Mugwayn

Mugwayn computer , graphic design, video editing etc

Yaa sabab u aha burburka dalka soomalia?
19/12/2023

Yaa sabab u aha burburka dalka soomalia?

Muuqaalkan waxaan kaga hadalnay Cidda ka dambaysa burburka Soomaaliya sidoo kale waxaan diiradda saarnay xalkii lagu badbaadin lahaa dalkeena

16/12/2023
29/10/2023

Dhiigii halyaygiyo dhibta kuma qadaynee shacabkow midaa dhugo

Erayada iyo codkaba waa
abwaan xabiib jana gale alla macadaabe

24/08/2023

Waxaan ka codsan haynaa asxaabta tigtoog ee facebook kusoo jabi doonta inaysan howlihii tiktok la imaanin meeshaan

Mugwayn media

20/08/2023

Wac daraa kadhacay

20/08/2023

Calankan qaabkasta waa loogu ciyaaray
Ee xornima alla hasiiyo

16/08/2023

Rabi xoriyad hana siiyo aamiin iidhaha qaarbaa aamiinta igala bakhayli Donna kolay

16/08/2023

Xalay yay Mogadishu ushidnayd?
Maxaad se kala socotaa JWXO?

Sanad guuradii 39 ONLF/JWXO oo si habsanile ooga qabsoomay magaalad Mogadishu
16/08/2023

Sanad guuradii 39 ONLF/JWXO oo si habsanile ooga qabsoomay magaalad Mogadishu

15/08/2023

Hordhac uqaata waan soowadaa iyadoo dhamaystirane

12/08/2023

Abwaan dileyte Maxamed dilayte

18/07/2023

Xaba saaka shacabka birqod lala dhacayo
Walaahi waa nasiib daro

08/07/2023

Jigjiga suuqa gubtay muslimiinta hantidoodu ku gubatay wax khayr qaba alla ha ugu badalo

27/06/2023

Hayaay wallaahi wey dhantahay
Hadii aadan fahmina qushigaaga

21/06/2023

Soo qabo camero manka xaafadiin ugu caansan

15/06/2023

Gabaygan madaxweynaha hala gaadhsiiyo

29/05/2023

Ogadenia

26/05/2023

Fariin kusocota ina cagjar

30/03/2023

Arbe
Follow
iyo
Like
Waa noo muhiim
Adigana waxba kaama dhibayso

Ragii jaaha kululaa raka kaala dagi jirayRaad kooda aad ka ruclayn jirteenHaka gubanin feedhaha ragii wuu nasanayaaBuuri...
30/03/2023

Ragii jaaha kululaa raka kaala dagi jiray
Raad kooda aad ka ruclayn jirteen
Haka gubanin feedhaha ragii wuu nasanayaa
Buurihiisa maygaa haku taagin farahaaga ruuga
Abwaan habi oo dhufays kiisa kasii diyaarsaday kaaraa mardha abwaan igu sin waan so socdaaye

28/03/2023

Ileen doqoni calaf male

Waa sxb ridwaan cabdi shugri oo warkiisa iigu danbaysy muda kabadan 4sano mahayo warkiisa fadlan cidii aragta ha ila soo...
28/03/2023

Waa sxb ridwaan cabdi shugri oo warkiisa iigu danbaysy muda kabadan 4sano mahayo warkiisa fadlan cidii aragta ha ila soo xiriirto

Xoga hoose oo aan helayno ayaa sheegaysa In axmed maxamed islaam beer cabdi bilayaashu kabaxaan inuu kuleeyahay wadamada...
23/03/2023

Xoga hoose oo aan helayno ayaa sheegaysa
In axmed maxamed islaam beer cabdi bilayaashu kabaxaan inuu kuleeyahay wadamada carabta

Maxaad kala socotaa xogtaas

19/03/2023

Scw scw

18/03/2023

xasan baa halkaa yiil hadhow aad uxilataane
xigmad idin madheeriye idhagaysta
warbaam idin xasuusiine

alla ha unaxariisto halgamaa xasan iyo intii kalee shihiidayba

17/03/2023

Magaaladii GArBO
Maroobaan helin mise wax soo duubaa lawaayay dhulka kale roob laga wada sheeg
Hello garbo maqal majiraa

08/03/2023

Caasimadu way sii kabaneysaa lkn looma ogola kabashada

08/03/2023

Khudbadii halgamaa axmed jaale oo meela badan taaban haysa

08/03/2023

Waxaan xasuustay odhaahdii reer kaambooni ee ahayd …. Hadhiman
Hana dhaawacmin
Qorigana hadhigin
Cidii xasuusata unbaa xasuusata

08/03/2023

Intii dhimatay alla ha unaxariisto inta noola alla ha ubooga dhayo

Kaadirka magaalada Mogadishu oo maanta shir isugu yimid ayaa ku lafa guray xaaladaha jira iyo hab u socodka halganka iya...
03/03/2023

Kaadirka magaalada Mogadishu oo maanta shir isugu yimid ayaa ku lafa guray xaaladaha jira iyo hab u socodka halganka iyaga oo ka garaabay xaaladaha jira

haxorowdo
Idinkana guulaysta

22/02/2023

Abii ahmed aabihii oo soomaali noqday

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mugwayn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category