04/11/2024
Maxaa maanta ka dhacay Fadhiga Baarlamanka ?
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Qoondada miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025 oo gaaraysa $1,359,714,328, waxaa ogolaatay in la ansixiyo 172-Xildhibaan, laba Xildhibaan ayaa diiday, hal Xildhibaanna waa uu ka aamusay.
lacagtaas waxa la' ansixiyey iyada oo wili Askariga Soomaaliga uu Mushaarkiisu yahay 190 doolar Maxaa kaaga baxay ?