Hamse Hayd

Hamse Hayd Warar,warbixino,barnaamijyo,sheekooyin iyo documentary Somali

16/06/2024

Madaxweynaha Somaliland Muuse biixi ayaa uduceeyey walaalaha falastiin isagoo qaar kamid ah shacabkiisa Hargeysa kula tukadey.

15/06/2024

Hooyo u dhalatay dalka bakistaan ayaa ku umushay figta buurta Carafa, xilli ay ku jirtay gudashada xajka!

15/06/2024

Xaggee baa lagu aasaa dadka ku geeriyooda Xajka

Cudur daar ayay leedahayWaxa ay tidhi iyadoo wejigeeda murugo ka muuqato “Maanta waa maalin wayn, dadka oo dhan ayaa soo...
15/06/2024

Cudur daar ayay leedahay

Waxa ay tidhi iyadoo wejigeeda murugo ka muuqato “Maanta waa maalin wayn, dadka oo dhan ayaa soomman oo cibaadaysanaya aniguna cudur daar ayaan leeyahay oo nimcadaa k**a qayb geli karo”!

Waxa uu yidhi “Walaashayeey waxa Nebi Muxammad Scw ka sugan in uu Jihaad u baxay oo safar dheer galay, kaddibna uu asxaabtiisii ku yidhi ‘Waxa magaaladii Madiina innagaga hadhay dad inta aad safar marteen iyo inta aad daal dareenteen wixii ajar la idiinka in la mid ah iyagana loo qoray, waa dadkii cudurdaarku reebay”

Qofka muslimka ahi kol haddii cudur daar uu leeyahay ajarka waa la mid kan aan cudur daarka lahayn oo waxa loo qorayaa intii uu samayn lahaa haddii aanu cudur daar jirin.

Walaashayeey maalintan wayn k**aad hadhin ee ha murugoon, niyadda khayr u sheeg, labada camal ee maalintan ugu waawayn ayaad jaaniska ugu wayn u haysataa ee Xuska Ilaahay iyo Ducada yaan lagaaga dheerayn.

Waxa Qortay nasiiba sheekh aadan sirio

Fanaanada caanka ah ee Najma Nashaad ayaa bulshada ka codsaday İnay usoo duceeyaan waxayna tidhi “Walaal Ilaahay fanka h...
15/06/2024

Fanaanada caanka ah ee Najma Nashaad ayaa bulshada ka codsaday İnay usoo duceeyaan waxayna tidhi “Walaal Ilaahay fanka hayga madoobeeyo”

Maxaan sameeyaa maalinta carafa Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah 1. Xilli h...
15/06/2024

Maxaan sameeyaa maalinta carafa

Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah

1. Xilli h**e seexo
2. Suxuurta u kac ilaahay iyo malaa’igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan.

3. Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo ka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo

4. Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro

5. Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan(ragga)).
6. Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso
7. Akhri ducooyinka weysada kadib
8. Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha
9. Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo
10. Akhri qur’aan salaada subax kadib
11. Salada shuruuqa hadad tukato waa cumro dhamaystiran labadaa rakcadood
12. Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam.
13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin
14. Akhriso adkaartii subaxda
15. Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo
16. Inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin
17. Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood
18. Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan s***n ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw

17. Kadib duhurkii kutukato jamaacad xili h**ena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka,h**eeyay utukato.

18. Badi ku cel celinta
‎إله إلا الله وحده لا شريك له.. له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير،

19. Casarka tuko
20. Adkaartii galabta akhriso
21. Takbiirtii ha iloobin
22. Si,aadan u caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qur’aan, mar duco, mar adkaar…….
23. Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii iyo dhamaan mawtaatkii muslimiinta inaad u ducaysaan
Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah.

⏺️ Laasii wadaag walaalahaa kharka

13/06/2024

“Somaliland waxay joogtaa oog oo kala badhka ah”Xoghaye Jamaal

12/06/2024

"Cabdikariin Xinifoow, hadii rag isqabsado sidaadii baad kanfanta iyo xabaalaha mashruuc ka dhigan doontaa, waayo,.... Xildhibaan Food, G.Wakiilada JSL

09/06/2024

Khudbad Sannadeedka Madaxweynaha JSL 2024 ee labada Golle Baarlamaan.

08/06/2024

WAR DEGDEG AH : Somaliland oo la sheegay in maalmaha soo socda Dad kulay dartii u dhiman donaan Hadii....

06/06/2024

Waa shaqsi caan ah ee isku day inaad garato…..?

06/06/2024

Quwadaha adduunka oo ku hirdamaya kasbashada qaarada Afrika xili xulafada Reer Galbeedka lagaga awood roonaaday Afrika.

06/06/2024

"hadii sanadkan Muuse Biixi Madaxweyne Noqdo Waan iska tahriibiya wadanka"
qaar kamid ah shacabaka hargeysa

03/06/2024

“Waa la dhaafay in ninku uu yidhaahdo gabadh ban ahay ” Pro Sacadaale.

01/06/2024

"Miisaaniyada Wuxuu Madaxweynuhu u soo celiyey 3 Milyen ee Awdal ugu jira" Xildh Cabdiqani Maxamed.

Deegaanka Baarcad oo ka tirsan G.Daadmadheedh.
01/06/2024

Deegaanka Baarcad oo ka tirsan G.Daadmadheedh.

01/06/2024

Magac u bixi Gadhigan?

01/06/2024

Sheekh Nasiib Adan Siiro oo Haweenka kula talisay….

Adduunyo ololaysa?! | Cukaashe Media..
31/05/2024

Adduunyo ololaysa?! | Cukaashe Media..

Dalal Gaadhaya 50 Ayuu Dagaal Ka Socdaa 2024. Warbixintan ayaa soo koobaysa.Isxaaq Cukaashe.

30/05/2024

Hoggaamiye 50 sano oo xabsi ah ku mutaystay xasuuq iyo barakac uu u gestay dadkiisa

29/05/2024

Dhibaatooyinka ka dhaca cilaajyada lagu dabiibo dadka dhimirka ka xanuunsanaya

29/05/2024

Qiso Safarkii jacaylka….See more…?

Degdeg: dhacdo xanuun badan Wiil habaar qaba ayaa hooyadii maanta ku gawracay magaalada Wajeer. isaga oo ilaahay iyo umm...
28/05/2024

Degdeg: dhacdo xanuun badan Wiil habaar qaba ayaa hooyadii maanta ku gawracay magaalada Wajeer.

isaga oo ilaahay iyo ummaddu macdaleen ayuu hadda ku jiraa gacanta ciidanka.

28/05/2024

Qoys danyar ah oo cadaalad dalbaday markii gurigii laga baabiyey!!!!

28/05/2024

"13ka xildhibaan ee wada mooshinka waxay siqiirinayaan Gobalnimada Gabiley"
Siyaasi Cabdiqani Daahir

28/05/2024

Orodyahan Mo Farah oo caruur yaryar kula tartamay Gabiley….. See more..

27/05/2024

"Xataa hadii uu Nin ku kufsado Hasheegin" Faadumo ibrahim

26/05/2024

"Shiicadu waa islaam sax ah oo geesiyaal ah," Bare Sare Cabdinaasir Xasan(timoweyne)

Loox mise buug midkee ayaa quraanka kusoo bartay?Nala wadaag✍🏽✍🏽
26/05/2024

Loox mise buug midkee ayaa quraanka kusoo bartay?

Nala wadaag✍🏽✍🏽

25/05/2024

Sheeko: Dumar iyo da’da isku daranaa!!!

Address

Hargeisa
2522

Telephone

+252634060050

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamse Hayd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamse Hayd:

Videos

Share



You may also like