Dhays TV

Dhays TV Dhays TV waxa uu idiin soo gudbinayaa wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo Caalamka

  Beeraha Jambaluul
20/09/2023

Beeraha Jambaluul

12/09/2023

Saamileyda Samatabixinta Koonfur Galbeed

12/09/2023

Nuxurka War-Saxaafadeedka kasoo baxay Shirka Saamileyda Koonfur Galbeed

10/09/2023
10/09/2023

Saamileyda Koonfur-galbeed ayaa magaalada Nairobi uga furmay shir looga hadlayo xal u helida KG

Madaxweyne Xasan Sheikh aya gaaray Degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe
06/09/2023

Madaxweyne Xasan Sheikh aya gaaray Degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe

Warbixin ay soo saartay Amnesty International ku sheegtay in askarta Eritrea ay sii wadeen kufsiga iyo dilka dadka rayid...
05/09/2023

Warbixin ay soo saartay Amnesty International ku sheegtay in askarta Eritrea ay sii wadeen kufsiga iyo dilka dadka rayidka ah ee Tigray ka dib markii ay saxiixeen heshiiska lagu soo afjarayo colaadda gobolkasi ee waqooyiga Itoobiya.

Colaadda ka aloosan waqooyiga Itoobiya oo ay isku hayaan maamulka fallaagada Tigreega iyo dawladda federaalka Itoobiya, oo ay taageerayaan maleeshiyaad ka soo kala jeeda gobollada dariska ah ee Axmaarada iyo Canfarta iyo weliba ciidammada Ereteriya, ayaa waxaa ka dhacay xad-gudubyo aan lasoo koobi karin oo loo aanaynayo dhammaan dagaalyahannada.

"Ciidanka Difaaca Ereteriya waxay galeen dambiyo dagaal iyo dambiyo ka dhan ah bini'aadantinimada" Tigray "kahor iyo ka dib saxiixa" 2 November 2022 ee heshiiskii lagu soo afjaray laba sano oo colaad ah, Amnesty International ayaa sharaxday, oo ku salaysan 49 waraysi oo la qaaday. Ama taleefoon kula xiriir badbaadayaasha, qaraabada dhibanayaasha.

Allaha u naxariiste Waxaa caawa dalka Ingriiska ku geeriyooday Fannaankii caanka ahaa ee Ustaad Axmed Naaji Sacad
04/09/2023

Allaha u naxariiste Waxaa caawa dalka Ingriiska ku geeriyooday Fannaankii caanka ahaa ee Ustaad Axmed Naaji Sacad

In ka badan 12 hoggaamiye oo Afrikaan ah iyo qaar ka mid ah dadka u ololeeya isbeddelka cimilada adduunka ayaa ku shiray...
04/09/2023

In ka badan 12 hoggaamiye oo Afrikaan ah iyo qaar ka mid ah dadka u ololeeya isbeddelka cimilada adduunka ayaa ku shiraya Kenya si ay uga qaybgalaan shir madaxeedka cimilada Afrika oo maanta ka furmay dalkaasi

Guddoomiye Prof Mohamed Sheikh Osman Jawaari
04/09/2023

Guddoomiye Prof Mohamed Sheikh Osman Jawaari

Ra’iisul wasaare Xamza iyo wafdi uu hoggaaminayo aya u ambabaxay dalka qatar
04/09/2023

Ra’iisul wasaare Xamza iyo wafdi uu hoggaaminayo aya u ambabaxay dalka qatar

04/09/2023

Guddoomiye Prof Jawaari ayaa salaan iyo mahadcelin u diray ciidanka iyo madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud
03/09/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

03/09/2023

Madaxweyne Xasan Sheikh oo gaarey Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

02/09/2023

Waddan Mesha oo ka Burburo ama ka dhismo wa Halkan an maanta Fadhiino"

nagu soo biir

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhays TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhays TV:

Videos

Share

Category

Nearby media companies