Xornimo doon media

Xornimo doon media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xornimo doon media, Media/News Company, Dugsiga sare ee muuse yuusuf, Laascaanood.

19/02/2023
25/01/2023
11/09/2022

Masheuuca been abuurka ah ee tiens ayaa la ogaaday inuu yahay mafia tuugo ah. Arintaan waxaa I nooga warami doona rabi ajar iyo xasanaad hasiiyee shiikh gobolka shiikh maxamuud maxamed xaliike daawasho wacan
Walee awduceeyiyo alay leedahay

Waa gaashaan Hagar cali halkanina waa xornimo Doon media oo aad uga barateen dhacdooyin xaqiiqada ku salaysan ugu horayn intaadan ugudbin muuqaalka follow-dhe like-na saar siina share-garee si uu ugaadho asxaab badan

Madaxwaynaha somaliyed xasan shiikh ayaa u magacaabay yuusuf xuseen jimcaale{madaale}, gudoomiyaha gobolla banaadir ahna...
07/09/2022

Madaxwaynaha somaliyed xasan shiikh ayaa u magacaabay yuusuf xuseen jimcaale{madaale}, gudoomiyaha gobolla banaadir ahna duqa magaalada muqdisho kaasi oo horay xumuumadii xasan sh u ahaa gudoomiyaha gobolka banaadir, sidanlasgregay wuxuu ka tirsan yahay xisbiga talada haya xiligan

Waa gaashaan Hagar oo idinleh kuxidhnow xornimo Doon media

Asc dhammaan saaxiibayaal. Waa walaalkiin gaashaan Hagar cali halkanina waa xornimo Doon media oo aad uga barateen dhacd...
07/09/2022

Asc dhammaan saaxiibayaal. Waa walaalkiin gaashaan Hagar cali halkanina waa xornimo Doon media oo aad uga barateen dhacdooyin xaqiiqada ku salaysan ugu horayn intaadan ugudbin qoraalka follow-dhe like-na saar siina share-garee si uu ugaadho asxaab badan

Dhacdada aan maanta idiin soo gudbinayo waa dhacdo argaxgaxle oo kadhacday gobolka sool, waana haweeney hooyo ah oo sixun loodilay kufsina loogu gaystay
Akhris wanaagsan

Marxuumad Aamina Faarax, waxay ahayd hooyo carruur agoon ah korisa, islamarkaana qoys abaarsaday ku haysa miyiga Berda-dawanle oo ka tirsan degmada God-aalo ee Gobolka Sool, waxay subax u jarmaaday in ay carruurteeda quutal-yawm uga raadiso tuulada maxaase dhacay?

Kadib mudda 24 saac oo la la’aa ayaa meydkeeda oo kufsi iyo jirdil ba’an ka muuqdo laga helay miyiga tuulada Berda-dawanle, waxaana jirkeeda lagu arkay dhaawacyo argagax leh, sida ay xaqiijiyeen dad ka tirsan ehelkeeda.

“ Masaafo dheer ayuu marxuumadda eryanayay ninka kufsiga iyo dilka ba’an kula kacay, waxaan aragnay dhulka iyo dhirta ay isla jiireen oo dhiigu waran yahay iyo kabaha iyo dharkeedii qaar oo midba meel yaal” ayuu yiri mid kamid ah dadkii meydkeeda helay.

“ Meeshu waa dhul cidla’ ah oo haddana buuraley ah, waxaase meelaha qaarkood ka muuqda raadka qof xiran kaba buud ah oo eryanaya marxuumadda iyo dhagxaan dhiig badan ku daatay” ayuu sii raaciyay.

Marxuumadda ayaa shalay lagu aasay miyiga degaanka Berda-dawanle oo ah meesha dhacdada laga soo weriyay sida ay noo sheegeen dad kamid ah qoyska dhibbanaha.
Waxkhtigan lajoogo oo ah dhamaadkii aduunka waxaa soo if baxay calaamado argagax leh oo sasku riday dadka dunidani kunool siiba soomaaliya waxay ladaristay oo ay ladaalaa dhacaysaa dhacdooyin yaab leh oo aan horay loo arki jirin, dadka oo sida xoolaha loogawraco aad ayay ugu badan tahay dalkeena waana arin arxan daro ah. uduceeya marxuumada ilaahayna uga barya qofkii falkaasi gaystay inlasoo birbiriyo

Waa Dr-Gaashaan Hagar oo idinle kuxidhnow Xornimo Doon media

15/06/2022

Dalka somalia waxa uu kamid yahay dalalka lagu xusuusto íka dhicin iyo adayg xiligii í adoonsigu jiray iska celiyey cadowga. Ma uqalmaa in maanta sumcadiisa iyo sharaftiisa lagu ciyaaro qaran ay u dhinteen kumaankun mujaahid inkalena usoo dhaawacmeen

10/09/2021

Khayrka badi walalo

21/07/2021

Asc dhaman saxibadayda social media Su'aal sheeg shayga aad qaadi karto ee wuxuu qaado aadan qaadi karin
Nasiib wanaagsan

Asc dhammaan saxiibadayda qaliga ah ma aaminsan tahay 8n ardaygan loodilay arinlaxidhiidhta sidee cariga somaliland cala...
06/07/2021

Asc dhammaan saxiibadayda qaliga ah ma aaminsan tahay 8n ardaygan loodilay arinlaxidhiidhta sidee cariga somaliland calanka somalia ugu xiratay
somaliland waxay kusocoto waa arin doqon nimo ah sababtoo ah jaliyada maraykanka oo carigaalo ahiba calanka way xidhataye maxa udiiday inay u arkaan jaaliyad??

Address

Dugsiga Sare Ee Muuse Yuusuf
Laascaanood
GUULIYOGOBANIMO

Opening Hours

Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634946304

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xornimo doon media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xornimo doon media:

Videos

Share