iclaamiyey in ujeedadiisu tahay in Ciidanka itoobiya laga Saaro guud ahaan dalka Somalia isla markaana lagu badalo Ciidanka Masar

Somalia iyo Masar oo dhaqan gelinayaa Heshiiskii difaac ay Labada kala Saxeexdeen waxa la filayaa in ay labada bilaabi doonaan Hawlgal milatari iyo...

08/06/2024

Madaxweyne Deni "Itoobiya ayaa saan ah iyo waxa dadka laga buuxiyay waa Ruwaayado Siyaasi ah"...

  iyo tartanka Suuqa ka ganacsiga Dhiiga shacabka argagixisadu Xasuuqday oo lagu Heshiin waayey ugu yaraan hal account W...
08/04/2024

iyo tartanka Suuqa ka ganacsiga Dhiiga shacabka argagixisadu Xasuuqday oo lagu Heshiin waayey ugu yaraan hal account Warbaahinta Wararka N-Xoriyada

DEG DEG: Diyaarad ogolaansho la,aan ku dagtay Hargeysa. Diyaarad ku diwaangashan P4-JAG, laga leeyahay Thailand, Tirsiga...
01/20/2024

DEG DEG: Diyaarad ogolaansho la,aan ku dagtay Hargeysa.

Diyaarad ku diwaangashan P4-JAG, laga leeyahay Thailand, Tirsiga duulimaadkeeduna ahaa JAG1318 ayna sheegtay DFS in ay u diiday ogolaanshaha ka dagida Madaarka Hargeysa 2 maalin ka hor, ayaa hada ogaansho la,aan ka dagtay garoon diyaarada magaalada Hargeysa, iyadoo kasoo duushay magaalada Sharjah ee dalka Imaaraatka Carabta, waxayna isla goor dhaw diyaaradu ka duushay Hargeysa iyadoo dib ugu laabatay Sharjah.

Diyaarada ayaa waday xamuul (Cargo), taas oo ay h**e u sheegtay 2 maalin ka hor dawladda Soomaaliya in aysan faahfaahin ka bixin shirkadan agabyada ay wado, sidoo kale 13kii bishan ayay diyaaradan agabyo xamuul geysay Hargeysa, kuwaas oo aan tafaasiil laga heynin. Warbaahinta Wararka N-Xoriyada

01/13/2024

Madaxweynaha Somalia mudane xasan sheekh maxamuud ayaa mar kale ku dhiiran waayey inuu si buuxda cadeeyo cadawaada Soo jireenka ah ee u dhaxeysa Somalia iyo itoobiya madaxweynuhu wuxuu carabka ku adkeeyey in cadaawadii itoobiya iyo somalia ay dhamaatay 1990.kii markii tplf xukunka dalka itoobiya la wareegtay somalia burburtay oo hogaamiyaal kooxeedyo itoobiya ka amar qaata ay samaysatay Warbaahinta Wararka N-Xoriyada

Taliyaha Milatariga Somaliland Gen, Nuux Taani Oo Addis Ababa Kula Kulmay Taliyaha Ciidanka Itoobiya Marshal Birhanu Jul...
01/08/2024

Taliyaha Milatariga Somaliland Gen, Nuux Taani Oo Addis Ababa Kula Kulmay Taliyaha Ciidanka Itoobiya Marshal Birhanu Jula. Warbaahinta Wararka N-Xoriyada

War deg deg ah wareega 1.aad Codadka la kala helayDeni 35 cod Haruuse 8 codAsad 3 cod Dr Guled 9 codMaxamed Faroole 2 co...
01/08/2024

War deg deg ah wareega 1.aad Codadka la kala helay

Deni 35 cod
Haruuse 8 cod
Asad 3 cod
Dr Guled 9 cod
Maxamed Faroole 2 cod
Cawad 4 cod
Xasan Shire 5 cod.
Warbaahinta Wararka Caalamka

01/08/2024

Fariin ku Socota xildhibaanada baarlamaanka puntiland iyo Fursada Qaaliga ah ee Maanta puntiland Haysato Warbaahinta Wararka N-Xoriyada

01/07/2024

Fursadaha doorasho iyo fursadaha siyaasadeed ee ay lumiyeen Somaliland iyo puntiland iyo Cawaaqib Xumadii ka dhalatay Warbaahinta Wararka Caalamka Warbaahinta Wararka N-Xoriyada

01/03/2024

Sanatarad maryan waa gabadh xog ogaal ah oo dareenka iyo shucuurta qofka qiimeyn karta waxay inoo sawirtay dareenka iyo shucuurta madaxweynaha maanta markii uu baarlamaanka horyimid dhinaca khudbada madaxweynuhu waxay aheyd khudbad nabad doonimo ah in itoobiya iyo somalia deris yihiin oo ay waajib tahay in ay nabad ku wada noolaadaan wuxuu hoosta ka xariiqay in aanay dawladiisu ogoleyn in taako dhul somaliyed ah la qaato wuxuu ka gaabsaday inuu shacabka fasiro heshiiskii jabuuti iyo in heshiiskaasi burburay oo ay somaliland ka baxday hadii aanay dawlada Somalia ku dhawaaqin in heshiiskaasi burburay waxay la macno tahay iyadoo somaliland ay heshiis sharci daro ah la soo gashay dal kale inuu heshiiskii jabuuti jiro oo markii loo baahdo dib loo cusbooneysiin karo ilaa iyo hada fal celinta diidmada ah ee ay muujisay wey mudan tahay in la soo dhoweeyo balse mugdigii iyo shakigii wey sii jiri doonaan waxana dawlada looga baahan yahay talaabooyin adag oo ficil ah shacabka soomaaliyeed wey ku daaleen qiiro Japan iyo qawda maqashii waxna ha u qaban Warbaahinta Wararka N-Xoriyada

Labada heshiis heshiiskii mucjisada ee dhamaadka sanadka ay kala saxeexdeen dawlada fadaralka somalia iyo Somaland iyo h...
01/02/2024

Labada heshiis heshiiskii mucjisada ee dhamaadka sanadka ay kala saxeexdeen dawlada fadaralka somalia iyo Somaland iyo heshiiskan maanta ee sanadka cusub waa isku hadaf iyo ujeedo balse waxay ku duwan yihiin 1.Siiqada qoraalka labada heshiis iska hor imaanaysa oo is waafajin u baahan arintaasi qorshaha ayey ku jirtaa ugu danbeyn in la is waafajiyo intaas ka horna shacabka lagu maweeliyo qaranimada Somalia waa muqdas iyo qaranimada Somaliland waa muqadas Golaha wasiirada Somalia haday beri kulmaan waa bilowga maaweelada warkooduna waa prank ah waan diidnay oo shacabka somaliyed loogu qalbi qaboojinayo xamse wuxu qaabilsan xamaas baan jirnaa iyo waan diidnay Warbaahinta Wararka Caalamka

War deg deg ah AKHRISO: Liiska Baarlamanka lixaad ee Puntland. Waa 66 mudane oo waxa ku iira SSC. Warbaahinta Wararka Ca...
01/01/2024

War deg deg ah AKHRISO: Liiska Baarlamanka lixaad ee Puntland.

Waa 66 mudane oo waxa ku iira SSC. Warbaahinta Wararka Caalamka

Dawladihii h**e ee Somalia burburkii ka dib maamuladii h**e ee somaliland maamulka puntiland iyo SSC khaatumo dhamaantoo...
12/30/2023

Dawladihii h**e ee Somalia burburkii ka dib maamuladii h**e ee somaliland maamulka puntiland iyo SSC khaatumo dhamaantood waxay caqbabad ku ahaayeen oo at hortaag naayeen in heshiis noocan kale ah la kala saxeexdo balse dawladihii h**e ee somalia iyo maamuladii h**e ee somaliland wey tageen puntiland iyo SSC khaatumo iyagaaba la isku mashquuliyey oo loo joojin maayo madaxweyne xasan mudo xileedkiisii waxa qabyo ka ahaa wax ka badalka dastuurka iyo in heshiiskan oo kale ay kala saxeexdaan somaliland dabacsan oo ay isku fahmi karaan halka tareenku u socdo Warbaahinta Wararka Caalamka

Mucjisada dhamaadka Sanadka 2023.  +isfaham+isbahaysi+saaxiibtinimo qoto dheer=Somali iyo Somaliland heshiis ah oo dunid...
12/30/2023

Mucjisada dhamaadka Sanadka 2023. +isfaham+isbahaysi+saaxiibtinimo qoto dheer=Somali iyo Somaliland heshiis ah oo dunidana la heshiis ah Sidaas darteed ma dhihi sababta keentay in heshiiskan la kala saxeexdo waa dhinacyadii caqabada ku ahaa in heshiiskan sida puntiland iyo khaatumo state oo shirka ka maqnaa mise waa la jiifiyaana banaan oo dhinacyadaas looma baahna dawladooda fadaralka ayaa shirka ku malateysay oo hada iyo wixii ka danbeeya wada hadalka. Awood qaybsiga iyo heshiisyaduba waxay dhex mari doonaan dawlada fadaralka Somalia iyo jamhuriyada somaliland Warbaahinta Wararka Caalamka

12/29/2023

Wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayna weheliyaan Wasiirka Wasaarada Beeraha JDFI, Dr. Girma Amante, Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida Mudane Eng. Mahamed Shaalle Isaaq iyo Masuuliyiin kale ayaa soo gaadhay Magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeelle.
Warbaahinta Wararka Caalamka

12/28/2023

Madaxweynaha puntiland Mudane Siciid Cabdulahi deni ayaa Shaaca ka Qaaday inuu yahay Halgamaa qayb libaax ka qaatay halgankii dib xoreynta Ssc khaatumo iyo hadana uu aaminsan yahay in shacabka SSC aayahooda ka tashadaan oo ay Samaystaan maamul goboleed madax banaan balse madaxweynuhu wuxuu sheegay taas macnaheedu aanay in puntiland la dumiyo oo ay 24.saac ku burburto madaxweynuhu wuxuu karbaashay oo kabaha la dulmaray mucaaradka Shalay u ololeynayey in doorashadii 66.ka dib loogu noqdo oo maanta u oloneynaya in 66.kii laga noqdo oo wado qarda jeex ah oo aan dastuuri aheyn loo guuro madaxweynuhu wuxuu yidhi mucaaradow fariintiina guracan shacabka waad gaadhsiiseen oo wey idin fahamsan yihiin dhinaca madaxweynuhu wada hadalka jabuuti ee somalia iyo somaliland wuxuu ku tilmaamay shir qarsoodi ah loo dhaneyn oo ay k**a maqan yihiin dadka ay qadiyadaasi khuseyso oo ay ugu h**eeyaan maamulka SSC khaatumo iyo wakiilada SSC KHAATUMO ku Medela dawlada fadaralka Somalia Warbaahinta Wararka Caalamka

Kulanku hada waxa uu u muuqdaa heer laba madaxweyne iyo madaxweynaha dhexdhexaadinta wada hadalka Somalia iyo somaliland...
12/28/2023

Kulanku hada waxa uu u muuqdaa heer laba madaxweyne iyo madaxweynaha dhexdhexaadinta wada hadalka Somalia iyo somaliland balse waxa suurto gal ah qorshaha mustaqbalku uu noqdo madaxweyne iyo Ku xigeen iyo heshiis awood qaybsi buuxa ah oo ku lifaaqan wax ka badalka dastuurka iyo dhameystirkiisa oo hada ka shaqeyntiisu si Xawli ah u Socoto balse xasuusnow waqtiga ee wadahalku socdo in muuse iyo adna ay sii jili filimkii qaranimada somaliland waa muqadas Xasan iyo Xamsena ay jili doonaan filimkii somali heshiis ah dunida la heshiis ah madaxweyne ismaaciil cumar geelena uu jili doono filimkii caanka ahaa ee mideeyaha umada somaliyeed Warbaahinta Wararka Caalamka

Wasiirka warfaafinta puntiland Xukuumadda Puntland: "Xildhibaannadii deegaannada SSC-Khaatumo waa la xulay." Warbaahinta...
12/28/2023

Wasiirka warfaafinta puntiland Xukuumadda Puntland: "Xildhibaannadii deegaannada SSC-Khaatumo waa la xulay." Warbaahinta Wararka Caalamka

12/21/2023

Warka Musiga Radio muqdisho Codka jamhuriyada dimoqraadiga Somalia iyo Radio hargeysa Codka jamhuriyada Somaliland waa la mideeyey Ma midnimo dhab ah ayaa soo Socota Mise waa prank. Jabuuti Warbaahinta Wararka N-Xoriyada

Guddoomiyihii h**e ee golaha Wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa mar kale la xaqiijiyay kursigiisa xildh...
12/21/2023

Guddoomiyihii h**e ee golaha Wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa mar kale la xaqiijiyay kursigiisa xildhibaanimo ee Baarlamanka cusub sida ay tilmaamayaan warar hordhac ah.

Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in guddoomiye Cabdirashiid uu mar kale ka soo muuqaan doono liiska sagaalka xildhibaan ee laga soo doorto Sanaag iyo Haylaan.

Liiska sagaalka xubnood ee ka imaanaya Sanaag iyo Haylaan ayaa lagu wadaa in dhawaan loo gudbiyo guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada iyo ansixinta Baarlamanka Puntland.

Dhinaca kale weli ma cadda in Abwaan Cabdirashiid uu mar kale u tartamayo kursigiisi guddoomiyaha Baarlamanka dowladda Puntland iyo in kale Warbaahinta Wararka Caalamka

Xuutiyiinta dalka yaman ayaa dhoolatus hubeys ku qabtay gobolka Amran ee dalka Yemen, waxaana tallaabadan ay ku soo beeg...
12/21/2023

Xuutiyiinta dalka yaman ayaa dhoolatus hubeys ku qabtay gobolka Amran ee dalka Yemen, waxaana tallaabadan ay ku soo beegmaysaa xilli Mareykanka iyo xulufadiisa badda cas ay doonayaan inay ka hortagaan weerarrada kooxdan ee ka dhanka ah maraakiibta bada cas Warbaahinta Wararka N-Xoriyada

Dawladda Masar ayaa shaaca ka qaaday inuu burburay wada-hadallada biyo xireenka wabiga Nile ee Itoobiya,  “Masar  waxay ...
12/20/2023

Dawladda Masar ayaa shaaca ka qaaday inuu burburay wada-hadallada biyo xireenka wabiga Nile ee Itoobiya, “Masar waxay intaas raacisay inay xaq u leedahay, biyo xidheenka Nile iyadoo la raacayo axdiyada caalamiga ah iyo heshiisyada caalamiga ah, inay difaacdo biyaheeda iyo amnigeeda haddii ay dhacdo dhibaato kasta.”

Fashilka wada-hadallada oo dib usoo cusboonaysiinaya xiisadda Masar iyo Itoobiya ayaa ku soo aaddaya xilli ay Itoobiya isku diyaarinayso wajiga afaraad ee biyo xireenka wabiga Nile, halka dhinaca kale itoobiya toddobaadkii h**e ayey soo bandhigeen ciidanka cirka Itoobiya dhoolatus lagu sheegay diyaar garowga iskuday kasta oo khatar galinaya amniga dalkeeda Warbaahinta Wararka Caalamka

Address

Minneapolis, MN
55404

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warbaahinta Wararka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warbaahinta Wararka:

Videos

Share


Other Media/News Companies in Minneapolis

Show All

You may also like