Wargayska SSC

Wargayska SSC fadlan waxaad like garaysaa pagekan kadibna follow dhe
(2)

Waxaa shil baabuur ku geeriyootay Hodan gaabo oo ka mid ahayd Hablaha Soomaaliyeed ee Nairobi  ku nooleyd isla markaana ...
01/05/2024

Waxaa shil baabuur ku geeriyootay Hodan gaabo oo ka mid ahayd Hablaha Soomaaliyeed ee Nairobi ku nooleyd isla markaana caan ka ahayd barta Tiktok.

Waxay shil baabuur ku gashey inta u dhaxaysa Nairobi iyo Gaarissa iyadoo u geeriyootay shilkaas Alle ha unaxariisto.

HOGGAAMIYAHA MAAMULKA SSC-KHAATUMO OO XADHIGA KA JARAY DHISMAHA CUSUB EE XARUNTA WASAARADDA WAXBARASHADA, HIDDAHA IYO TA...
01/05/2024

HOGGAAMIYAHA MAAMULKA SSC-KHAATUMO OO XADHIGA KA JARAY DHISMAHA CUSUB EE XARUNTA WASAARADDA WAXBARASHADA, HIDDAHA IYO TACLIINTA SARE

Laascaanood 1 -May-2024:- Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha Wasiirrada, wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Maaliyadda iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta

Hoggaamiyaha ayaa ugu horeyn sheegay in Maamulka Ssc-khaatumo uu ahmiyad weyn siinayo tayaynta iyo taageerada Waxbarashada deegaanka maadaama waxbarashadu tahay aasaaska horumarka nolosha.

Intaa kaddib Hoggaamiyaha ayaa si weyn u bogaadiyey dedaalka miradhalka ah ee ay horseedka ka ahaayeen Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mud. Cabdixakiim Jaamac Dalmar iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Marwo Farduus Ibraahim Cali oo ku guulaysatay in ay qaab iskutashi ah oo shacabka iyo Dawladdu iska kaashadeen u dhisaan xarun casri ah oo ay leedahay Wasaaraddu.

Hoggaamiyaha ayaa xusay in hay'adaha kale ee Dawladda iyagana laga rabo in ay meelmariyaan qorshaha Xukuumadda ee isku tashiga dhammaan xarumaha kale ee Dawliga ah na lagu horumariyo iskaashi shacabka iyo Maamulkooda.

Ugu danbayn, Hoggaamiyaha ayaa kula dardaarmay Masuuliyiinta Waxbarashada deegaanka in ay laban laabaan dedaalka ay ugu jiraan sidii loo soo saari lahaa jiil ku hubaysan aqoon tayo sare leh, loona joogtayn lahaa sumcadda waxbarasho ee dadka deegaanku kaga sheegganyihiin Soomaaliya.

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha, federalka iyo dib u heshiisiinta Maamulka Ssc-khaatumo Mudane...
30/04/2024

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha, federalka iyo dib u heshiisiinta Maamulka Ssc-khaatumo Mudane Cabdi Sahal Jaamac oo ka kooban Golayaasha kala duwan ee Dawlada, hogaanka ururka Haweenka Ssc-Khaatumo, Hogaanka Dallada dhalinyarada Ssc-khaatumo DEYR, Cuqaasha iyo Masuuliyiin kale oo kasocda Maamulka Ssc-khaatumo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 30/04/2024 ka qayb galay Shirwaynaha Qaran ee Daahfurka Hanaanka Dhab u Heshiisiinta Qaran oo lagu qabtay Caasimada Muqdisho.

""Doorashada Puntland ee soo socota degaanada SSC-Khaatumo k**a qaybgalayso, waxaanu nahay laba maamul oo walaalo ah wax...
10/10/2023

""Doorashada Puntland ee soo socota degaanada SSC-Khaatumo k**a qaybgalayso, waxaanu nahay laba maamul oo walaalo ah wax badana ka dhaxeeyaan".

Hogaamiyaha SSC-Khaatumo Abdikadir Ahmed Aw-Cali.

deegaanka macdanta iyo dahabka soomaaliya ee MILXO inagama mudna in aynu u gurman wayno oo ay Habaynkii 4aad gubanayso o...
16/09/2023

deegaanka macdanta iyo dahabka soomaaliya ee MILXO inagama mudna in aynu u gurman wayno oo ay Habaynkii 4aad gubanayso oo shacabkii iyo maatidii dagnaydna ay bad-baado iyo garab istaag inooga baahan yihiin maadaama oo uu deegaankoodii wada gubtay gurmad la'aan jirta darteed

fadlan haloo kaco oo hala garab istaago muruq iyo maalba way inooga baahan yihiin oo way inaga mudan yihiin shacabkaa masiibadu ku dhacday oo ay ku habsatay

☝️🙏

LAS-ANOD SOOL SOMALIAMagaalo xor ah oo guulaysatay 16 sano ka dib cawaale iyo calankii khaatumo ee ay lahaydna ka babana...
15/09/2023

LAS-ANOD SOOL SOMALIA

Magaalo xor ah oo guulaysatay 16 sano ka dib cawaale iyo calankii khaatumo ee ay lahaydna ka babanayo

15/09/2023

Taasina Malin Bay Ahayd Maalmihii Gobanimada Kamida

14/02/2023

Anagu maamul goboleed baanu samaysanay khaatumo la dhaho xasan sheekh baana madaxwayne federaal noo ah "

hogaamiyaha ruuxiga ah ee ciidamada xaq-udirirka SSC
TALIYE MAXAMED CABDIRAXMAAN CARAALE JABUUTAAWI

"Laascaanood magaaladii aan ku dhashay, ku barbaaray, waxa ku bartay lagama yaabo inaan daawade ka noqdo hadii lagu dhib...
01/02/2023

"Laascaanood magaaladii aan ku dhashay, ku barbaaray, waxa ku bartay lagama yaabo inaan daawade ka noqdo hadii lagu dhibaateeyey dadkeeda oo muujiyay midnimo Soomaaliyeed."

Taliyaha Ciidanka Gor-gor
Col Xasan Salaax.


Garaad Mukhtaar ,garaad Abdisalan , iyo garaad abdikariin  Ayaa faagaraha RoyaL kula hadlay bulshada una bayaamiyay in A...
31/01/2023

Garaad Mukhtaar ,garaad Abdisalan , iyo garaad abdikariin Ayaa faagaraha RoyaL kula hadlay bulshada una bayaamiyay in Aysan laascaanood joogin daacish iyo wixi lamida ee muuse bixi sheegay

Gobonimo ayaa ka dhacday

SNM gabalkeediii waaa dhacay
Wargayska SSC

“Daacish Laascaanood ma joogtee Daraawiish ayaa joogta Al-Qaidana Majoogtee Khaatumaa Joogtaa” Muusoow dagaalka diyaarba...
31/01/2023

“Daacish Laascaanood ma joogtee Daraawiish ayaa joogta Al-Qaidana Majoogtee Khaatumaa Joogtaa” Muusoow dagaalka diyaarbaan u nahay ee soo dhakhso.

Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale

24/01/2023

Soo Dhawayntii Garaad Abdilaahi Garaad Saleebaan Loogu Sameeyay Laas-caanood

DEGDEG.garaad jaamac garaad ismaaciil  jabhada somaliland laascanood haysaga baxaan sida ugu dhakhsaha badan dhulbahanta...
31/12/2022

DEGDEG.
garaad jaamac garaad ismaaciil jabhada somaliland laascanood haysaga baxaan sida ugu dhakhsaha badan dhulbahantaana u dagaalamaya dhulkooda

28/12/2022

Gudoomiye Ku Xigeenkii Gobolka Sool Mohamed Adam Cumar Ayaa Iska Casilay Xilkii. Uu Hayay Kadib Markii Jabhada Argagixisada SNM Ay Haben H**e Ku Dishay Magaalada Laascaanood AUN HADRAWI SANGUB Shalayna Shacab Aan Hubaysnayn Oo Mudaharaadaya Ku Laysay Magaalada Laas-caanood Ee Xarunta Gobolka Sool.

X.Wargayska SSC

Reeer Ballicad waxaa hada ka socda mudaharaad lagaga soo horjeedo kaadhka gunnimada ah (Komishinka) somaliland.As taan t...
28/12/2022

Reeer Ballicad waxaa hada ka socda mudaharaad lagaga soo horjeedo kaadhka gunnimada ah (Komishinka) somaliland.

As taan ta gobonimada ayaa Ballicad ka iFtiimaysa.

17/12/2022

Waa qiso naxdin badan ugub na ku ah dhaqanka soomaalida iyo ka bini aadam tinimadaba oo ku dhacday inantan oo yadoo yar hooyadeed iyo aabaheed kala tageen kadibna xumantii yaga dhex taalay ay daryeelkii ilmo nimo ku wayday.

Wa bayaan kasoo baxay shirka wax garadka SSCD oo kasocda magaalada Jigjiga ee dawlad deegaanka soomaalida.
16/12/2022

Wa bayaan kasoo baxay shirka wax garadka SSCD oo kasocda magaalada Jigjiga ee dawlad deegaanka soomaalida.

haday geeri ku dayso gabaw ban ku daynen lk dda kuu korta waa inay tahy mid garaad kagah kordhiso  da da ay mnta ku jirt...
12/10/2021

haday geeri ku dayso gabaw ban ku daynen
lk dda kuu korta waa inay tahy mid garaad kagah
kordhiso da da ay mnta ku jirto duqdani
waa da da Asaasaqa aan waxba laga qorin qofka

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wargayska SSC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wargayska SSC:

Videos

Share