Cayn24Tv

Cayn24Tv war lahelyaaba talo lahel.

01/24/2024

Reer Xamarkii oo ka cadhaysiiyay C/kariim Cali Shaah.

01/15/2024

Reer Burco oo Hees u qaaday Ooriyo Harti🤣🤣

the Pagè🙏

 : Laascaanood:-  Ugu yaraan 8 ruux ayaa ku geeriyooday in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal xooggan oo saaka...
01/10/2024

: Laascaanood:- Ugu yaraan 8 ruux ayaa ku geeriyooday in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal xooggan oo saaka ka dhacay inta u dhexaysa Laascaanood iyo maraaga

Dagaalka oo dhexmaray laba ciidan Beeleed oo ka soo Kala Jeeda Beelaha Ciiise Maxamuud Iyo Cumar Maxamuud (Majeerteen)

Dhimashada Iyo Dhaawaca ka Dhashay Dagaalka Saaka Ayaa La Gaadhsiiyay Cisbitaalada Laascaanood Iyo Garoowe

Dagaalka ayaa ka bilaabmay Gaadhi Qori Saaran Yahay

Dadka Dhintay Ayaa qaar kood ka mid ahaayeen shacabkii kala dhex galay labada Ciidan

01/08/2024

: Madaxweynaha mamulka Puntland Siciid Deni oo sameeyay wax ka baxsan diinta islaamka iyo dhaqanka Somalida .

01/08/2024

: Fihiima Quujoo oohin afka furatay kadib guuladaradii doorashada ee soo gaadhay Ciiltiraheedii.

12/22/2023

Horjoogayaashii Huwanta ee mashruuca kusoo qaatay Colaadii Lascanod oo madaxa isla galay kadib Markii dawarsigii soo dhamaday ee Gaajo xuni ku dhufatay🤣🤣🤣

Waalidii cali Khaliif Galaydh sheegay ayaa kusoo baxday

12/12/2023

"Ciidankayga qaranka iyo Ciidankayga beeshuba waa diyaar... "

mujaahid Cabdi gacan oo kahadlay hawlgalka dhawaan Ciidamada Madaniga ah iyo milateriga qaranku qaadi doonaan .

12/11/2023

"Qasabadaha Noofura Busaarad baa magaaladii ka dhacdaye" jamahiirtii oo busaarad darani soo foodsaartay iyo badhasaabkii oo juuqda ka xidhay🤣

12/10/2023

Taliye Axmed Bigeeye oo kamida taliyeyaasha Ciidanka Madaniga ah ee beesha Habarjeclo gaar ahaan Jiidaha Sool.

👉 Damashad Mediaa🙏

12/10/2023

"Dhiga Qalinka qiil waxa aan hayaa ,maanta Qorigaase..." Abwaan Qanciye oo Buqdharkayn ku sugan.

12/10/2023

: Ciidanka Beesha Baalle Wacays/Reer Yoonis iyo Buqdharkayn .

🙏

11/24/2023

Taliye Fadhiyo

11/24/2023

10/15/2023

Ina Camaashe ayaanu ilmader nahay...
Dhirbaaxaa layla dhacay😅
Xabadbaa igu taala... kudar

10/03/2023

Have you ever seen tea poured or drunk with the remains of a D30 bullet?
These are the national Army forces of the Republic of Somaliland who are on the frontline of the war.

Wiilkan oo lagu magacaabo Ayaanle Cabdiqaadir  ayaa xalay lagu dilay gudaha magalada Lascanod ,wiilkan io deegaan ahaan ...
07/18/2023

Wiilkan oo lagu magacaabo Ayaanle Cabdiqaadir ayaa xalay lagu dilay gudaha magalada Lascanod ,wiilkan io deegaan ahaan kasoo jeeda magalada Muqdisho ayaa eaxa dhalay beelaha degaga Lascanod dhawr bilood kahor ayuu kayimi Xamar si uu ugu biiro Kooxaha Huwanta ah balse isagii ayay xalay ku dhextoogteen Magalada dhexdeeda.

" Go'aanka komishanka waa in sidiisa loo qaataa haba qadhaadhaadee , maxaa yeeley dawo kastaaba marka horre waa qadhaadh...
07/17/2023

" Go'aanka komishanka waa in sidiisa loo qaataa haba qadhaadhaadee , maxaa yeeley dawo kastaaba marka horre waa qadhaadh caafimaad ayaase ka danbeeya " Xildhibaan Guruuje

07/17/2023

"Doorashada Ururadu waxay dhacaysaa 28ka bisha 12aad ee 2023, halka ta Madaxtoyaduna dhacayso 13 November 2024" ..KDQ.

07/15/2023

Huwantii Baroortiiwiish beryahaa maxaa helay habrahay baryaayeen sawkuwii ku fahmay😅😅😅😅

Si ay U Noqoto Qof Caana Ayey Tiktok U Furatay waxaanay Ku faafin Jirtay Muuqaalo Anshax Xumo Ah,waxaana Aad Uga Codhood...
07/13/2023

Si ay U Noqoto Qof Caana Ayey Tiktok U Furatay waxaanay Ku faafin Jirtay Muuqaalo Anshax Xumo Ah,waxaana Aad Uga Codhooday walaalkeed Oo La Dhashay

Taas oo Sababtay Inuu Sidan U Dilo Walaashi Maadama Oo ay Faafisay Muuqaalo Dhaqan ahaan Iyo Diin Ahaanba Aan wanaagsanayn!

Deg Deg. Dagaal ayaa hada ka bilaabmay deegaan daaqsimeedka Jimbacle oo u dhexeeya degmada Habari-heshay iyo Horufadhi.D...
07/13/2023

Deg Deg. Dagaal ayaa hada ka bilaabmay deegaan daaqsimeedka Jimbacle oo u dhexeeya degmada Habari-heshay iyo Horufadhi.

Dagaalkan ayaa udhexeeya dadka deegaanka iyo Ciidan uu todobaadadii udambeeyay halkaasi kusoo daabulayay Cabdi madoobe oo buuhoidle kaga soo ururinayay, qorshahan oo ahaa si uu dagaal udhexeeya beelaha uga bilaabo deeganada beelahu ood wadaagta kayihiin ee ku dherersan Xadka Sool , Togdheer ilaa Buuhoodle.

Faahfaahinta halkan kala soco.

Mujaahidku karaamuu mudanyahay✋
07/12/2023

Mujaahidku karaamuu mudanyahay✋

Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta kullamo gaar gaar ah la leh madaxda xisbiyada iyo Ururrada cusub.Waa kulla...
07/12/2023

Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta kullamo gaar gaar ah la leh madaxda xisbiyada iyo Ururrada cusub.

Waa kullamadii ugu dambeeyay ka hor intaanay ku dhawaaqin go’aankooda k**a dambaynta ah ee jadwalka Doorashada Somaliland.

Shirka muqdisho  qayb geli karo Sababo jira awgood walaalkay Aby ayaan kategi karin😅Bal adba...
07/12/2023

Shirka muqdisho qayb geli karo Sababo jira awgood walaalkay Aby ayaan kategi karin😅

Bal adba...

Horjoogaha Argagixisada kusoo duushay Shacabka Lascanod iba garaadlaawe oo Cabsan "Waxaan Soomaalida iyo Caalamkaba u Ca...
07/11/2023

Horjoogaha Argagixisada kusoo duushay Shacabka Lascanod iba garaadlaawe oo Cabsan "Waxaan Soomaalida iyo Caalamkaba u Caddeeynayaa in dowladea federaalka ah ay si Buuxda u Taageersantahay In La Duqeeyo Laascaanood."

Eedeeyn Culus ayuu Caawa Garaadka guud jeediyay Somalia isaga oo Boqolaal Qof kula hadlayay Gudaha Nairobi. 😅😅😅

Address

London, OH

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cayn24Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category

Nearby media companies