Awul Cabbaas media

Awul Cabbaas media waxaan ahay muwaadin soomaliyeed jecelna inuu dalkiisa hooyo wax u qabto,
please 🙏 like 👍 my page. muuse

Qof kasta masuuliyad akhlaaqeed ayaa ka saaran in uu caasiyo sharciyada caddaalad darrada ah ,,,JUMCA QIRUX BADAN WALAAL...
20/12/2023

Qof kasta masuuliyad akhlaaqeed ayaa ka saaran in uu caasiyo sharciyada caddaalad darrada ah ,,,
JUMCA QIRUX BADAN WALAALAYAAL.

17/12/2023

Qof kasta Oo dareen leh waxa ugu fudu ee uu awoodo walaalkaan xanuunsan waa in uu u share gareeyo Si loogu duceeyo ma loo caawiyo,Walaal hadaad wax u awoodo ugu dir ah numberkaan.
617251620 Cali Muxumed Ismaaciil
Muddo 25sano ah ayuu Xanuusan yahay.

14/12/2023
Qofka isku deyo inuu dadka Farxad geliyo Ugu dambeynta waxa uu dareemaa kalinimo,👍Duhur  wanaagsan jaalayaal.
13/12/2023

Qofka isku deyo inuu dadka Farxad geliyo Ugu dambeynta waxa uu dareemaa kalinimo,👍Duhur wanaagsan jaalayaal.

100 sano oo caawa ka dib ah, kuna beegan December 2123, dhamaanteen waxaan ka hooseeyn doonnaa dhulka.Waxaanna la mid no...
06/12/2023

100 sano oo caawa ka dib ah, kuna beegan December 2123, dhamaanteen waxaan ka hooseeyn doonnaa dhulka.

Waxaanna la mid noqon doonnaa dadkii h**ey
u geeriyoodey.

Xilligaas dad kale ayaa guryaheenna ku noolaan doona, lana wareegi doona tacabkeenna & hantideenna.!

Dadkaaasu nama xusuusan doonaan, sabtoo ah wakhti h**e oo aad u fog ayay aheeyd nolosheenu.

Akhristoow, dib isugu laabo ee aqoon intee la'eg ayaad u leedahay Aabbahaa awoowgiis ?.

100 sano oo caawa ka sii dambeeysa, waxaan noqon doonnaa uun taariikh gudubtey & raad tirmey.

Magacyadeenna iyo wixii aan aheeynba waa la illoobi doonaa.

Khiyaaligii inoo muuqdey ee ahaa in aan nolosha meel weeyn ka gaari doonno ayaa beenoobaya.

Annagoo joogna Barsakh ayaan yaqiinsan doonnaa wakhtigii aan dayacney.

Balse, caawa waxaan heeysannaa fursado badan oo aan ka faa'iideeysan karno.

Rabbi sw, ayaa yiri:

[ وَمَا خَلَقۡتُ ٱلۡجِنَّ وَٱلۡإِنسَ إِلَّا لِیَعۡبُدُونِ.]
. صدق الله العظيم.

[Uma aanan abuurin Jinniga & Insiga, wax aan cibaadadeeyda aheeyn.]

Aayadda 56 ee suuradda Daariyaat.

"Catoosh"

03/12/2023

Way ku badh jareen isgoon biyihii si wacan uga iman😂

Sawirkii jimcada waaye ee xaqiisa siiya sxbyal🤣❤️
24/11/2023

Sawirkii jimcada waaye ee xaqiisa siiya sxbyal🤣❤️

21/11/2023
AR Aawey madaxdii mahadaay?
20/11/2023

AR Aawey madaxdii mahadaay?

Video 📹 🎥 coming soon,,,diyaar grow.
19/11/2023

Video 📹 🎥 coming soon,,,diyaar grow.

Deg deg jowhar oo roobabkii maalmahaan lasaadaalinaayey  ka da'ayya
18/11/2023

Deg deg jowhar oo roobabkii maalmahaan lasaadaalinaayey ka da'ayya

Dadkaan soomaalida ah  dhib badanaa,,,😢😢nin isagabo dhibaateysan in lagarab istaaago mudan ayaaba hunguri lagasii doonaa...
13/11/2023

Dadkaan soomaalida ah dhib badanaa,,,😢😢nin isagabo dhibaateysan in lagarab istaaago mudan ayaaba hunguri lagasii doonaa ,
AR xal qaaata .
Fiiri xittaa dhegtaa lagasii haayaa,,
سبحان الله.
Share dheh.

Ilaaaahey raxmadii oo Maanta jowhar  kudul hooreysa alx🤲
10/11/2023

Ilaaaahey raxmadii oo Maanta jowhar kudul hooreysa alx🤲

09/11/2023

Makane yaakathy?

03/11/2023

See waxyeesheeen,,😡😡
Bal sheer dheh muuqaalkaan haduu kusoo gaarey.

29/10/2023

Roob

29/10/2023

Jowhar iminka 🌧

Sii faafi
23/10/2023

Sii faafi

Macalin Dugsi Qur'aan iyo arday wax baraneysa in aanooyin Qabiil loo dilo waa ceeb iyo jaahilnimo aan la arag.Walaalaha ...
22/10/2023

Macalin Dugsi Qur'aan iyo arday wax baraneysa in aanooyin Qabiil loo dilo waa ceeb iyo jaahilnimo aan la arag.

Walaalaha Abgaal saan macquul maahinee xal ka keena colaada Shabeelaha Dhaxe .

19/10/2023
19/10/2023

sii share garee ,,
Reer falastiin aan uduceyno😭😭

Qorya raamso quudkana yaree qaadow adigaa leh Boqolaal qorshoo wada qabya ah qaadow adigaa leh Qoys dumaya qayliyo huruu...
09/10/2023

Qorya raamso quudkana yaree qaadow adigaa leh Boqolaal qorshoo wada qabya ah qaadow adigaa leh Qoys dumaya qayliyo huruuf qaadow adigaa leh Qalbi qooqan qoora aan waxtarin qaadow adigaa leh Qardareeye kaadida qul quli qaadow adigaa leh Jirkoo qaasha nadarkoo qayiran qaadow adigaa leh🙏
Waxaan diyaar u ahy inaan shubo inta ii ga go'da.....

BAAFIN:Waxaaan  baafineynaa gabrtan yar oo lagu oo lagu magacaabo       oo kasoo luntey xaafadda guul wadaha haddaba cid...
06/10/2023

BAAFIN:
Waxaaan baafineynaa gabrtan yar oo lagu oo lagu magacaabo
oo kasoo luntey xaafadda guul wadaha haddaba cid calaala ciddii aragto waxaan si naxariis leh ooga cod saneynaa iney ku soo hagaa jiyaan 0615 305080.
Mahadsanid.🥺😭ama shar garee.

Eebe ha u raxmado Muslimiinta aan Waxba Galabsan oo ay Khawaarijra Qaraxa kula Eegteen Baladweyne, dhaawacana Alle ha u ...
23/09/2023

Eebe ha u raxmado Muslimiinta aan Waxba Galabsan oo ay Khawaarijra Qaraxa kula Eegteen Baladweyne, dhaawacana Alle ha u booga dhayo.

Waxaan weynaa Maalin walba dad qiima leh oo ku baxa Gacanta Khawaariijta, waxayna Agoonteeyaan Boqoolaal Caruur ah, waxay Asaasayad u saaraan Hooyooyiin rajo Fiican lahaa.

Illaahow Adaan Megen kuu nahay, Khawaariijtan Allow Diinta, Dadka iyo Dalka nooga qabo.

Abdishakur Shaashaa

12/09/2023

Waxaa weli si habsami leh u socda Isdiiwaan-gelinta Ardayda Cusub ee Sanad Waxabarashadeed-ka 2023-2024.
Jaamacadda oo ka duulaysa Xaqijinta In Arday walba uu helo fursad Waxbarasho waxay idin ku soo dhawayne Jaamacadda Plasma oo Xarumo badan ku leh Gobolada Dalka.
fadlan booqo xarunta jamacada wixi faah faahin Kala Laxariir: Tell number:
𝟔𝟏𝟓𝟎𝟏𝟒𝟎𝟓𝟐 615707595

Aqoontana naftaa maasha oo lagu macsuumaayeCilmi baa ka soo maaxda oo lagu majeertaayeMisbax weeye nuur faafiyoo cidi ma...
10/09/2023

Aqoontana naftaa maasha oo lagu macsuumaayeCilmi baa ka soo maaxda oo lagu majeertaayeMisbax weeye nuur faafiyoo cidi ma moogana eMadxdiyo raggan talo qabtee xilalka loo meershoIsagaa duruustii macaan h**e u muudsiiyey👇👇
Ustaad yuusuf Bashar::""""::::
Ustaad Mohammed::"""""::::

31/08/2023

Ilaahey qowlkiisana waan ku duceysaneynaa 😁😁
Sii share garee

Jug aad u culus ayaa hadda lagamaqley quud ahaan magaaladda jowhar......Nala soco.....
25/08/2023

Jug aad u culus ayaa hadda lagamaqley quud ahaan magaaladda jowhar......Nala soco.....

25/08/2023

Maandhoow Maxay Tahay Xaasidnimada Lafaha Kaa Fariisatay Qolada Aan Share-garayna Maad Isaga Ducaysid Ma Xoolaad Jeebkaaga Ka Bixinaysaa? Bal Bakhiilnimadu Halkay Gaadhay Eega Qof Duco Kuu Quuri Waayey Miyuu Ku Marti Soorayaa?

24/08/2023

Hadii ay rasaasta naga go'do xittaa maqarro iyo faas ayaan ku dagaalameenaa
|sidaasi waxaa yiri dadkii kubanaan baxaayey tuulada buurfuule oo hoostimaada magaalada jowhar

24/08/2023

Marshale yare oo ka xanaaqay wiilki Abgaal ee u gafay jareerweyne ........

Address

Jowhar

Telephone

+252617909499

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awul Cabbaas media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Awul Cabbaas media:

Videos

Share

Nearby media companies