Xogside

Xogside Xog ku Xiiso Galisa

03/07/2023

Buuhoodle : Ciidamo cusub oo qayb ka noqon doona Halganka SSC Khaatumo oo ka baxay Xerada ciidanka ee Gen. dalbac kuna wajahan Laascaanood .

(Ninba tamartiis talaabsay)

02/06/2023

Garad Cabdirisaaq Garaad Soofe"Waxaan maqalnay Siyaasiyiinta kasoo jeeda dadka na leynaya qaarkood in ay ku faraxsanyihiin waxaan leenahay kasoo laabta walaalyaal oo reerbaa nagusoo duulay ee anagu dhibka ma jecelin,Reer Muqdisho Madax iyo Shacaba Dareen ayay noo muujiyeen"

Way adagtahay ina la helo hogaamiye noocan ahXiligan adag,hadaan xildhibaan aqoon&capacity lahayn la helen bulshada dega...
28/03/2023

Way adagtahay ina la helo hogaamiye noocan ah

Xiligan adag,hadaan xildhibaan aqoon&capacity lahayn la helen bulshada degaamada SSC
Waxay ka anban lahayen indhaha beesha calamka.

*Wuxu hakiyay masharicdi somari jirey mamul goboledyada deriska,isago fogaan arag kuwada hadalsiyay madax dhaqamedka&hayada USAID

*wuxu la kulmay ambasadorka turki isago la wadagay xalada degaanka wuxu dalka turkigu dadka degaanka ugu deqay 400 oo tan oo raashin ah

*wuxu la kulmay ambasadorka maraykan isago la wadagay dhibtada ay snm ku hayso degaanka uu matalo xildhibaanku dawlada mareykan waxay jawaab ahan uga bixiyen in dhibatada halkas ka dhacday dusha loo sari dono muse bihi koxdisa lagulana xisaabtami doono

Waxqabad muuqda.
Mohamed Keyse

16/03/2023

Halkan waxan kaso gudbin doona horgalada wali ka qaata lalushka snm ee ku nool buhodle.

Waxa jira horgalo badan oo bulshada ku dhex nool iyago leh xilkaas waan iska casilnay walina aan is casilin

Dhamantood waxan idin so gudbin dona liiskoda,sido kale kuwa leh wanu is casilnay walina aan snm udirin warqadi ruqsada ama xil ka tagista iyagana waxan la wadaagi doona bulshada.

06/03/2023

"Cadceed so baxday sacabo laguma qarin karo"

Hon Mohamed keyse wuxu la dareen ahaa dadkisa dhibatada lagu hayo,isago besha caalamka tusay in sool waxa ka socda uh xasuuq shacab ahaa.

Wuxu toos isugu xidhay AAmbassador Larry E. André, Jr &isimada dhaqanka iyo hogaanka ssc.

Hon mohamed keyse, xildhibaan la dareen ah dadkisa

10/02/2023

Farxia hajji adam oo kamid ahayd ganacsatada ka shaqaysta magalada muqdisho,ayaa iska xadiriyay jiidaha h**e ee dagaalka lascanod

28/01/2023

“Si loo gaadho talo fiican oo lagu noolaado 100 ka sano ee soo socota ayaanu shirkan ugu baaqnay, taladana meel xun dhigi maynee nagu kalsoonnaada” Sh Maxamuud Salaad Gudoomiyaha guddiga aaya ka talinta SSC.

Way doogsan isha iyo qalbigii oomanaan jiraye👁🇸🇴

Bidhaan Media

23/01/2023

Halgankii Xornimo U dirirka ayaa Caasimada Muqdisho si weyn looga dareemayaa

22/01/2023

Soodhawynta Garaad abdirisaaq Garaad soofe

20/01/2023

Garaad Abdillaahi oo soo gaadhay laascaanood

17/01/2023

Dabaylihii kacdoonka ayaa dalka dibadiisa ku sii xoogaysanaya

16/01/2023

Deg-Deg Gabar ka soo jeeda Gobolada SSC ayaa Lagu diley gudaha Hargeysa

Deg-Deg:Warar Lagu Kalsoon yahay ayaa ii Xaqiijiye in Garaadka Guud ee beesha dhulbahante Garaad Jamac Garaad Cali tagi ...
16/01/2023

Deg-Deg:

Warar Lagu Kalsoon yahay ayaa ii Xaqiijiye in Garaadka Guud ee beesha dhulbahante Garaad Jamac Garaad Cali tagi doono Magaalada Laascanood oo inta Badan isimada dhulbahante ku sugan yihiin.

soo dhawaynta Garaadka iyo Qaban Qaabada Ayaan siwayn looga dareemayaa Magaada Laascaanood oo Bulshada Gobolkaasi haatan gacanta ku Hayaan.

Isimada ayaana Lagu Wadaa in dhamaantood Laascaanood isagu yimaadaan oo gaadhaan Talo Midaysan iyo Go.aamo farax galin doona Guud ahaan Bulshada deegaanada.

Laascaanood Xoreyn iyo Xoolo Xalaal ah ayey u baahan tahay
16/01/2023

Laascaanood Xoreyn iyo Xoolo Xalaal ah ayey u baahan tahay

15/01/2023

Jamhadii SNM ee Muuse Biixi & Ina kaahin hogaaminayeen in ay jabtay, Gobolka Soolna laga saaray waxaan ku gartay bal eega waxa ay naf karaasiyeen si uu ugu hadlo.

Ninkaa waalan markii $5 uu waayey wakaa diin cayga ku cataabaya hadana dadkiisii ayaa u miyir qaba cilaajna gaystay.

15/01/2023

"Cirka so dushow waa ino dagaal"

"Rag iyo dumar waa ino dagaal"

14/01/2023

Ciidanka laylka duula,hees logu talagalay ciidanka ssc.

09/01/2023

Muxuu ka yidhi Shirka Laascanood ka qabsoomay, Garaad Jaamac Garaad Cali

Xogside

09/01/2023

Wakhtiyada fooda inag soo haya waxa gobolka sool kuso wajahan
Wafti ay hor kacayaan isimada dhaqanka (SSC)
Wafitgas aya ka qayb galaya shirka lagu balansan yahay ayamaha fooda inagu soo haya

Wixi warar ee so cusbonada halkan isha ku hay.

08/01/2023

Raxma yar Jamaahiirta Kacdoonka 💪

06/01/2023

Mudo 16 sano kadib,calanka khatumo state ayaa ka babanaya magalada lascanod

"Ninki dhiiran libtaa uso dhakhsata"

06/01/2023

Waxa so idladay ababulki ciidan&diyaar garowgodi
Ciidanka gen mubarig mohamed (Jiqda).
Kaas oo ku sugnaa duleedka magalada sool,tukaraq

Ma jirto dib unoqosho.

06/01/2023

Khudbadi madaxweyne Xasan shikh mahamud
Ayuu kaga hadlay arinta gumaadka shacabka sool.
Wuxu farin udiray mamulka snm "qoriga xal aan ahayn radiya"
Siyaasiyinta ayaa hadalka madaxweynaha udhigay,ina snm somaliland faraha kala baxdo

Wixi cusub halkan kala soco.

06/01/2023

06/01/2023

War wa'ayo horta cida loo hanjabayaa 🙋‍♂️

05/01/2023

Ayatulaahi Hagar oo ka hadlay kacdoonka G/Sool

05/01/2023

Xaalka lascanod wakhtigan ayaa ah mid aad udagan waxana gacan ku haynta magalada lawaregay,ciidama degaanka.
Lascanod ayaa mudo 15sano kadib lagu dhex arkaya calanka mamulka khatumo,iyo kan somaliya,lascanod ayaa mudo 15sano kadib wax laga waydinaya amniga deganka dadka degaanka.

Wixi kaso kordha kala soco Xogside
Xog ku salaysan Xaqiiqda La xoray.

Address

Ankara
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogside posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies


Other Media/News Companies in Ankara

Show All