Miinanle

Miinanle Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Miinanle, News & Media Website, Laascaanood.

Deegaanka Qararo oo Ka tirsan Degmada Xamar lagu-xidh ee G/buuhoodle ayaa Waxaa Hadda Ka socda Dagaal u dhaxeeya Beelo W...
12/11/2022

Deegaanka Qararo oo Ka tirsan Degmada Xamar lagu-xidh ee G/buuhoodle
ayaa Waxaa Hadda Ka socda Dagaal u dhaxeeya Beelo Wadadaga Degaanka Qararo.

Waxaa Jira qasaare dhimasho iyo Dhaawac tiradooda aan la xaqiijin.

Dagaalka ayaa Hadda Ka socda Bartamaha Suuqa mana jirto Cid Gurmad ah oo Halkaas Gaadhay ilaa Hadda Oo Saacado Socdo dagaalkaasi.
Wxii Kasoo Kordha Dib Kala soco Warbixin Dhamaystiran.

Xigasho: Cabdimaalik Gadri

DEGDEG:War kale ayaa ka soo kordhay Ciidamadda Jiida Tukaraq jooga ee Somaliland.Labo saac ka dib isha ku hay halkan?.
13/10/2022

DEGDEG:War kale ayaa ka soo kordhay Ciidamadda Jiida Tukaraq jooga ee Somaliland.

Labo saac ka dib isha ku hay halkan?.

War Dag Dag: Dowladda Federalka Somaliya oo si toos ah Xabsiga u dhigtay Xasan Daahir Aweys oo markii h**e guri-xabsi ku...
09/10/2022

War Dag Dag: Dowladda Federalka Somaliya oo si toos ah Xabsiga u dhigtay Xasan Daahir Aweys oo markii h**e guri-xabsi ku jiray.

Dhawr Askari ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen caawa magaalada Laascaanood kadib markii waxyaabaha Qarxa lagu tuuray ...
05/10/2022

Dhawr Askari ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen caawa magaalada Laascaanood kadib markii waxyaabaha Qarxa lagu tuuray goob ay joogeen.

Dafcadii u horreysay oo gabdho Soomaaliyeed ah ayaa maanta ka dhoofay Madaarka Caasimada dalka ee Aadan Cadde, kuwaasoo ...
02/10/2022

Dafcadii u horreysay oo gabdho Soomaaliyeed ah ayaa maanta ka dhoofay Madaarka Caasimada dalka ee Aadan Cadde, kuwaasoo loo raray waddanka Sucuudiga.

Gabdhaha maanta la dhoofshay ayaa u horreeya 700 oo gabdhood Oo Dawladdu Sucuudiga ka kiraysay.

Xudun, Sarmaanyo, Awrbiogays, Kulaal, Fiqufuliye, lafaweyne, bohol iyo degaano badan oo Nugaasha ah ayaa  raxmaadkii eeb...
30/09/2022

Xudun, Sarmaanyo, Awrbiogays, Kulaal, Fiqufuliye, lafaweyne, bohol iyo degaano badan oo Nugaasha ah ayaa raxmaadkii eebe ku hooray.

Degaanadan ayaa ay ka jirtay abaar sadex jirsatay iyadoona dadka iyo duunyaduba ay qabowsadeen.

Alle ha inoo siyaadhso nimcadiisa.

Raxmaadkii Alle oo Xalay siwayn u helay deegaano Katirsan Gobolka sool iyo caynMagaalada Buuhoodle Roob Tumay ah oo Lagu...
22/09/2022

Raxmaadkii Alle oo Xalay siwayn u helay deegaano Katirsan Gobolka sool iyo cayn

Magaalada Buuhoodle Roob Tumay ah oo Lagu Qabowsaday ayaa siwayn u helay dhibicda roobka ayaana ilaa hada ka da'aysay deegaanka waana roob lagu Qabowsaday.

Meelaha Raxmaadku Buuxiyen.

1 Magaalada Balicad oo talefoonka aan kula Hadlay Qof ku sugan ayaa ii sheegay in Magaalada Buuxsantay oo Roobku siwayn u helay.

2 senterka Goobwayne Waxaa helay roob Lagu Qabowsaday in kastoo Roob Lixaad leh Hareeraha Magaalada maray weliba dhulka toomahaaoo siwayn uducleleyey daadku

3 Dharkaygeeyo Wararka aan kahelay waxay sheegayaan in Roob Xoogan helay in kastoo aanan Magaalada Cid kala Hadlin.

4 Geed dheer waa Buuxsantantay.

5 Domco Roob Xoogan ayaa Lagu sheegayaa inkastoo aanan wax talefoon ah ka hayn.

6 Wanaagsan waa Buuxsantay.

7 Dameer cad waa Buuxsantay.

8 Bur buris Baligu Waa buuxsamay iyo baraaguhu.

Bariga Buuhoodle roobab xoogan ayaa Laga soo sheegayaa Maanta ilaa Xalay

Inta badan Gobolada sool iyo Buuhoodle Dhibicda roobku waa gaadhay waana Tumay deegaanada Qaarkood Qaarna waa Waxtar Roobku.

Hadaad Hayso deegaano Kale oo rooban nalawadaag insha Allah.

Miinanle media.

Way bakhtiday boqorad ku sheegtii ku gabawday caasinimada ilahay.
08/09/2022

Way bakhtiday boqorad ku sheegtii ku gabawday caasinimada ilahay.

Maalinnimadii maanta waxaa soo gaaray deegaanka qoriley wafti kooban oo kasocda shirkada telesom, Waftidan oo uu hogaami...
04/09/2022

Maalinnimadii maanta waxaa soo gaaray deegaanka qoriley wafti kooban oo kasocda shirkada telesom,
Waftidan oo uu hogaaminayay madaxa iibka ee shirkadda telesom xarunteeda gobolka sool Caafi faarax xasan.

Teamkan oo ujeedka socodkoodu ahaa ukurgalida xaalada network ee deegaanka qoriley lana halmaala cabasho dadka deegaanku ujeediyeen Anteenada telesom kalh**e haday tahay dhanka hadalka iyo internetkaba ayaa galabta kulankoodu ka dhacay geedka tuulada ee barkhadle house.

Dhagaysiga cabashada dadyowga deegaanka dabadeed, waxay shirkada telesom iyo howlwadeenadii kasocdayba garawsadeen inay sida ugu dhakhsiyaha badan wax uga qaban doonaan baahida isgaarsiineed ee deegaanka si ka fiican sidii h**e.

Waxay isla odayada iyo dankahadalka deegaanku ka codsadeen telesom in deegaanka loo sameeyo xarun dhamaystiran haday tahay xafiiskedii iyo haday tahay anteenadiiba taasi oo gudbinteeda ay aqbaleen waftidii telesom

W/S. Xeru

27/08/2022

Deg deg.

Habaynka istoorayaynta caalamka oo laga xusay turgasangas.

Waxaa lagu guulaystay ceel biyoodkii tuulada dharkayn geenyo.
26/08/2022

Waxaa lagu guulaystay ceel biyoodkii tuulada dharkayn geenyo.

Degmada qoriley ee gobolka sool ayaa ah deegaan ladaganaa mudo ku siman 61 sano.Iyadoo ay tuuladan dagideedu la kowsatay...
26/08/2022

Degmada qoriley ee gobolka sool ayaa ah deegaan ladaganaa mudo ku siman 61 sano.
Iyadoo ay tuuladan dagideedu la kowsatay xornimadii wadankeena somaliya ee 1960kii.

Waa tuulo deegaan ahaan dhacda koonfur bari gobolka sool iyadoo hilaada ujirta 75km.
Magaalada laascaanood
Waa deegaan caadiyan ku caana dhanka beerashada, dhaqashada xoolaha, iyo beerista dallagga noocyadiisa kala duwan.
Waxay dadka deegaanku isku tashi bulsho ka sameeyeen dhanka waxbarashada caafimaadka iyo badiba adeegyada aasaasiga ah ee degmada qoriley.
Marka laga yimaado dhinaca isgarsiinta shirkadeed oo noocaytahayba aan xaruni ugu oolin degmada qoriley.
Taas badalkeed gabi ahaanba bulshada qoriley waxay isticmaalaan simcardka shirkada telesom celcelis ahaan boqolkiiba sagaashan(%90) Iyadoo dadka deegaanka ay cabasho baahsan ka bixiyeen isticmaalka shirkadaas haday tahay dhanka hadalka iyo gabi ahaanba si guud internetka.

Waxaa jiray cabashooyin ay muujiyeen dadka deegaanka oo ku aadanaa shirkada telesom iydoo aan wax falcelin ah oo ku aadan baaqii shacabka qoriley aan ilaa hadda laga mahdin shirkadda telesom.
Guntii iyo gunaanadkii waxay dadka iyo deegaanka qoriley oo isku duuban soo dhawaynayaan dhamaanba shirikaadka kala duwan ee bixiya adeegyada iskuxidhka maqalka iyo internetkaba.

W/Q Xerudhalan

23/08/2022

DEGDEG. 11 qof oo Soomaali ah ayaa hadda ku xayiran hawdka iyo buuraha Chios oo ka tirsan dalka Giriiga inta la xaqiijinayo. Waxaase jiray in ka badan ilaa 30 qof oo shalay subax gaadhay goobahaas iyagoo la ildaran cunto iyo biyo la'aan.

Digniin:

Waxaa halkan hoose kaaga muuqan kara wajiyada dadka qaarkood oo ku argagax galinaya.

AUN Camaar cabdilaahi xasan ayaa caawa lagu dilay magaalada laascaanood.
20/08/2022

AUN Camaar cabdilaahi xasan ayaa caawa lagu dilay magaalada laascaanood.

20/08/2022

Bageka xerudhalan baa idiin sameeyaye dadkaygoow haloo kaco
Mahadsanidiin🙏

Ku saliya xabiibkeenna Mohammed ﷺ SCW. ♥️
19/08/2022

Ku saliya xabiibkeenna Mohammed ﷺ SCW. ♥️

Allah ha u naxariisto Abwaan Hadraawi oo goordhow ku geeriyooday magaalada Hargeysa.Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileeyhi Raaji...
18/08/2022

Allah ha u naxariisto Abwaan Hadraawi oo goordhow ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileeyhi Raajicuun. Ducada yaan loo kala harin Somaliyeey

Wasaaradda difaaca Shiinaha ayaa sheegtay in ay ciidamo u dirayso Ruushka si ay uga qayb qaataan dhoolatus milatari oo w...
18/08/2022

Wasaaradda difaaca Shiinaha ayaa sheegtay in ay ciidamo u dirayso Ruushka si ay uga qayb qaataan dhoolatus milatari oo wadajir ah.

17/08/2022

Asxaabtayda mudanka iyo miisaankaba leh waxaa sharaf ii ah inaad pagekan bulaali doontaan isla markaana aad like iyo followba aad igu maamuusi doontaan.
Mahadsanidiin👈🙏

17/08/2022

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Miinanle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share