Maxamed c.làahi cusmaan

Maxamed c.làahi cusmaan WAA WALAALKIINA DA'ADA YARAA EE MAXAMED C.LAAHI CUSMAAN EE MAGACIISA AF GARASHADA AH DEEQOW YARE

14/01/2021

Kusoo dhawow bogga rasmiga ah ee Eng Yuyu! Halkan waxaad ka heli doontaa muuqaalada Tiknoloojiyadda.

Ilaahey naarta ha galiyo nacaskii caayey rasuulkeena muhamed صل الله عليه وصلم    Nagu soo biir waxee noo tahay dhiiraga...
28/10/2020

Ilaahey naarta ha galiyo nacaskii caayey rasuulkeena muhamed صل الله عليه وصلم
Nagu soo biir waxee noo tahay dhiiragalin like&share.coment

Ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta   Waxaan halkaan ugu mahadcelinayaa    Asxaaptii like gareesey page ka     Please lik...
30/07/2020

Ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta
Waxaan halkaan ugu mahadcelinayaa
Asxaaptii like gareesey page ka
Please like saar waxey nootahey
Dhiiragalin

17/07/2020
Waxaa qoraalkan kasoo xiganay goobjoog education waxaana looga hadlayaa faa 'idooyinka wax akhriska uu lee yahay.Kobcint...
13/07/2020

Waxaa qoraalkan kasoo xiganay goobjoog education waxaana looga hadlayaa faa 'idooyinka wax akhriska uu lee yahay.

Kobcinta Garaadka

Garaadku waa xubin ka mid ah xubnaha jirka bini aadanka waxa uuna u baahanyahay in mar walba la kobciyo, waxyaabaha lagu kobciyana waxaa ka mid ah akhriska in uu noqdo mid joogta culumada ku xeel dheeri arimaha caafimaadka waxa ay tilmaamayaa in qofka akhriska badan in uu ka caafimaad badan yahay garaad ahaan qofka aan waxba akhrin .

Ka hortagga walwalka

Waxaan shaki ku jirin in qof walba oo dunidan ku nool in mararka qaar uu la kulmo walwal ka yimaada dhanka shaqada ama qoyska , walwalkaas wax yaabaha looga hortegi karo waxaa ka mid ah in qofku uu waxa akhriyo sida qu’aanka kariinka oo ha waxa ugu fiican ee qofku uu ku iloobi karo walwalkiisa, sidoo kale sheekooyinka xiisaha badan.

Aqoon kororsi

Waxaa hubaal ah in akhrisku uu kuu horseedayo horumarka noloshaada gaar ahaan marka aad akhriso waxa aad jeceshahay, waayo waxaa kuu kordhaya aqoon badan waxaadna noqonaysaa qof aqoon badan u leh takhasuskiisa, waxaana jira kutub badan marka aad akhriso aad ka helayo fikrado wanaagsan isla markaana aad ku maaraynayso noloshaada.

Eraybixin fiican

Marwalba oo akhriskaagu badan yahay waxaa hubaal ah in aad ka faa’iidaysanayso erayo badan oo aadan horay u aqoon, eray bixintaasi waxa ay kuu horseedaysaa in aad ka soocnaato dadka kale .

Qoraal fiican

Marka aan ka hadlayo qoraal fiican waxaan ula jeedka in qof walba qofka uu ka akhris badanyahay ayuu ka qoraal fiican yahay . akhriskuna waxa uu kuu horseeday in qoraalkaagu uu noqdo mid wanaagsan oo la fahmi karo .

Deganaasho

Mar walba oo aad waxa akhrinayso ama aa wax qorayso waxaad dareemaysa deganaasho joogta gaar ahaan intaa wax akhrinayo, waxayna ka mid tahay faa’iidooyinka akhriska
Ugu danbeyntii waxaad ogaataa sida loo kala wax akhrin badan yahay ayaa loo kala cilmi iyo aqoon badan yahay, dadkeena oo wax akhriyana waa dalkeena oo horumara, waa tii xikmaddu ahayd (خير جليس في

Keebaa waxqabadkooda araktey madax deena h**e kuwa dhimatey allaha unaxariisto😢😢
14/06/2020

Keebaa waxqabadkooda araktey madax deena h**e kuwa dhimatey allaha unaxariisto😢😢

Woow heestii xaley soo baxdey ee lagu af lagaa deynaayey NABAD IYO NOLOL ayaa layaaban youtuberada somaaliyeed ee ku noo...
12/06/2020

Woow heestii xaley soo baxdey ee lagu af lagaa deynaayey NABAD IYO NOLOL ayaa layaaban youtuberada somaaliyeed ee ku nool caalamka hala Dislike 👎👎

Address

Mogadishu

Telephone

0619632283

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed c.làahi cusmaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category