Harardhere TV

Harardhere TV Harardhere TV isha wararka.

24/07/2024

Dhalinyaro waxaa tihiin mustaqbalkii dalkaan iyo umaddaan kana fogaada hadalada cadiifada leh.

Dr Abdulkadir.

08/06/2024

Khawarijti ceeldher soo weerartay cashiro lama ilaawan ah baa loo dhigay guulaysta ciidankaygiyow

>Guuleysta ciidanka xaq udirirka iyo kuwa xooga.

13/05/2024

Ilaa nafta naga dhacdo waa dagaalami doonaa waa hadal oo yiri Abdullaahi Salaad afhayeenka ciidamada xaq udirirka ee macawiisleyda degmada Xarardheere oo maanta warbaahinta kula hadlay furimaha h**e ee degmadaas.

02/05/2024

Gumeysiga iyo gobanimada ma wax leys garab dhigaa.

Allaha u raxmado Abwan Careys Ciise.

GARGAAR POLYCLINIC CENTERWaa xarun gargaar oo ku taal degmada XarardhereWaana xarun ay ku diirsadeen dhamaan bulshada ku...
30/04/2024

GARGAAR POLYCLINIC CENTER
Waa xarun gargaar oo ku taal degmada Xarardhere
Waana xarun ay ku diirsadeen dhamaan bulshada ku nool degmada Xarardheere iyo nawaaxigeeda
Isbitaalkaan oo ka howlgalo Dr Abdulkadir Dahir Abdi (Tima Jilac).

Dr-Tima Jilac waa aqoonyahan ay ku mahadiyeen bulshada ku nool degmada Xarardheere iyo nawaaxigeeda waana khabiir dhanka caafimaadka kana soo shaqeeyay gobalo kala duwada sida caasimadda dalka Muqdisho,Marko,Jowhar iyo Xarardheere oo hadda ka howlgalo.

Waxaana leenahay guuleyso.

30/04/2024

Jawiga degmada Xarardheere wa nabad iyo barwaqo waxaana ku mahadsan alle SWT.

30/04/2024

Xarardhere Dahab.

26/04/2024

Guuleysta Ciidanka xaq u dirirka Saruur oo gaafmeer iyo ilaalo ka hayo deegaanada hoosyimaado degmada Xarardhere.

20/04/2024

Waxaa diyaar garow xoogan kujiro Ciidamada deegaanka iyagoo har iyo habeen kujiro howlgalo iyagoona baacsi xoogan ugu jiro dhulka howdka ah, insha allah guul mardhow.

19/04/2024

Update:Ciidamada deegaanka ee ku sugan degmada Xarardhere ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay fiidnimadii caawa Baraag Ismail oo Xarardhere u jirto 25km.

Ciidankaan oo ku socday xogo ee heleen ayaa u suurta gashay inee weerar dhaba gal ah ku qaadeen kooxda khawarijta ah ee As waxaana halkaas looga dilay ku dhawaad 5 ka mid ah kooxdaas.

Waxaana halkaas looga furtay hubka nuucyadiisa fudud iyo qoray RBG ah dhanka kale waxaa usuurto gashay ciidankii howlgalkaas fuliyay inee sinabad ah ugusoo noqdaan fariisinkoodi waxaana hogaaminaayay Sargaal lagu magacaabo Abdirashiid Janan.

Hambalyo Ismail Mohamad Ahmad oo dadaal dheer kadib maanta soo gaban gabeeyay  ugu danbeyn Computer application ee KIIT ...
19/04/2024

Hambalyo Ismail Mohamad Ahmad oo dadaal dheer kadib maanta soo gaban gabeeyay ugu danbeyn Computer application ee KIIT Universirty in India.

Waxan ku leeyahay halkaas kasii wad insha allah halganka iyo hayaanka waxbarashada.

18/04/2024

Waa xili barwaqo ah iyo nimcadii rabi alx.

Waa qeyb ka mid ah dhalinyarada degmada Xarardheere oo ku damaashaadaayo xeebta xandule ee degmada Xarardhere.Dhalintaan...
17/04/2024

Waa qeyb ka mid ah dhalinyarada degmada Xarardheere oo ku damaashaadaayo xeebta xandule ee degmada Xarardhere.

Dhalintaan oo dalxiis ku joogo degmada Xarardhere muddo 3 maalin ah ayaa ku howlan sidee ugu dhiiri galin lahaayeen bulshada kasoo jeedo degmada Xarardheere sidee uga faaideysan lahaayeen inee maalgashadaan degmadooda.

Waa ku mahadsan tihiin dhalinyaro.

17/04/2024

Haben wanagsan jaalayaal mardhow iyo qisooyin cusub.

Mujaahhid Abdirashiid Xarardheere oo ah ninka idiin muuqdo waa nin ku suntan geesinimo waxoo har iyo habeen dhaxanta iyo...
14/04/2024

Mujaahhid Abdirashiid Xarardheere oo ah ninka idiin muuqdo waa nin ku suntan geesinimo waxoo har iyo habeen dhaxanta iyo kuleelka ugu sugan yahay wa difaaca deegaanka iyo dhulka waxaana leenahay guuleyso.

10/04/2024

Gacantiisa waa fadhisaa legend, hayeey Shabaabow hadda ayaa dabka laga soo qaaday baroobadii waa ka baxay.

10/04/2024

Gudoomiyaha degmada Xarardhere Mohamed Yusuf Kulmiye shacabka degmada kula dabaal degaayo faras magaalada Xarardhere Hambalyo reer Xarardhere nabad ku ciida iyo caafimaad.

09/04/2024

Waa da'yar naftiisa u hurayo dadkiisa iyo dalkiisa
Waana geesi raaxada ka doorbiday inow gaajoodo

Guuleyso walal.

Harardhere TV isha wararka sharegarey si oo meel fog u gaaro.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Harardhere TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category

Nearby media companies