Voice of SSC

Voice of SSC Voice of SSC is a news and information website.

We are journalists, designers and technologists, united on a mission to convey the reality of Somalia especially the SSC region. Voice of SSC network is an interactive multimedia news and information site, concerned with Somali affairs in particular and the Horn of Africa in general.

Somaliland is arming the Habr Je'lo militia, and the Dhulbahante tribes are preparing for battle
18/07/2023

Somaliland is arming the Habr Je'lo militia, and the Dhulbahante tribes are preparing for battle

The tensions in the Sool, Sanaag, and Ain regions continue to intensify with the recent reinforcement of the Habr Je'lo

Somaliland aims to incite civil conflicts in order to regain control of Lasanod.
16/07/2023

Somaliland aims to incite civil conflicts in order to regain control of Lasanod.


https://youtu.be/kez5e1HVjME Faisal Abdi Bootaan held a meeting with his tribe in order to command them in tribal conflicts. In the

Ardayda Dugsiga sare ee Samatar Bahnaan oo buuhoodle qaab heer sara ah ugu soo bandhigay Magaca SSC
15/06/2023

Ardayda Dugsiga sare ee Samatar Bahnaan oo buuhoodle qaab heer sara ah ugu soo bandhigay Magaca SSC

15/06/2023

Ururka Dhaliyarada dayr oo ku baaqay in bulshada Gobolka sool u diyaar garowdo isbuuca xoriyadda.

10/06/2023

Wacyigelinta Deegaannada SSC, Degmada Ceegaag.

Qabiilka iyo Dawladnimada: Osmaan Biixi.

10/06/2023

Sahra Boss iyo Soodhaweyntii Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Wafdida gobolka Sool ee Neyroobi.

08/06/2023

Ceegaag: Buraanbur loo tiriyey Jeneraal Cabdi Madoobe.

Kulanka wacyigelinta deegaannada SSC oo maanta ka qabsoomay degmada Ceegaag, kaas oo ay abwaannada iyo aqoonyahanka deeg...
08/06/2023

Kulanka wacyigelinta deegaannada SSC oo maanta ka qabsoomay degmada Ceegaag, kaas oo ay abwaannada iyo aqoonyahanka deegaanku ku dar dar gelinayaan halganka.

Ururka dhalinyarada ee DARWISH YOUTH REVOLUTION (DAYR) ayaa ciidanka police SSC khaatumo u furay tabbabar mihiim ah oo k...
06/06/2023

Ururka dhalinyarada ee DARWISH YOUTH REVOLUTION (DAYR) ayaa ciidanka police SSC khaatumo u furay tabbabar mihiim ah oo kusaabsan shuruucda, xeerarka asaasiga ah iyo habdhaqanka bulshada. Tabbabarka waxa fulinaysa waaxda sharciga ee DAYR oo uu hogaaminayo garyaqaan Mustafe Ali Cilmi.

Ciidanka police SSC Khaatumo waxay kujiraan maalmihii ugu danbeeyey ee tabbabarkooda waxaana dhawaan ay bilaabi doonaan shaqadii dad waynaha. waana cutubkii ugu horeeyey ee ku qalabaysan aqoon police waxaana gacanta ku haya khuburo iyo macalimiin aqoon durugsan u leh tabbabarada ciidanka policeka .

Darvish Youth Revolution (DAYR) wuxuu umahad celinayaa maayar Cabdirixiim Cali ismaciil, Xoghaye Dubad Boos Dubad iyo macalin Jamac Shire Aadan oo howshaa ciidanka shaqo wayn ka qabtay welina ku howlan dhamaystirkeeda . Waxayna bulshada SSC Khaatumo ugu baaqayaan in qof kastaa kaalintiisa kasoo baxo si dib aynu ugu dhisano Asaasiyaadka bulsho ee deegaankeena gacana dagaalka gacana howlaha inaga dayacan.

Wacyigelinta deegaannada SSC wejigeedii labaad oo lagu qabtay degmada Widhwidh.
05/06/2023

Wacyigelinta deegaannada SSC wejigeedii labaad oo lagu qabtay degmada Widhwidh.

04/06/2023

Safarka wacyigelinta Deegaannada SSC ee Abwaannada iyo Aqoonyahanka.

09/05/2023
09/04/2023

DED DEG :- Gudoomiye ku xigeenka degmada Xudun ee Sool oo lagu soo dhaweeyey deegaanka Tukataq.

30/03/2023

Shacabka iyo Jamaahiirta Laascaanood oo si adag uga hortagay Daawooyin Ismaaciil Cumar geelle soo dhiibay.

Laascaanood jawiga saaka oo jimce ah..
10/03/2023

Laascaanood jawiga saaka oo jimce ah..

04/03/2023

Hotel xamdi iyo gurigii gobolka ee laga xoreeyay somaliland.

Waxaan rajaynayaa soomaaloo is raacda..

Address

Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Voice of SSC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Voice of SSC:

Videos

Share