Wll Daacad

Wll Daacad UGU HOREYN HADAA NASOOBOQATAY LASOCO PAGEKA ||*WAA CODSI SII SHERGAREE OO GAAR SII WALAALAHAADA {MUS}
(4)

15/11/2024

Qiso Cajiib ah : KHIBRADAADU MARARKA QAAR WAXAY KUU HORSEEDI KARTAS INAD MAALQABEEN NOQOTID...

❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ

11/11/2024

."Nolosha dhamaanteed waa sedex wado oo qura imaa Dariiq 4aad majiro🥀🖤🖇

Kaliya sedex wadaa mid la qaada wado waxaa qaada dadka raashidiinta ah, Raashidku waxa weeye qofka mabda ahaana usaxan camaliyana usaxan kaasa la dhahaa raashid...


❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ

31/10/2024

DADKA AYEY ISKA QARINAYAAN ALLANE ISKAM QARINAYAAN
< sii share garee gaarsii walaalahada musliminta ah.. pagekana follow dheh >
Ali Yusuf Husen Ali

Dadka ula hadal qaab hadii ay xataa beri dhintaan aad ku qanacsantahay wixii u dambeyey aad ku tir🫡Ali Yusuf Husen Ali
27/05/2024

Dadka ula hadal qaab hadii ay xataa beri dhintaan aad ku qanacsantahay wixii u dambeyey aad ku tir🫡

Ali Yusuf Husen Ali

28/02/2024

Rasuulka ﷺ Waxa uu yidhi :

" Dadka kuwa iigu dhowaan doona maalinta qiyaame waa kuwa iigu salinta badan "

27/02/2024

Shekh xusen cali JABUTI
Wll Daacad Ali Yusuf Husen Ali

25/02/2024

Bishii Quraan aqriska, Sadaqada, dambi dhaafka, Naxriista ❤, Qiyaamu Leylka iyo Naarta laga xuroobaayay ayaa soo dhawaatay, Illaahay caafimaad hanagu gaarsiiyo dhamaanteena amen🤲🏼

Ma udiyaargarowdey Ramadanka

اللهم بلغنا رمضان 🌙✨️🥺

23/02/2024

Waa jimcee aan kuxasusiyo saliga nabiga SCW👉share

22/02/2024

Waa iga codsi 120..Followrs || Hadaa video..gan argtid👉Follow■👉share

Aabe ayaa wiilkiisa ku yiri wiilkeygoyow janada waa bilaash Halka ay Naarta ay tahay lacag"Jaadka ,sigaarka, qamriga iyo...
21/02/2024

Aabe ayaa wiilkiisa ku yiri wiilkeygoyow janada waa bilaash Halka ay Naarta ay tahay lacag

"Jaadka ,sigaarka, qamriga iyo wixii lamid ah waa lacag
Halka soonka' salaada' ducada iyo cibaadadka oo dhami ay San ahayn wax lacag ah sidaana aad ku heleyso Janono Marka wiilkeygow hagaji acmashada Saad u hesho Jano"🤍↙️👉waa iga codsi

Xikmadoyin Nafsadaada waxkabadalaayo👉 SHARE &  LIKE
20/02/2024

Xikmadoyin Nafsadaada waxkabadalaayo👉 SHARE & LIKE

18/02/2024

Qisadan ila dhamayso😭
Sii garsii walalkada muslimka ah siduu uhanuuno oga wana qaato
Hakaxasdin wllkada share like and follow

16/02/2024

(6)daan arimod midkod adigo samenayo haa dhimato alle ayaa kuubalnqaday inad janadisa galeysid👉wll garsii wllkada muslinka ah haka xasdin dii shergare👉

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wll Daacad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wll Daacad:

Videos

Share

Nearby media companies