04/04/2023
Madax weyne isku sheega soomaliland ayaa markii ugu horasay qirtay hadal guud ahaanba beesha isaaq afka ay ka dhawri jireen.
Kadib dagaala dii qaraaraa ee maal mihii ugu dan beeyay kadhacay golka sool ayaa jab xoogan kasoo gaaray ciidan is ku sheega MUUSE hogaamiyo
Taas oo sababtay inuu qirto 32 sano waxay soomaliland been ISUGU sheekaysaba MUUSE BIIXI ayaa maanta afka furtay isaga oo yidh.i
MADAX WAYNAHAYGU waa Shiikh Xasan maxamuud
Calan kayguna waa kan buluuga ah..
Hadal kan ka sooyeeray muuse ayaa ku soo beeg maya xili guul darooyin is xig xigay uu kala kulmay dhigiisa jamaa hiirta SSC......