Warsame media

Warsame media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warsame media, Muqdishow.
(2)

SubxanalaH Abwaan ๐Ÿ˜‚
26/06/2024

SubxanalaH Abwaan ๐Ÿ˜‚

Xamar Waa Iga Xiga Amxaaro  Aaway erayada  beesha isaaq aaway Irirsamaalanimadii Nalagu  waalay ๐Ÿ’”๐Ÿ˜‚
26/06/2024

Xamar Waa Iga Xiga Amxaaro Aaway erayada beesha isaaq aaway Irirsamaalanimadii Nalagu waalay ๐Ÿ’”๐Ÿ˜‚

ONLF iyo Aqoonsiga qaranka Ethiopia.C/Raxmaan Maadeey Gudoomiyaha JWXO ayaa ku guubaabiyay dadwaynaha soomaaliyeed ee DD...
12/06/2024

ONLF iyo Aqoonsiga qaranka Ethiopia.

C/Raxmaan Maadeey Gudoomiyaha JWXO ayaa ku guubaabiyay dadwaynaha soomaaliyeed ee DDS inay qaataan Aqoonsiga qaran (Natinal ID) , Warkan oo lagu daabacay Boga warfaafinta Jabhada waxa uu gudoomiye Maadeey si adag u dhiirigeliyay qaadashada Kaarkan Isaga oo xusay in Qofka aan qaadanin uusan wax xuquuq ah kuyeelanayn hal sano kadib dalka iyo xattaa tuulada uu kasoojeedo.

ONLF oo kamid ah xisbiyada siyaasadeed ee DDS ayaa lagu xasuustaa inay Itoobiya lagashay dagaal ay ku raadinaysay xornimo oo qaatay 30 sano.

Adigu sideed U aragtaa soo jeedinta Gudoomiye Maadeey ee qaadashada Aqoonsiga Itoobiya oo ah qaran uu dagaal inuu ka xoroobo ah kula jiray 30 sano ?

Gabadhka soojeeda qowmiyada   canfarta ayaa soodhigtey qoralkan iyo sawirkan ๐Ÿ‘‡Soomalih๐Ÿ˜กsaymaraa๐Ÿ‘ˆ kee ๐Ÿ’qafar๐Ÿ’–saymarak  ba...
10/06/2024

Gabadhka soojeeda qowmiyada canfarta ayaa soodhigtey qoralkan iyo sawirkan ๐Ÿ‘‡

Soomalih๐Ÿ˜กsaymaraa๐Ÿ‘ˆ kee
๐Ÿ’qafar๐Ÿ’–saymarak baxsi tamanna๐Ÿ”‡

Hadaan dooneyno inaan ka baxno dulliga, ciriiriga iyo dawarsiga waa inaan Allah u noqonaa, camalkeena wanaajinaa markaas...
22/05/2024

Hadaan dooneyno inaan ka baxno dulliga, ciriiriga iyo dawarsiga waa inaan Allah u noqonaa, camalkeena wanaajinaa markaas Allah isagaa Nolosheena bedeli | Sh Hussein Cali Jabuuti

  ah:- Dawladda Turkiga ayaa noqotay dalkii u horreyay gurmad u dira Iran, kaddib markii ay Tehran ka codsatay Turkiga i...
19/05/2024

ah:- Dawladda Turkiga ayaa noqotay dalkii u horreyay gurmad u dira Iran, kaddib markii ay Tehran ka codsatay Turkiga inay usoo diraan diyaaradaha qumaatiga u kaca ee awoodda baaritaannada waqtiga habeenka ah inay sameeyaan, si ay uga qaybqaataan dadaallada lagu baadi goobayo diyaaradda uu la socday Madaxweynaha Iran, sida ay ku dhawaaqday wakaaladda maaraynta masiibooyinka Turkiga ee AFAD.

Turkiga waxaa kalo uu goobtaa u diray illaa 32 shaqaale ah oo xirfad u leh howlgallada baadi-goobka ee dhulka buuralayda ah , sidoo kale gaadiid leh nidaam isgaarsiin casri iyo koox kale oo gurmad dheeraad ah ayay sheegtay AFAD inay u diri doonaan goobta uu ka socda howlgalka baadi-goobka.

Soomaali soomaali ba leh ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
18/05/2024

Soomaali soomaali ba leh ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Soomaali heshiis ah.
18/05/2024

Soomaali heshiis ah.

Inwakhtigu cajiib yahayMaxabus ciilan ba garan
23/02/2024

Inwakhtigu cajiib yahay
Maxabus ciilan ba garan

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ…๐Ÿ…, ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ ๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฒ ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ ๐ ๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š.
29/01/2024

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ…๐Ÿ…, ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ ๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฒ
๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ ๐ ๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š.

Champions: Xulka Kubbadda cagta Galmudug oo markii ugu horreysay ku guuleystay koobka kubbadda cagta maamul goboleedyada...
29/01/2024

Champions: Xulka Kubbadda cagta Galmudug oo markii ugu horreysay ku guuleystay koobka kubbadda cagta maamul goboleedyada iyo G. Banaadir.

DEGDEG : Macalin Kuxigeenkii Galmudug Daaโ€™ud Tubaal oo loo Ogolaaday inuu kasoo muuqdo Ciyaarta Barito ee Finalka kadib ...
28/01/2024

DEGDEG : Macalin Kuxigeenkii Galmudug Daaโ€™ud Tubaal oo loo Ogolaaday inuu kasoo muuqdo Ciyaarta Barito ee Finalka kadib Ganaaxii Afarta Bil ee la saaray.

Waa laga cafiyay Ganaaxii Afarta Bilood, Kaliya $500 ayaa laga qaaday oo qeyb ka ahaa Ganaaxa. Waana Diyaar Daauud Tubaal

Madaxweynaha DDS wuxu ka mid noqdey 100 qof ee Ugu saameynta Badnaa sanadkii lasoo dhaafay ee ,
27/01/2024

Madaxweynaha DDS wuxu ka mid noqdey 100 qof ee Ugu saameynta Badnaa sanadkii lasoo dhaafay ee ,

Caawa dhagtu haydiin Tagnaato Rw abiy ahmed wuxuu jeedin donaa Khudbad aan caadi ahayn:2:30 fiidnimo Ayuu jeedin donaa.
24/01/2024

Caawa dhagtu haydiin Tagnaato Rw abiy ahmed wuxuu jeedin donaa Khudbad aan caadi ahayn:

2:30 fiidnimo Ayuu jeedin donaa.

CAAWA IYO DOOXA
22/01/2024

CAAWA IYO DOOXA

โ€œMa ogolaanayno in Soomaaliya loo hanjabo..โ€ Madaxweynaha Masar Al-Sisi, oo maanta qaabilay dhiggiisa Soomaaliya ayaa si...
21/01/2024

โ€œMa ogolaanayno in Soomaaliya loo hanjabo..โ€ Madaxweynaha Masar Al-Sisi, oo maanta qaabilay dhiggiisa Soomaaliya ayaa sidaas yidhi.

Diinta suuban ee islaamku ma aha diinta karaahida, nacaybka iyo Habawga, balse waa diinta kalgacaylka, Naxariista iyo Ha...
21/01/2024

Diinta suuban ee islaamku ma aha diinta karaahida, nacaybka iyo Habawga, balse waa diinta kalgacaylka, Naxariista iyo Hanuunka. Diinta ISLAAMKU waa diin quruxbadan.โค

Diinta islaamku Waa habka ugu quruxda badan nolasha. Bani aadaamka oo dhan.

ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุนู„ู‰ ู†ุนู…ุฉ ุงู„ุฅุณู„ุงู…

Diinta islaamka la iskuma qasbo ee waa la isku qanciyaa, aduunkana laguma qaso ee waa lagu qurxiyaa. Qofka muslinka ahi waa ka lagu deydo ee ka laga dido ma aha.

ู‚ุงู„ ุตุงุฏู‚ ุงู„ู…ุตุฏูˆู‚ ุนู„ูŠู‡ ุตู„ุงุฉ ูˆุงู„ุณู„ุงู… " ุงู†ู…ุง
ุจุนุซุช ู„ุงุชู…ู… ู…ูƒุงุฑู… ุงู„ุงุฎู„ุงู‚"

Dadka ruux Ilaahay khayr Ladoono unbuu waa fajiyaa, kani Waa Fanaankii grand P Soomaalidu u taqaanay Al-Fanaan Dooli oo qalbigiisa islaanimaddu ku duxdayso. Allaahu Akbarโค๏ธ

Illaahay baa mahad iska leh noo dooray diinteena suuban' islaamka Allahu akbar

Halkani waa Magaalada Jigjiga oo Maanta Laga Xusay Ciidda Kiristaanka ee Timqet , Qoomiyadihii Ciidayey ayaa isku Ag Saw...
21/01/2024

Halkani waa Magaalada Jigjiga oo Maanta Laga Xusay Ciidda Kiristaanka ee Timqet , Qoomiyadihii Ciidayey ayaa isku Ag Sawiray kuna Dabaal Dagay Taalada sayidka.

Sayid Maxamed Ayaa Ahaa Shakhsi aad uneceb Gaalada waxaana Maanta Taaladiisa Lagu Xusay Ciida Gaalada Kiristaanka. Maxay Kula Tahay?

Shacabka deegaanka soomaalidu 100% way ku faraxsanyihiin heshiiska badda, si loo dhaqangaliyo heshiiskanna bulshada faha...
15/01/2024

Shacabka deegaanka soomaalidu 100% way ku faraxsanyihiin heshiiska badda, si loo dhaqangaliyo heshiiskanna bulshada fahan buuxa ayaan ka siinnay.

MW Mustafe

ABOO XASAAN SHEKH
13/01/2024

ABOO XASAAN SHEKH

Waa Geeri Uu Ka Naxay Qof Walba Oo Muslim ah๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญInnaa lillaaahi wa innaaa ilayhi raajicuun Waxaa  Geeriyooday wiil uu d...
11/01/2024

Waa Geeri Uu Ka Naxay Qof Walba Oo Muslim ah๐Ÿ˜ญ

๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ
Innaa lillaaahi wa innaaa ilayhi raajicuun

Waxaa Geeriyooday wiil uu dhalay "Sh Cabdirishiid Sh Cali Suufi" oo lagu macagaabi jiray "Cabdixamiid Sh Cabdirishiid Sh Cali Suufi".

Cabdixamiid Allahโ˜๏ธ ha naxariiso waxa uu ahaa wiil fariid ah oo aad u akhlaaq badan oo aabbihii u khidmeeya ayuu ahaa .

Allaha unaxariisto

Sheekhana samir iyo iimaan allaha siiyo.

Waxaan si gaar ah ayay u tacsiyeynayaa Sheekh Cabdirashiid sheekh Cali Suufi iyo qoyskiisa iyo dhamaan ummada soomaaliyeed iyo ummada islaamka oo dhan.
ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡.

Sii Share Garee Si Dad Badan ugu Soo Duceeyaan Wallken ๐Ÿ˜ช๐Ÿ˜ญ

11/01/2024
11/01/2024

Nasiib daro waxaa kuugu filan inaad ka caajisto saliga nabiga (๏ทบ)๐Ÿ•‹โค

Inaba Caadi ma ahan Xulka Banaadir Keeney gish ayey siiyeen Galmudug
08/01/2024

Inaba Caadi ma ahan Xulka Banaadir Keeney gish ayey siiyeen Galmudug

Ethiopia Markay dakada Laa waregto Casimada Deganka waxa loo Raari Goday
05/01/2024

Ethiopia Markay dakada Laa waregto Casimada Deganka waxa loo Raari Goday

Hooganka Xuni Wuxuu Galafan Karaa Nolasha Dadka
02/01/2024

Hooganka Xuni Wuxuu Galafan Karaa Nolasha Dadka

Dhul dambe oo ay Itoobiya inaga qaadayso ma jiri doono,kii horena waynu soo ceshan.
02/01/2024

Dhul dambe oo ay Itoobiya inaga qaadayso ma jiri doono,kii horena waynu soo ceshan.

Address


Telephone

+251919387692

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsame media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warsame media:

Videos

Share