dhexkujire.com

dhexkujire.com Waa Page-ka rasmiga ah ee shabakada Dhexkujire Media Fadlan ku xidhnoow Fadlan Like saar Share dheh

Madaxweynaha horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa la sheegay in uu diyaarinayo dacwad ka dhan ah Premier League oo uu...
10/09/2022

Madaxweynaha horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa la sheegay in uu diyaarinayo dacwad ka dhan ah Premier League oo uu u gudbinayo UEFA, kaddib markii horyaalka Premier League uu xagaagii tegay suuqa geliyey lacag ku dhow £2 bilyan oo Gini oo ay kooxihiisu ku iibsadeen ciyaaartooyo cusub, taas oo ay suurtogal tahay in ay jabiyeen sharciga dhaqaalaha.

Bishaan August waxaa la baasan doonaa kubadda cagta qaar kamid ah horyaalada ugu xiisaha badan dunida AUGUST = FOOTBALL ...
01/08/2022

Bishaan August waxaa la baasan doonaa kubadda cagta qaar kamid ah horyaalada ugu xiisaha badan dunida AUGUST = FOOTBALL 😍
Xigasho : Awil Ali Jama Soona

13/06/2022

Halkaan uga wac Taageere Manchester United !
Lawadaag asxaabtaada!

Kooxaha Liverpool Iyo Manchester City ayaa qasnadahooda u jabiyey xagaagan sidii ay mid waliba u heli laheyd xiddigo wee...
13/06/2022

Kooxaha Liverpool Iyo Manchester City ayaa qasnadahooda u jabiyey xagaagan sidii ay mid waliba u heli laheyd xiddigo weerarka ka cayaara (No. 9) iyada oo ay Horyaalka Premier league keeneeen.

Darwin Núnez iyo Erling Haaland oo ay kasoo kala qaateen kooxaha Benfica iyo Dortmund.

Awil Ali Jama

FT: Argentine 5 - 0 EstoniaShan gool ayuu shabaqa gaarsiiyey Lionel Messi.⚽— Messi (8’) ⚽—Messi (45’) ⚽—Messi (47’) ⚽—Me...
05/06/2022

FT: Argentine 5 - 0 Estonia
Shan gool ayuu shabaqa gaarsiiyey Lionel Messi.
⚽— Messi (8’)
⚽—Messi (45’)
⚽—Messi (47’)
⚽—Messi (71’)
⚽—Messi (76’)

👑

Rasmi: Rudiger waa ciyaaryahan Real Madrid ah.Xiddigaan ayaana beeca xorta ah kaga wareegay kooxda Blues Chelsea.Awil Al...
02/06/2022

Rasmi: Rudiger waa ciyaaryahan Real Madrid ah.

Xiddigaan ayaana beeca xorta ah kaga wareegay kooxda Blues Chelsea.

Awil Ali Jama

▪️ 51 gool , 47 caawin   285 kulan oo uu saftay kooxda ▪️ waxa uu la qaaday koobabka FA Cup, League Cup, Europa League w...
02/06/2022

▪️ 51 gool , 47 caawin 285 kulan oo uu saftay kooxda
▪️ waxa uu la qaaday koobabka FA Cup, League Cup, Europa League winner
▪️ Class act
▪️ waxaa lagu xasuustaa goolkii cajiibka ahaa oo uu liverpool garoonkeeda Anfield uga dhaliyey.

Kooxda Manchester United ayaana shaacisay in xiddiga Juan Mata ka tagayo xagaagan 🔴
✍️ Awil Ali Jama

Lionel Messi waxa uu leeyahay Ballon d’Or sanadkaan Karim Benzema ​​cidina k**a xigto🤝
30/05/2022

Lionel Messi waxa uu leeyahay Ballon d’Or sanadkaan Karim Benzema ​​cidina k**a xigto🤝

Sanadkaan cusub iyo kooxaha ka cayaaraya horyaalka Premier League 2022-23 : FG: waxaa sanadkaan kusoo biiray kooxaha kal...
29/05/2022

Sanadkaan cusub iyo kooxaha ka cayaaraya horyaalka Premier League 2022-23 :

FG: waxaa sanadkaan kusoo biiray kooxaha kala ah Bournemouth , Fulham iyo kooxda Nottingham Forest.

Kooxdee taageertaa adiga?

Arsenal
Aston Villa
Bournemouth ⬆️
Brentford
Brighton
Chelsea
Crystal Palace
Everton
Fulham ⬆️
Leeds
Leicester
Liverpool
Man City
Man Utd
Newcastle
Nottingham Forest ⬆️
Southampton
Tottenham
West Ham
Wolves

✍️ Awil Ali Jama Soona

🏆 1956🏆 1957🏆 1958🏆 1959🏆 1960🏆 1966🏆 1998🏆 2000🏆 2002🏆 2014🏆 2016🏆 2017🏆 2018🏆 2022
28/05/2022

🏆 1956
🏆 1957
🏆 1958
🏆 1959
🏆 1960
🏆 1966
🏆 1998
🏆 2000
🏆 2002
🏆 2014
🏆 2016
🏆 2017
🏆 2018
🏆 2022

Thibaut Courtois ayaa noqday gool-hayihii ugu h**eeyay ee rikoor sameeyay isagoo  9 badbaadinood hal kulan  .  Sidaasna ...
28/05/2022

Thibaut Courtois ayaa noqday gool-hayihii ugu h**eeyay ee rikoor sameeyay isagoo 9 badbaadinood hal kulan . Sidaasna ku noqday ciyaartooygii ugu fiicnaa garoonka.

REAL MADR14👏
28/05/2022

REAL MADR14👏

FT: Real Madrid 3 - 1 Manchester City (6-5)Real Madrid ayaa sameesa sameesay soo laabasho Cajiib ah kadib markii hal goo...
04/05/2022

FT: Real Madrid 3 - 1 Manchester City (6-5)
Real Madrid ayaa sameesa sameesay soo laabasho Cajiib ah kadib markii hal gool oo lagala hormaray ay ku baddashay 3 cool.

Awil Ali Jama Soona

DEG DEG : Isku aadka koobka aduunka 2022 oo la sameeyey Waxaana lagu cayaarayaa Qatar 🍿🇶🇦✍️ Awil Ali Jama Soona
01/04/2022

DEG DEG : Isku aadka koobka aduunka 2022 oo la sameeyey Waxaana lagu cayaarayaa Qatar 🍿🇶🇦
✍️ Awil Ali Jama Soona

Natiijooyinkii kasoo baxay kulamadii laga cayaaray isreeb reebka African World Cup.D.R. Congo 1-1 MoroccoCameroon 0-1 Al...
25/03/2022

Natiijooyinkii kasoo baxay kulamadii laga cayaaray isreeb reebka African World Cup.

D.R. Congo 1-1 Morocco
Cameroon 0-1 Algeria
Mali 0-1 Tunisia
Egypt 1-0 Senegal
Ghana 0-0 Nigeria

Dhamaantood waxay cayaari doonaan lug labaad haddaba yaa soo baxaya marka aad Fikirkaada eegtid.

✍️ Awil Ali Jama Soona

Dib u celi maskaxdaada iyo Kooxda Bayern sanad ee koobka UCL 2013 qaaday🔝Kumuu ahaa xiddigii ugu saameenta badnaa ama (h...
24/03/2022

Dib u celi maskaxdaada iyo Kooxda Bayern sanad ee koobka UCL 2013 qaaday🔝
Kumuu ahaa xiddigii ugu saameenta badnaa ama (hero)❓

✍️ Awil Ali Jama Soona

FT: Manchester City 4-1 Manchester United- 2 De Bruyne iyo 2 gool uu Mahrez dhaliyey. City ayaa hogaanka sidaa ku dheere...
06/03/2022

FT: Manchester City 4-1 Manchester United- 2 De Bruyne iyo 2 gool uu Mahrez dhaliyey.

City ayaa hogaanka sidaa ku dheereesatay iyada oo haatan Liverpool oo kusoo xigta ka sareesa 6 Dhibcood.

✍️ Awil Ali Jama Soona

Kooxaha Horyaalka Premier League ayaa dhamaaan calaamadaha captain-ka waxa ay kuwada xardhadeen calanka Wadanka Ukraine ...
05/03/2022

Kooxaha Horyaalka Premier League ayaa dhamaaan calaamadaha captain-ka waxa ay kuwada xardhadeen calanka Wadanka Ukraine 🇺🇦 iyaga oo taageere u muujiyey.

✍️ Awil Ali Jama Soona

Maamulaha kooxda Chelsea Football Club Roman Abramovich ayaa u safray dalka Turkey isaga oo doonaya in uu soo gabagabeey...
05/03/2022

Maamulaha kooxda Chelsea Football Club Roman Abramovich ayaa u safray dalka Turkey isaga oo doonaya in uu soo gabagabeeyo iibka kooxda.

(Isha: Mail online)

Lautaro Martínez ayaa saddexleey Ama (hat trick) ka dhaliyey kooxda Salernitana: 22'—⚽40'—⚽56'—⚽✨Xigasho: Awil Ali Jama ...
04/03/2022

Lautaro Martínez ayaa saddexleey Ama (hat trick) ka dhaliyey kooxda Salernitana:

22'—⚽
40'—⚽
56'—⚽


Xigasho: Awil Ali Jama Soona

DEG DEG: Mudo 20 sano kadib Roman Abramovich oo ku dhawaaqay inuu iibinayo Kooxda Chelsea. Adduun gaaraya $2.5 bilyan ay...
02/03/2022

DEG DEG: Mudo 20 sano kadib Roman Abramovich oo ku dhawaaqay inuu iibinayo Kooxda Chelsea.

Adduun gaaraya $2.5 bilyan ayuu ku doonayaa inuu isaga iibiyo kooxdii uu aadka u jeclaa, kadib cadaadis farabadan oo la saaray. Madaama uu yahay milyaneer Ruushka u dhashay

Warar suuqa ku jira ayaa sheegaya in Conor McGregor uu diyaar u yahay inuu iibsado Chelsea. Waa ninkii Khabib la dagaalami jiray

FT: Inter 0 - 2 Liverpool FT: Salzburg 1 - 1 Bayern Munich 🔴  Firmino iyo Salah ayaa Liverpool guul 2-0 ku hogaamiyey in...
16/02/2022

FT: Inter 0 - 2 Liverpool

FT: Salzburg 1 - 1 Bayern Munich
🔴 Firmino iyo Salah ayaa Liverpool guul 2-0 ku hogaamiyey inta aanan lugta labaad garoonka Anfield lagaarin.
🤝 Coman ayaa waqtiga dhimashada daqiiqadii 90 - aad barbara uga dhigay fool kooxdiisa biloowga cayaarta uu ka dhaliyey xiddiga Adamu oo ah Salzburg.

🎤 Awil Ali Jama Soona

Isku aadka koobka xiisaha badan ee UCL wareega 16-ka oo la sameeyey iyada oo dib loogu laabtay midkii h**e. 😡Chelsea aya...
13/12/2021

Isku aadka koobka xiisaha badan ee UCL wareega 16-ka oo la sameeyey iyada oo dib loogu laabtay midkii h**e. 😡

Chelsea ayaa kusoo baxday sidii h**e oo Lile ku aaday.

Real Madrid Vs Paris Saint Germain
Liverpool Vs Inter Milan
Man United Vs Atletico Madrid
Chelsea Vs Lille
Bayern Munich Vs Salzburg
Juventus Vs Villareal
Man City Vs Sporting
Ajax Vs Benfica
🖋️ Awil Ali Jama Soona

Isku aadka Champions League-ga wareega 16-ka:Benfica vs Real MadridVillarreal vs Manchester CityAtletico Madrid vs Bayer...
13/12/2021

Isku aadka Champions League-ga wareega 16-ka:

Benfica vs Real Madrid

Villarreal vs Manchester City

Atletico Madrid vs Bayern Munich

Liverpool vs Salzburg

Inter Milan vs Ajax

Sporting vs Juventus

Chelsea vs Lile

PSG vs Manchester United

🖋️ Awil Ali Jama Soona

DEG DEG: Michael Carrick ayaa iskaga tagay shaqada macalinimo ee Man Utd. Carrick ayaa kooxda seddex kulan uu si kumeel ...
02/12/2021

DEG DEG: Michael Carrick ayaa iskaga tagay shaqada macalinimo ee Man Utd.

Carrick ayaa kooxda seddex kulan uu si kumeel gaar ah uleeliyey natiijooyinkaan la yimid:-
▪️Villarreal 0-2 Man Unted kulan ay xaqiijiyeen usoo bixitaanka wareega 16 ka UCL
▪️ Chelsea 1-1 United
▪️ Manchester United 3-2 Arsenal
🖋️ Awil Ali Jama Soona

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyey goolkiisii 800-aad iyo kiisii 801-aad ee xirfaddiisa ciyaareed, taasoo ka caawisay Man U...
02/12/2021

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyey goolkiisii 800-aad iyo kiisii 801-aad ee xirfaddiisa ciyaareed, taasoo ka caawisay Man United inay guul soo laabasho ah ka gaaraan Arsenal kulan la iska dhaliyey shan gool.

Manchester United 3-2 Arsenal: Natiijadan ayaa ka macno ah in Man United ay ka badisay Arsenal markii ugu horreysay 7 ku...
02/12/2021

Manchester United 3-2 Arsenal: Natiijadan ayaa ka macno ah in Man United ay ka badisay Arsenal markii ugu horreysay 7 kulan oo ka tirsan Premier League-ga.

Macalinka hogaamiya kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa haatan ah macalinka ugu fiican ee taariikhda Premier Leagu...
02/12/2021

Macalinka hogaamiya kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa haatan ah macalinka ugu fiican ee taariikhda Premier League kaa oo sameeyey in uu la guuleesto 150 , 204 kulan oo uu kooxda hogaamiyey.👑

Guardiola: 204 kulan
Mourinho: 230 kulan
Ferguson: 247 kulan
Wenger: 258 kulan
🖊️ Awil Ali Jama Soona

Chelsea oo hal dhibic ku hogaamineysaMan City oo hal dhibic u jirta ChelseaLiverpool oo ha dhibic u jirta Man CityChelse...
01/12/2021

Chelsea oo hal dhibic ku hogaamineysa
Man City oo hal dhibic u jirta Chelsea
Liverpool oo ha dhibic u jirta Man City

Chelsea: W (33 dhibic)
Man City: W (32 dhibic)
Liverpool: W (31 dhibic)

Yaa la jirtaa kooxahaan adiga 😀

LIONEL ME77I (BALLON D'OR)Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaalmarinta Ballon d'Or markii 7-aad, waana markii labaad oo ...
29/11/2021

LIONEL ME77I (BALLON D'OR)

Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaalmarinta Ballon d'Or markii 7-aad, waana markii labaad oo xiriir ah maadaama aan la qaban 2020.

Sidee u aragtaa?

👇🏽

Address

Esenyurt
Istanbul
146

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when dhexkujire.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to dhexkujire.com:

Videos

Share


Other Media/News Companies in Istanbul

Show All