Ahmednuursuugaani nsa

Ahmednuursuugaani nsa 15

09/12/2023

Good morning

18/11/2023

Madax dhaqmeed

13/11/2023

Meesha inaad fallow garaysaan yaa idinka horjooga bal car iisheega

08/11/2023

Guhaadeeda aanjirin bal maan gabay kasoo
qaado


31/10/2023

Madanaysaa gabayada iyo noocyada kala duwan eesuugaan haydaa haathy jawaabtaadu ugu kaalay bagekan nsa

27/10/2023

Sifooyinka dadkan doonidu reebtay
maskaxdooduna ay.suushay
1.caybadnaan
2.dood madhalasa
3.gaf aan garawshiiyo lhay

waanoo muhim

26/10/2023

Ninkii ugu gafay nacybkiisa dhaaf ceeb miyaad uaragtaa¿jawaabtu malahayga waa maya sabtoo ah diinta islaamka ayaaba ina faraysa arintaa iyada ah. Sidoo kale soomaalidu iyada oo danaynysa arintaas waxayleedahay halkudhiyo kaladuwan iyo waliba maahmaayo intaba waxaana kamida goorta ay garqaadayaan waxay kugunaanadaan isisaamaaxa taasi oo ugu dabayn noqota mida lagu faa iido. taas bedelkeeda waxay kumaahmahan ninkii afka kugu dila aamuskudil taasi oo macneeheedu yahay hakafalcilin caqlidarada lagugula kaco.

Dhamaad®

22/10/2023

Miciin
Waxyaabaha aansal iyo raadkalahayn
Ee lagufaafiyo baraha bulshadu kuwada xihiidho ayaa waxaa kamida been uuka adeegsanayaa ogyahay inaybeen tahay balse ujeedkiisuyhay inuu marin habaabiyo umada ma oga miyaa inuu dadku fahmayo khayaanadiisa mase kufaa iidayaa isdabamar iyo qalab qalab .yaa waa kasii liita nin ka diinta kuqudhaabana aana garanahay dhan uu kamaro
Hadii waxlaga waydiiyana aan jawaabkacelin karin
Dunidan waa witiiti iyowaaxyo qubnaya

30/09/2023

Intay tukatay tumataa

Maxaa kafahnty

29/09/2023

28/09/2023

suugaanta gaar ahaa kuwa wata muusiga mar uu lasocdo markalaga reebo keebuu wanaagsan yahay

Fikirkaaga lkn iskadaa waxba kagaran mayside

24/09/2023

deg dhaan muusik muufa kuraaxayso

22/09/2023
18/09/2023

NinwalibA midhuhuu dhigtuu mafacaadsadaa

Yaadoodkaqaba

11/09/2023

Qabiil iyo dawlad nimo midkee jeceshahy
Aragtidaada hoos kureeb👈

07/08/2023

Micnee erayadn
Surin
Samaan
Sab
Soor

15/07/2023

Nimaan dhididin madhargo
Gacmo wadajirbay wax kugooyaan
Qorina kaligii ma balbalo
Kusiidar

14/07/2023

Guba waasilsilad dhaqameed caanbaxdy

29/06/2023

Aduunyadu waa hadhka labadiisa galin maxaa kuu diyaarsan

28/06/2023

Suugaatu waa furaha afsoomaali ga

28/06/2023

Ciid wanaagsan

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmednuursuugaani nsa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmednuursuugaani nsa:

Videos

Share