Maanta News Tv

Maanta News Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maanta News Tv, TV Channel, hodan Street, Mogadishu.

Maantanews channel waaad si maalinle ah uga helI kartaa wararka iyo Barnaamijyada ku saabsan dhinacyada siyaasadda, Sirdoonka, Dhaqaalaha, Ammaanka, taariikhda iyo Arimaha Bulshada.

11/05/2024

..Maxa Ka dhex dhacay Golaha Qaramada midoobay, Taarikh Cusub oo samaysantay, Afrika o noqotay qaaradii....

11/05/2024

. Dagaal mucjiso lagu tilmaamay o dhacay ..xog badan o yaab leh o kasoo bqxdey dagaalkaas.

19/04/2024

..Xarumihii Nuclear-ka Iran oo la weeraray & Dowlada Iran oo war cusub soo saartay |

19/04/2024

. War Deg Deg ah: Israaiil oo qaaday weerarkii la filayay - Iiraan, Ciraaq & Suuriya oo la duqeeyay + Golaha Amniga Iran oo xilligan kulan leh iyo xaalad deg deg ah oo lagu dhawaaqay xaalada oo laga baqayo inay faraha ka baxday.

15/04/2024

.Israa'iil iyo iiraan oo markale midiyaha isu afeystay, Weeraro kale oo caawa laga baqayo inay ka dhacaan bariga dhexe, Iyo Xaalada oo qarka usaaran inay faraha kabaxdo.
Wararkii ugu dambeeyay arimahan halkan kala soco.

15/04/2024

..Muxuu yahay gantaalka masiibada ah ee Israaiil damacsan tahay inay ku weerarto Iiraan? Gantaalka wali adduunka aan laga isticmaalin ee Iiraan ka qabto walwalka faraha badan maxaase ka dhalan kara haddii ay adeegsato?

14/04/2024

.Maxaa ka soo kordhay weerarkii iiraan ay qaaday xalay?Natenyahu iyo Biden maxaa ka soo baxay wadahadalkoodii? Israaiil maxaa khasaara ah oo soogaaray? Ma aargudandoontaa? Dhamaan jawaabaha su'aalahaan halkan ka daawo.

14/04/2024

..Bariga dhexe oo xaalkiisa xun yahy..

14/04/2024

..Sir Culus..Iran & ISRAIII miyeey sii qorsheeyeen weerarkii Xalay | Kullanka Jordan ku dhexmaray ? !!!

14/04/2024

..Deg Deg: Israaiil oo laga burburiyay saldhigyo & xarumo military oo muhim ah + wararkii u dambeeyay.

05/04/2024

..Siisi oo lagu kacay:
Shacabka masar oo caradiisa muujiyay, banaan baxyo waaweyn oo falastiin lagu taageerayo oo kabilawday Qaahira, Dawlada oo dad xir xirtay, iyo jimcaha Maanta wixii ka dhacay Masjid Al-Aqsa.

03/04/2024

..Ma burburkii Y4huda ayaa bilawday? Baarlamaanka isr44iil oo loo daatay, xaalada oo umuuqata mid faraha kabaxday, dawlada Natenyahu oo qarka usaaran inay dhacdo, faah faahin dheeraad ah halkan kala soco.

03/04/2024

Maxaa kala qabsaday Muslimiinta Mareykanka & Masaxweynaha dalka maraykanka | Aqalka Cad oo yaabay !!!

03/04/2024

Al-Duweyri oo Muddo kadib Xogo Muhiim ah Bixiyay | immisa Guuto ayay XM u diyaariyeen Dagaalka Cusub ?

30/03/2024

..war yaab leh, Ma aamini doontid, Afar Dowladood oo Carbeed oo Aqoonsanaya ISRAIII & Hubkii RAFAX lagu weerari lahaa oo la meel mariyay |

30/03/2024

..Subhanallah, Arin mucjisa ah o Laayab Leh o ay arkeen dadka Cumrada ujooga Masjidka Xaramka ee Makka, Arinta o dunida islaamka Ka yaabisay iyo wararkii ugu dameeyay ee gasa.

29/03/2024

..YAAB Sisi oo Biden weydiistay HUB uu isaga Difaaco ISRAIII & 125 Kun oo Masjid Aqsa ku dukatay maanta |

28/03/2024

.Xuutiyiinta oo ka yaabsaday Mareykanka ka dib makrii ay 12 saac gudahood ay ku beeniyeen hadal faan ah oo jeediyeen + Wararkii u dambeeyey Qaza + Putin oo ku hanjabay inuu dhulka soo dhigi doono haddii diyaaradaha F16 la siiyo Ukraine + warar kale.

27/03/2024

..Masar oo qorsheyneysa inay weerarto biyo xireenka itoobiya, Taliyaha Alqasaam oo caawa jeediyay hadal cajiib ah iyo warar kale.

27/03/2024

..Madaxda XM miyay ka guurayaan Qatar | Maxaa soo kordhay ?

26/03/2024

.Alaha unaxariisto Falastiiniyiin maanta arin layaab leh ugu dhintay Marinka gasa, Ruushka oo sheegay in ingiriis iyo mareykan ay ka dambeeyeen weerarkii dhawaan ka dhacay Moosko. Iyo warar kale.

26/03/2024

..War hayaay!! Muqaawamada oo sheegtay inay weerareen xarunta was.Gaashaandhiga israil ee Talabiib, iyo xuutiga oo wacdaro cusub dhigay saacadihii lasoo dhaafay, iyo warar kale.

25/03/2024

..War deg deg ah:
Isra'il oo sheegtay inay qabatay hub farabadan oo usocday falastiiniyiinta kana yimid iiraan. Iyo wararkale.

25/03/2024

..Xog muhiim ah: Xaguu aaday Gen. Fa'is Alduweerigii Aljazeera kafalanqeyn jiray dagaalka Gasa miyaa ladilay mise waa laga eryay shaqada? Golaha Amaanka oo goordhaw isku raacay xabadjoojinta Gasa, iyo wararkale.

25/03/2024

..Putin oo amray in XANIINYAHA Koronto looga dhajiyo dadkii Weerarka Geystay & Mid Kateetar ugu jiro oo Maxkamad lasoo taagay.

24/03/2024

..Maxaad ka ogtahay Gantaalka halista ah ee ay Xuutiga ku garaaceen israaiil kaasoo laqariyay oo ay hada warbaahintooda soo ban dhigeen, xog muhiim ah iyo warar kale.

24/03/2024

..Yuhuud xag-jir ah ayaa maanta xad gudub ku sameysay Masjid Al Aqsa, wiilal geesiyaal falastiini ah ayaa hor istaagay markale casharna udhigay ciidamada israaiil, iyo warbixino kale oo xiiso leh.

24/03/2024

..Putin oo Jawaab deg deg ah ka bixiyay Weerarkii Moscow Diyaaradaha TU 95 Oo Casaan ka dhigay Ukraine.

23/03/2024

..Amniga dunida oo ay cabsi soo food saaratay: Weerarkii argagixiso ee xalay ka dhacay Ruushka oo arimo waaweyn faraha lagalay, iyo wararkii ugu dambeeyay xaalada Gasa.

23/03/2024

..Dagaalyahankii Ka yaabiyay Ciidamada ISRAIII Muddo 7 Saac ah ayuu kaligii la dagaalamayay |

Address

Hodan Street
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maanta News Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category