BEKO MEDIA

BEKO MEDIA entertainment, sports

20/01/2023

NINKI marki la Ii geeye aad Aya u cabsaday
Wuxuu I dhahay iska seexo kadibna hoshisa ayu iska sii watay

Maxa kaga baxay shekadan
BEKO MEDIA

06/12/2022

😀dr inta I mashiyey laheed dhimasho ka xiga || kan Dr maahan

18/11/2022

ASAD HAGIO ADEERKIIS OO SOO HADLAY QABIIL LAGUMA CIILI KARO WIILKENA

17/11/2022

Cilmiga uma baahna goob qurux badan ee asiga aya qurux badan

speed=distance/time
distance=speed×time
time=distance/speed
thanks ustaad🥰

Muhiim maahan ina afqalaad cilmiga ku barato ee waxaa qurux badan ina luqadada hooyo aad ku barato kuna fahanto




15/11/2022

Fartuun Balbalaarka || Maxaa Ku kalifay ine diinta ka baxdo ||

14/11/2022

Mararka qaar hadalada afkeena kasoo baxa si kaftan ah🤲 ayaa qof noloshiisa oo dhan saamayn 😞kara sidaas darteed Raac xadiiska Rasuulka ﷺ qayr ku hadal ama iska aamus🤐

BEKO MEDIA follow dheh

13/11/2022

Ilkacase iyo ayuub kaarlo maxa kala qabsaday |
Bal dawo

Shere

09/11/2022

Catoosh yare •||• 30 waad gaarte nin la aan maxa ku dhigay 😆

Sadali isku aadka 16ka ee champoins league Kuna guleyso awal marin Like sar pagekaShere garey postiga Sadali koxaha isku...
05/11/2022

Sadali isku aadka 16ka ee champoins league
Kuna guleyso awal marin

Like sar pageka
Shere garey postiga
Sadali koxaha isku aadi karo

Fg shurudaha wa wa jib

04/11/2022

YAAB!! || bal daawo • || • waa xubinta taranka raga 😆 ||



BEKO MEDIA

😆😆 africanta cadi mahan Halkan ugu wac gabar aad ugu shakisan tahay iney san sameyneyso
04/11/2022

😆😆 africanta cadi mahan

Halkan ugu wac gabar aad ugu shakisan tahay iney san sameyneyso





30/10/2022

Layaabkii ila xanuunka badnaay xalay oo aan ku arkay hospital-ka digfer, wuxuu ahaay xalay waxaa isku meel laskugu keenay dadkii meydka ahaay allaha Unaxariiste.

Qolkaas waxaa gali karay qofkii qof ka maqan yahay iyo masuuliyiintii kormerka ahaay, waliba qeybta meydka waxaa buux dhaafiyay dad aad iyo aad u badnaay.

iridda waxaa laga celin wayay hooyo tiri waxaa iga maqan dadkeygii oo dhan ee walalayaal iridda halmar ifasaxa xitaa waxay sugi waysay inta dadkii ka h**eeyay kasoo baxayeen,

Hooyadaas waxay leedahay waxaan lug iyo carar ku tagey 40 hospital ka badan, waxaa iga maqan seddex qofood wiilkeygii curudka ahaay iyo gabadheydii iyo ninkii qabay gabadheyda.

hooyadii qolkii waa lagu fasaxay iridda h**e inta aysaan gelin ba waxay madaxiisa aqootay, wiilkeedii curudka ahaay sido kle waxaa geeska kale yaalay seedigiis halka xitaa gabadhii laga helay qolkale,

Hooyadii banaanka ayeey usoo baxday iyadoo Quus, Ooyiin, murugo iyo xanuun ka muuqdo oo ku celceline ilaahoow adiga isiiyay oo iga jaclaaday waa Quustay ee goorme la duugaa oo aan soo laabta,

Xalay ka h**e Nolasheyda indhaheyga masaarin wlhi dad lagu leeyahay ka dhex baaro hadii qof ka maqan yahay, janadii allaha ugu bishareeyo shaqsi kasta ee halkaas ku naf waayay.

X/Q Dr.Gagaale General Hospital

29/10/2022

faaidooyinka gabdhaha madow.
mention so dheh gabadh madow

lawadaag asxaabtada

halkan ka aqriso
halista.com

Goormee Kugu Danbeysay Oo JACEYLKAAGA Hab Kusiiyo🫂🤗❤️🥺🥀Follow us
28/10/2022

Goormee Kugu Danbeysay Oo
JACEYLKAAGA Hab Kusiiyo🫂🤗❤️🥺🥀

Follow us

27/10/2022

Ku sali xabiibkena muxammed s.c.w

Inta adan sexan ugu raxey naftada

adiga yaad u xiisatay ?dadna jaceyl koda dadna hoyadood follow and shere
26/10/2022

adiga yaad u xiisatay ?

dadna jaceyl koda dadna hoyadood

follow and shere

23/10/2022

new mogadishu city 2022 || dawo muqdishu oo sii kobceysa ||

love saar hadii dhiig somaliyed kugu jiro

22/10/2022

yasmada ma fiicna || maxa kala qabsaday catoosh yare iyo marshale yare || shere garey

19/10/2022

Masha allaha : aroos saliga nebiga S.C.W Lagu soo galbiyay

Shere garey si walalo badan uu u gaaro

18/10/2022

deg deg: maslaxo iyo ayuub kaarlo oo is aroosay || riyadan gorme dhab noqoneysa || shere gareeya

sadali oo ku guleyso $100 sharudaha 1. follow dheh page-kan 2.share-garey post-gan3.sheeg  cida dhalineysan goalka 1aad ...
15/10/2022

sadali oo ku guleyso $100
sharudaha
1. follow dheh page-kan
2.share-garey post-gan
3.sheeg cida dhalineysan goalka 1aad
4.sadali natijada ciyarta ku dhamaneysa

FG: hadii aadan fulin sharudaha waxaa helaya qofka kaa danbeya ee sharudaha fuliya

sadalinta waxa aya ku egtahay inteysan ciyaarta bilawan

13/10/2022

cawa wa jimcee saliga ugu raxey naftada || ku sali xabiib kena muxammed s.c.w || faafi qeyrka o hel ajir lamid ah kan wllka aad gaarsiisay ||

12/10/2022

😃casharka shumiska|| baro sida xajiga lo shumiyo || qoftan caadi mahan walaga dhex hadlowa || so qabo qorka kawaalay qoftan so mantion garey

Share-garey

12/10/2022

Dr xabeeb oo xalad cafimaad so wajahde ||
Wa marki an caawin lahen dr-ka || 42 sano ayu shaqeynaya|| 30k+ oo qof ayuu si bilaash ah u dawye ||

Share garey si wll bdn uu u gaaro

11/10/2022

Daawo: liizka maku xanuuna yarey 😃😃|| 70 jir guursaday 15jir maxa kala qabsade

10/10/2022

Daawo :xubinta taranka ayuu gacantisa iskaga jaray ||
Waxa gacanteyda iskaga jaray xubinta taranka

08/10/2022

ayuub carlo & happy ahmed || shukaansi live ah car qosolka isku celi

follow iyo shere nasoo dhaha asxbata

07/10/2022

Aragtida Dadweynaha 😂😂 Qosol igumaharin😂 Meelahii ay u daateen reer Comment-land.🎬 Wasiir Zaki Bin Xaaji

Address

Muqdishow

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BEKO MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share