Arin "Xasaasi ah "Madasha xisbiyada Qaran
Sh Shariif iyo Xasan Sh "Oo Qabtay Shir' jara'iid
Maanta kana hadlay "Arimaha Doorashoyinka
Iyo Fatahaadaha" wabiga Shabeelle iyo arima
kale Oo quseeya Somalia
Codsigii Xaliimo Yareey oo laga kala dhuuntay
Farmaajo oo ku dhow inuu aqbalo doorasho
dadban iyo mowqifka beesha Caalamka ee
doorashada Somaaliya (warbixin)
XOG" Isku Milanka Nabar iyo naxdin iyo al-
Shabaab sida ay iskula shaqeeyan bal nala
Daawo share garey
Hogaamiyaha madasha Qaran Shariif S Ahmed
Ayaa ra' iisul wasaaraha itoobiya ugu baaqay in
faraha kala baxo arimaha Somalia iyo sidoo
kale Somaliland" sh shariif ayaa sidoo kale si
kulul uga hadlay ciidanka itoobiya ee aan
qeybta ka aheyn amisom ee ku sugan Somalia
Shariif ayaa ugu baaqay in ciidan kaas si deg
deg ah looga saaro Somalia isla markaana lala
xisaabtamo dhibaatooyinka ay geysteen
Salaad cali jeele oo culimada Somaliyeed ugu
soo gaban gabeeye subac soon ka socday
Hooygiisa magaalada muqdisho
Farmaajo Shalay iyo Maanta maxa iska badalay
#doorashadii uu kuso galay in uu yahay qof
mawaadin ah balse uu noqday qof #itoobiyaan
ah bal ila #daawo sheekadaan #share tana
taabo PLZ
Xamar sidaan ayey ugubaneysaa maanta
wariye #Suleimaan #Haji #Ahmed #Raage
ayaa si xirfadeysan noogu waramaya' bal
daawo siina share gareey #plz
Madaxweynaha cusub ee Somalia
Sanadka( 2021'da') insha Allah mudane shariif
sh Ahmed
Qarniyo kadib Bulshada Somaliyeed oo
Lagu abuuraayo jaceylka itoobiya
(Warbixin) farmaajo oo damacsan arinkaan
Shariif sh Ahmed
AAbaha DOWLADNIMA SOMALIA
BURBURKII KADIB"
HOGAAMIYE AAN WADA JECELNAHAY
MURASHAXA 2021'DA KA FAIIDEYSI WACAN
SIINA SHEER GAREEY" PLZ