Hussein Mohamed Hadafow

Hussein Mohamed Hadafow Page-ka waxa aad uga bogan doontaan warbixino iyo sheekooyin la xiriira Isboortiga iyo Arrimaha Buls

kooxda Wolves oo guuldaradi koowaad ee Horyaalka dhadhansiisay Man City
30/09/2023

kooxda Wolves oo guuldaradi koowaad ee Horyaalka dhadhansiisay Man City

4 guuldarro iyo 7 kulan,Man United oo jahwareer ku jirta.
30/09/2023

4 guuldarro iyo 7 kulan,Man United oo jahwareer ku jirta.

Kooxda Aston Villa ayaa nus-darsin goolal uga badisay kooxda Brighton oo calankeedi babanayay baryaha,waxaana saddexleey...
30/09/2023

Kooxda Aston Villa ayaa nus-darsin goolal uga badisay kooxda Brighton oo calankeedi babanayay baryaha,waxaana saddexleey dhaliyay ollieWitkins.

Koobka Maalinta Nabadda AdduunkaWaxaa   maalinta Berri oo ay taariikhda ku beegan tahay  19 September 2023 garoonka Wiis...
18/09/2023

Koobka Maalinta Nabadda Adduunka
Waxaa maalinta Berri oo ay taariikhda ku beegan tahay 19 September 2023 garoonka Wiish si rasmi ah uga furmi doona tartan lagu maamuusayo maalinta Nabadda adduunka 2023
Tartanka oo ay iska kaashanayaan Wasaaradad Dhallinyarada iyo ciyaaraha iyo Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga, waxaa ka qeyb galaya afar Naadi oo kala ah , Gift Stars, Horseed, Heegan iyo Dekedaha.
Kulanka koowaad ayaa talaadada dhex mari doona Naadiyada Gift Stars iyo Horseed, waxaana kulanka labaad uu Arbcada dhex mari doonaa Naadiyada Heegan iyo Dekedaha, halka maalinta khamiista 21 September ah malinta loo asteeyay maalita Nabadda Adduunka ay fiinaalka tartanka ciyaari doonaan labada Naadi ee usoo baxa.
Dhanka kale guddiga tartanka Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga aya dib u dhigay Dib u bilaashada Horyaalka kubadda Kolayga Soomaaliya 2022-2023 oo lagu aday in laciyaar0 maalinta Arbacada 20 September,waxuuna Guddiga dib ka shaacin doonaan xilliga Horyaalka dib loo amba qaadi doono.

Milan iyo Man Unite doo guuldarooyin  la kulmay iyo Man City oo  guul soo kabasho wanaagsan gaartay.
16/09/2023

Milan iyo Man Unite doo guuldarooyin la kulmay iyo Man City oo guul soo kabasho wanaagsan gaartay.

Juventus oo 3-1 uga badisay Lazio.
16/09/2023

Juventus oo 3-1 uga badisay Lazio.

Liverpool ayaa 3-1 uga badisay kooxda Wolves oo gool kala hormartay
16/09/2023

Liverpool ayaa 3-1 uga badisay kooxda Wolves oo gool kala hormartay

James Maddison oo Tottenham u ciyaara ayaa ku guulaystay abaalmarinta laacibka bisha ee Horyaalka Ingiriiska.
15/09/2023

James Maddison oo Tottenham u ciyaara ayaa ku guulaystay abaalmarinta laacibka bisha ee Horyaalka Ingiriiska.

Novak Djokovic ayaa ku guulaystay tartanka Teeniska Us Open 2023.Djokovic ayaa kulanka fiinaalka 6-3  7-6   6-3 ku garaa...
11/09/2023

Novak Djokovic ayaa ku guulaystay tartanka Teeniska Us Open 2023.

Djokovic ayaa kulanka fiinaalka 6-3 7-6 6-3 ku garaacay Daniil Medvedev,waxuuna hantay koobkiisi 24aad Gram Slam ah, isagoo soo barbareeyay rikoodhka 50 sano lajabin waayay ee ay dhigtay Margret Court.

Xulka Jarmalka ayaa ku guulaystay koobka kubadda Kolayga Adduunka 2023Jarmalka ayaa  kulanka fiinaalka oo maanta ka dhac...
10/09/2023

Xulka Jarmalka ayaa ku guulaystay koobka kubadda Kolayga Adduunka 2023

Jarmalka ayaa kulanka fiinaalka oo maanta ka dhacay magaalada Manila ee dalka Phillipine 83-77 uga badiyay Xulka Serbia.

Jarmlka oo ay u ahayd marki u horeysay oo uu fiinaalka soo gaaro ayaa hantay billadda Dahabka, halka Serbia ay heshay billadda qallinka.

Dennis Schroder oo 28 dhibcood Jarmalka u dhaliyay uguna dhibco badnaa kulanka fiinaalka ayaa loo aqoonsaday laacibka ugu wanaagsan tartanka.

Hansi Flick ayaa laga ceyriyay shaqada tababaranimo ee Xulka Jarmlka, kadib markii uu guuldarro  4-1 kala kulmay xulka J...
10/09/2023

Hansi Flick ayaa laga ceyriyay shaqada tababaranimo ee Xulka Jarmlka, kadib markii uu guuldarro 4-1 kala kulmay xulka Japan oo ay sabtidii ku kulmeen ciyaar saaxiibtinimo

Daniil Medvedev iyo Novak Djokovic ayaa caawa 11:00pm xilliga geeska Afrika ku kulmi doona fiinaalka tartanka Teeniska U...
10/09/2023

Daniil Medvedev iyo Novak Djokovic ayaa caawa 11:00pm xilliga geeska Afrika ku kulmi doona fiinaalka tartanka Teeniska US Open 2023.

Dalalka Serbia iyo Jarmalka ayaa  maanta ciyaari doona kulanka fiinaalka koobka kubadda Kolayga Adduunka 2023 ,waxayna k...
10/09/2023

Dalalka Serbia iyo Jarmalka ayaa maanta ciyaari doona kulanka fiinaalka koobka kubadda Kolayga Adduunka 2023 ,waxayna ku loolami doonaan billdda Dahabka.

Kulanka ayaa billaaban doona 3:40 pm ee xilliga geeska Afrika,taasoo ku beegan 6:38pm ee magaalada Manila ee dalka Phillipine oo ciyaarta Fiinaalka martigelinayso.

Xulka Canada ayaa ku guulaystay billadi ugu horreysay ee maar ah oo ay ka helaan koobka kubadda Kolayga Adduunka.Canada ...
10/09/2023

Xulka Canada ayaa ku guulaystay billadi ugu horreysay ee maar ah oo ay ka helaan koobka kubadda Kolayga Adduunka.

Canada ayaa kulanka kaalinta saddexaad ee billadda maarta lagu loolamayo 127-118 kadib waqtiga dheeriga uga badisay Mareykanka oo si weyn u xafiltamaan.

Coco Gauff  oo u dhalatay dalka Mareykanka ayaa ku guulaysatay  tartanka ee  US Open,kaaso noqonayanay koobkeedi kowaad ...
10/09/2023

Coco Gauff oo u dhalatay dalka Mareykanka ayaa ku guulaysatay tartanka ee US Open,kaaso noqonayanay koobkeedi kowaad ee Grand Slam ah iyadoo jirtà 19 sano,waxayana kaga guulaystay Aryna Sabalenka ee dalka Belarusia.

GAuff ayaa Sabalena uga adkaatay 2-6 6-3 6-2.

Coco Gauff ayay guushan ka caawin doontaa in ay kaalinta saddexaad kasoo gasho qiimeynta qeybta haweenka, hakka Sabalenka ay isniinta la warwegi doonto kaalinta koowaad oo ay ju heshay guushii ay fiinaalka kusoo tiigsatay.

Coco Gouff oo  ah 19 jir dalka Mareykanka u dhalatay iyo Aryna Sabalenka oo ah 25 jir u dhalatay Dalka Belarusia ayaa 11...
09/09/2023

Coco Gouff oo ah 19 jir dalka Mareykanka u dhalatay iyo Aryna Sabalenka oo ah 25 jir u dhalatay Dalka Belarusia ayaa 11:00pm ku loolami doona fiinaalka Teeniska kali kaliga ee qeybta Haweenka.

Daniil Nedvedev iyo Novac Djokovic ayaa usoo baxay fiinaalka tartanka US open 2023.Daniil Medvedev  ayaa semi Final-ka k...
09/09/2023

Daniil Nedvedev iyo Novac Djokovic ayaa usoo baxay fiinaalka tartanka US open 2023.

Daniil Medvedev ayaa semi Final-ka ku garaacay Carlos Alcaraz oo ahaa Laacibka haystay koobka tartanka,waxuuna ku garaacay 7-6 (7-3) 6-1 3-6 6-3.

Dhanka kale Djokovic, oo ciyaaray kulankiisii ​​100-aad ee US Open, ayaa gaaray dhammaan afarta final ee Grand Slam xilli ciyaareedkan markii seddexaad xirfadiisa ciyaareed iyo finalkii 36aad ee Grand Slam guud ahaan isagoo 6-3 6-2 7-6 (7-4) ) uga badiyay Ben Shelton oo ah da'yar 20 jir ah ciyaar ka dhacday Arthur Ashe Stadium.

Labada laacib ayaa axadda ku loolami doona fiinaalka.

Xulka Jarmalka oo marki u horreysay taariikha usoo baxay Fiinaalka koobka kubadda Kolayga Adduunka 2023.Jarmalka ayaa ku...
08/09/2023

Xulka Jarmalka oo marki u horreysay taariikha usoo baxay Fiinaalka koobka kubadda Kolayga Adduunka 2023.

Jarmalka ayaa kulanki labaad ee semi final-ka 113-111uga badiyay Mareykanka

Dhibcaha u badan kulanka waxaa jarmalka u dhaliyay Frank Wagner oo 22 dhibcoood dhaliyay.

Jarmalka ayaa magaalada Manila ee caasimadda dalka Philipine fiinaala kula ciyaari doona xulka Serbia oo ay ku hardami doonaan billadda dahabka, halka Mareykanka iyo Canada ay billada maarta ku dagaalami doonaan.

Xulka Serbia ayaa usoo baxay fiinaalka koobka  kubadda Kokayga Adduunka 2023.Serbia ayaa kulanka 1aad ee semi final-ka 9...
08/09/2023

Xulka Serbia ayaa usoo baxay fiinaalka koobka kubadda Kokayga Adduunka 2023.

Serbia ayaa kulanka 1aad ee semi final-ka 95-86 uga badiaay Canada.

Bogdan Bogdanovic ayaa serbia u dhaliyay 23 dhibcood,waxaana min 16 dhibcood raaciyay Ognjen Dobric iyo Nikola Milutinov.

Waa marki labaad oo ay Serbia usoo baxdo fiinaalka koobka Adduunka ee kubadda Kolayga,waxayna Axadda magaalada Manila ee dalka Phillipine kula ciyaari doona guulaystaha kulanka labaad ee semi final-ka oo ay ku ballansan yihiin dalalka Mareykanka iyo Jarmalka.

Semi final-ka koobka kubadda Kolayga Adduunka 2023.Serbia vs CanadaUSA vs Germany
08/09/2023

Semi final-ka koobka kubadda Kolayga Adduunka 2023.

Serbia vs Canada

USA vs Germany

Nigeria  waa dalka kaliya ee qaaradda Afrika ee  ciyaartoy ku leh  xiddigaha loo soo xulay abaalmarinta Ballon d'Or  qey...
07/09/2023

Nigeria waa dalka kaliya ee qaaradda Afrika ee ciyaartoy ku leh xiddigaha loo soo xulay abaalmarinta Ballon d'Or qeybta Ragga iyo qeybta haweenka,waxaana kala matalaya Victor Osimhen iyo Oshoala.

Xulka Canada ayaa usoo baxay wareegga afar-dhamaadka koobka kubadda Kolayga Adduunka taariikhda marki u horreysay.Canada...
07/09/2023

Xulka Canada ayaa usoo baxay wareegga afar-dhamaadka koobka kubadda Kolayga Adduunka taariikhda marki u horreysay.

Canada ayaa 100-89 uga badisay Slovenia,waxaana dhibcaha u badan kulanka dhaliyay shai gilgeous-alexander.

Canada ayaa maalinta jimcaha afar-dhamaadka la ciyaari doonta Serbia.

Liiska 30 ciyaaryaha  ee kusoo baxay loolanka Abaalmarinta Ballon d’Or 2023.Karim Benzema 🇫🇷Joško Gvardiol 🇭🇷Jamal Musia...
07/09/2023

Liiska 30 ciyaaryaha ee kusoo baxay loolanka Abaalmarinta Ballon d’Or 2023.

Karim Benzema 🇫🇷
Joško Gvardiol 🇭🇷
Jamal Musiala 🇩🇪
André Onana 🇨🇲
Mo Salah 🇪🇬

Randal Kolo Muani 🇫🇷
Jude Bellingham 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿
Kevin de Bruyne 🇧🇪
Bernardo Silva 🇵🇹
Bukayo Saka 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

Khvicha Kvaratskhelia 🇬🇪
Emiliano Martínez 🇦🇷
Erling Haaland 🇳🇴
Nicoló Barella 🇮🇹
Rubén Dias 🇵🇹

Martin Ødegaard 🇳🇴
Ilkay Gündogan 🇩🇪
Julián Álvarez 🇦🇷
Yassine Bono 🇲🇦
Vinicius Jr 🇧🇷

Robert Lewandowski 🇵🇱
Antoine Griezmann 🇫🇷
Lautaro Martínez 🇦🇷
Lionel Messi 🇦🇷
Rodri 🇪🇸

Victor Osimhen 🇳🇬
Kylian Mbappé 🇫🇷
Kim Min-jae 🇰🇷
Luka Modrić 🇭🇷
Harry Kane 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

Xulka Jarmalka ayaa 81-79 uga badiyay Xulka Latvia oo ay wada ciyaareen kulanki 3aad ee wareegga 8da koobka  kubadda Kol...
06/09/2023

Xulka Jarmalka ayaa 81-79 uga badiyay Xulka Latvia oo ay wada ciyaareen kulanki 3aad ee wareegga 8da koobka kubadda Kolayga Adduunka 2023.

Dhibcaha ugu badan Xulka Jarmalka ,waxaa u kala dhaliyay Franz Wagner 16 dhibcood, Andreas Obst 13 dhibcood, iyo Moritz Wagner oo 12 dhibcood dhaliyay.

Jarmalka ayaa kulanka afar-dhamaadka jimcaha la ciyaari doona Mareykanka

Xulka Mareykanka ayaa usoo baxay semi finalka koobka Adduunka ee kubadda Kolayga.Mareykanka ayaa 100-63 uga badiyay Taly...
05/09/2023

Xulka Mareykanka ayaa usoo baxay semi finalka koobka Adduunka ee kubadda Kolayga.

Mareykanka ayaa 100-63 uga badiyay Talyaaniga,waxaana 24 dhibcood u dbaliyay ciyaaryahan Mikal Bridges oo u ciyaara kooxda Brooklyn Nets.

Mareykanka ayaa jimcaha semi fonalka la.ciyaari doona guulaystaha kulanka Latvia iyo Germany oo wareega 8da ku ballansan.

Tababarihii Xulka Spain kula guluaystay koobka Adduunka ee haweenka  Jorge Vilda oo shaqada laga ceyriyay.
05/09/2023

Tababarihii Xulka Spain kula guluaystay koobka Adduunka ee haweenka Jorge Vilda oo shaqada laga ceyriyay.

Ka waran haddii ay labadan weerarka ku midoobaan maxaa laga filan kara ?
05/09/2023

Ka waran haddii ay labadan weerarka ku midoobaan maxaa laga filan kara ?

Kooxda Villarreal  ayaa ku dhawaaqday inay ceyrisay tabaraheeda Setién kadib 3 guuldaaro oo uu la kulmay afarti kulan ee...
05/09/2023

Kooxda Villarreal ayaa ku dhawaaqday inay ceyrisay tabaraheeda Setién kadib 3 guuldaaro oo uu la kulmay afarti kulan ee u horraysay Horyaalka Spain,wuxuuna helay hal guul oo.kaliya.

Iyadoo aanan wali la gaarin 5 kulan ayaa ceyrinta ka billaabatay Horyaalada Waa weyn ee qaaradda Yurub,yaa ku xigi doona?

Dalka Serbia ayaa usoo baxay semi final-ka kubadda Kolayga Adduunka 2023.Xulka Serbia ayaa 87-68 uga badiyay Xulka Latvi...
05/09/2023

Dalka Serbia ayaa usoo baxay semi final-ka kubadda Kolayga Adduunka 2023.

Xulka Serbia ayaa 87-68 uga badiyay Xulka Latvia.

Bogdan Bogdanovic ayaa 21 dhibcood u dhaliyay Serbia,waxayna jimcaha semi final-ka la.ciyaari doonaan guulaystaha wadamada Canada iyo Slovenia

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska  Cabdullaahi Xasan Cali (Kuusoow) ...
02/09/2023

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska Cabdullaahi Xasan Cali (Kuusoow) oo kamid aha tirarka isboortiga dalka, xilal kale duwan oo heer qaran ah kasoo qabtay isboortiga dalka oo maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha u naxarìisto qoyskiisa iyo dhamaan bahda isboortigana samir iyo Iimaan Alle haka siiyo.

Kooxda  Horseed yaa usoo baxday fiinaalka tartanka kubadda Kolayga 3x3 ,kadib markii ay 10-11 uga badisay kooxda PlasmaH...
01/09/2023

Kooxda Horseed yaa usoo baxday fiinaalka tartanka kubadda Kolayga 3x3 ,kadib markii ay 10-11 uga badisay kooxda Plasma

Horseed ayaa fiinaalka la ciyaari doonta kooxda Dekedaha.

Naadiga Dekedaha ayaa u soo baxay fiinaalka tartanka kubadda kolayga 3x3  kadib markii uu 13-12 uga adkaaday Naadiga Gif...
01/09/2023

Naadiga Dekedaha ayaa u soo baxay fiinaalka tartanka kubadda kolayga 3x3 kadib markii uu 13-12 uga adkaaday Naadiga Gift Stars oo ay garoonka Wiish ku qaateen kulanki 1aad ee wareegga afar-dhamaadka.

Erling Haalaand oo ku guulaystay abaalmarinta laacibka  sanadka ee qaaradda  yurub ( Uefa Best Player)
31/08/2023

Erling Haalaand oo ku guulaystay abaalmarinta laacibka sanadka ee qaaradda yurub ( Uefa Best Player)

Kooxahee kasoo bixi kara Group F oo ah  Group-ka Ugu adag koobka kooxaha Horyaalada Yurub 2023-2024 ?
31/08/2023

Kooxahee kasoo bixi kara Group F oo ah Group-ka Ugu adag koobka kooxaha Horyaalada Yurub 2023-2024 ?

.Isku aadka  koobka Horyaalada Yurub 2023-2024.Group F oo noqday Group-ka dhimashada.
31/08/2023

.Isku aadka koobka Horyaalada Yurub 2023-2024.

Group F oo noqday Group-ka dhimashada.

Sawirro:   Horseed   13  Wacaaf . 9Tartanka kubadda Kolayga 3x3
29/08/2023

Sawirro: Horseed 13 Wacaaf . 9

Tartanka kubadda Kolayga 3x3

Masar ayaa 100 -72 uga badisay Mexico  oo ay wada ciyaareen kulan katirsan koobka Adduunka kubadda Kokayga 2023
29/08/2023

Masar ayaa 100 -72 uga badisay Mexico oo ay wada ciyaareen kulan katirsan koobka Adduunka kubadda Kokayga 2023

Sawirro:  Sydom 15 Fero 17Tartanka kubadda Kolayga 3x3
29/08/2023

Sawirro: Sydom 15 Fero 17

Tartanka kubadda Kolayga 3x3

Sawirro:  Dekedaha  21 Sydom 3Tartanka kubadda Kolayga 3x3
29/08/2023

Sawirro: Dekedaha 21 Sydom 3

Tartanka kubadda Kolayga 3x3

Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga  Cabdullaahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa magaalada Nairobi ee dalka K...
29/08/2023

Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga Cabdullaahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya shir kula qaatay Gufdoonka Xirirka kubadda ee Kenya oo ugu horeeyo Guddoomiye Paul Otula, waxayna ka wada hadleen sidii sare loogu qaadi lahaa Xiriirka wada shaqaynta labada Xiriir Iyo Kubadda kolayga Zoonka 5aad.

Labada masuul ayaa isku afgartay inay iskaashi ka sameeyaan, qeybaha aasaaska u ah Horumarinta kubadda Kolayga oo ay ugu horreyso aqoonta.

Ciyaartoy , garsoor iyo macallimiin garsoor oo u dhashay dalka Kenya ayaa saddexdi sano ee lasoo dhaafay si weyn qeyb uga ahaa kubadda Kolayga Soomaaliya. Wuxuuna xiriirka qorsheynayaa inuu ballaariyo wada shaqeynta labada Xiriir.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hussein Mohamed Hadafow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hussein Mohamed Hadafow:

Videos

Share

Kubadbile.com

Kubadbile Network is a Somalia based independent Sports website headquartered in Mogadishu City. Founded in 2015, it operates for Somalia and International Sports, for Somali and English Langues.

Nearby media companies