Xanaanada Daru-Sunnah

Xanaanada Daru-Sunnah Xanaanada Daru-Sunnah waa bar baariyaha Ubadka.

XAFLADA ARDAY DHAMEYSAY QURAANKA KARIIMKA AH IYO ARDAY BARATAY QORIDA IYO AQRINTA FARTA CARABIGA DADAALKA MAJOOJIN DOONN...
27/02/2022

XAFLADA ARDAY DHAMEYSAY QURAANKA KARIIMKA AH IYO ARDAY BARATAY QORIDA IYO AQRINTA FARTA CARABIGA

DADAALKA MAJOOJIN DOONNO ILAA AAN DAYAXA GAARNO

11/09/2021

maxmuud maxamed gabayga
Allow hooyoy kudaa
wanag badan kuugu deeq
janada daar kaga yeel
Nabiga (NNkH) daris kaaga yeel🥀❤

20/07/2021

Waa Qaar kamid ah ardayda Madarasada Daru- Sunnah oo idiin leh Ciid wanagsan Farxad nagula Ciida.

Xanaanada Daru-sunnah💗✍🤝

10/07/2021

Masha Allah
🥰❤🌻
Saqiirnimo Kuuma diidin inaad suubanaha taqaanee allow safka nabiga raacay salalaahu caley wasalam samaaney kula mideey🌻🌻

06/03/2021

Xanaanada Daru-Sunnah Waxay diyaar kuugu tahay in Ubad ka soo koraaya ay kuu barbaariso.

Ubadka Oo lagu abaabiyaa barashada Diinteena Suuban waa Aasaaskeena.

20/02/2021

Asalaamu Caleykum

Sunax wanagsan walaalaheen nagala socda halkan. waa subax sabti ah waxaan diyaar u nahay in aan kuu barbaarino ubadka.

Nagala soo xiriir:

0615125132 ama 0618509185

15/02/2021
10/02/2021

Kuso dhawaaw
ubadkii ladaayaa diin iyo wanaag iyo darajada magaaree
daarusuna ma aragtaa duruustaa kasocotiyo ubadkaa ladaadihin dadkeygow majeceshay degaankaa barwaaqey kutaalaaye soo durug jaamacada islaamiga agagaarkeeda kadoon ama naga sowac telkaan
0618509185/0615125132

06/02/2021

TV ga hadad udaarto talefonkana udhiibto maxaad tarbiyeeysay hooyo?

Maanta oo ay taariiqdu tahay 1/1/2021 waafaqsan 17 جماد الأول 1442 hijriyada waxa si habsami leh nogu qabsomay xafladii ...
01/01/2021

Maanta oo ay taariiqdu tahay 1/1/2021 waafaqsan 17 جماد الأول 1442 hijriyada waxa si habsami leh nogu qabsomay xafladii furitanka xanaanada daaru- sunnah taaso aykaso qeybgalen culuma udiin iyo waalidiin iyo marti sharaf kle
Xanaanada waxay sitoos ah u hoolgali dontaa 1/2/2021 malinimada sabtida ah insha allah

Address

Nears By Islamic University
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:30
Tuesday 07:30 - 17:30
Wednesday 07:30 - 17:30
Saturday 07:30 - 17:30
Sunday 07:30 - 17:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xanaanada Daru-Sunnah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category



You may also like