Daauud maxamed daauud

Daauud maxamed daauud NaGu soo bir oo page Following dheh Mahdzanid

 : Allaahay ha u Naxariistee Abwaan  Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" ayaa  maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.
18/08/2022

:
Allaahay ha u Naxariistee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" ayaa maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.

25/07/2022

Jamhuuriyadda Somaliland oo faahfaahin ka bixisay qaladaadka Idaacadda BBC qaybteeda Soomaaliga iyo sababaha Somaliland looga xayiray.

24/07/2022

Nag soo gadhay Shaqalihii lanta afka-somaliga ee BBC SOMALI Ayaa Ciidanka Boliska Somaliland ay Goor dhawayd dhamantooda xabsiiga u tax beena shaqala way nihii Xarunta ay ku lahyda magalada Hargeisa.

24/07/2022

Madaxweynihi h**e JSL ee Daahir Rayaale Kaahin oo Qado sharaf lagu maamuusay.

24/07/2022

maxamuud xaashi oo Rali galin ka bixiyay Hadal Dhawan ka so yeedhay

24/07/2022

Gudoomiyah Goolah Baralamanka JSN Cabdirisaaq Khaliif oo ka hadlay dhex dhexaadintii ay galeen halkay ku dambeysay.

24/07/2022

Dilkii ka dhacay Xalay magalada Hargeisa Iyo sida ay sheegen Dadkii jogay markii uu Dilka dhacayay

24/07/2022

Mooge oo Rali Galin u bixiyay Hooyo Ree Hargeisa aH

23/07/2022

Dhamaan wadayaashada , iyo rakaabka ah ee gaadiidka wata ee soo booqda ama adeegsanaya madaarka caasimada ee Cigaal international airport

Sawirkaas Maxa uu Kaga qalmaa
23/07/2022

Sawirkaas Maxa uu Kaga qalmaa

23/07/2022

Nag soo Gadhay Dagalka u dhaxeeya Ciidan New Police iyo Xarakad Alshabab Ayaa Waxay Wali ku dagalamayan Miyiga Dagmada Hargella Ee Gobalka Af-dheer

22/07/2022

guud Soo xidhkii Dufcadii 4 ee Dhalin yarad shaaqo qaran

  Nag so gadhay Dagalka u dhexeeya Xarkada Alshabab iyo Ciidkan New Police ka ayaa Waxay sheegayan in ay Dagal iskugu Ho...
22/07/2022

Nag so gadhay Dagalka u dhexeeya Xarkada Alshabab iyo Ciidkan New Police ka ayaa Waxay sheegayan in ay Dagal iskugu Hor Fadhiiyan Degaanada Hululey kaas oo Hos taga Gobalka Af-dheer Ila Hadan waxa Khasare aH lam so sheegayo dhankooda Kalen Dawlada Etopiya Ayaan wali Waxab ka soo sarin dagalka labda dhinaca

Mareykanka oo hub uu Turkiga ka mamnuucay u fasaxay waddan kale oo ka tirsan Aasiyahttps://bbc.in/3ooByda
22/07/2022

Mareykanka oo hub uu Turkiga ka mamnuucay u fasaxay waddan kale oo ka tirsan Aasiya
https://bbc.in/3ooByda

   Carbiiska shaaqo Qaran ee Gobalka Gabilay
22/07/2022

Carbiiska shaaqo Qaran ee Gobalka Gabilay

21/07/2022

Muuqal Guud Uruur SiyasaDeedka

21/07/2022

Man sha ll aH gabdhan aadka u Dada yar ee Kalamkii Alleh Cod macan ku Akhriinysa

And

Xildhibaannada aqalka Congress-ka Mareykanka  Ilhan Cumar ayaa lagu xidhay bannaanax ka dhacay magaalada Washington, sid...
19/07/2022

Xildhibaannada aqalka Congress-ka Mareykanka Ilhan Cumar ayaa lagu xidhay bannaanax ka dhacay magaalada Washington, sidaa waxaa lagu soo qoray barteeda Twitter-ka.

Ilhan ayaa markii la xidhayey qayb galaysay bannaanax ka dhan go'aankii maxkamadda sare ee lagu mamnuucayay in haweenku ilmaha iska soo ridin karaan.

Xigasho ; https://www.facebook.com/faysalfifaadan

TACSI MADAXWEYNE: 14/07/2022INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUNMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse ...
14/07/2022

TACSI MADAXWEYNE: 14/07/2022
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, Culimada dalka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ku geeriyooday caawa oo ay taariikhdu tahay 14/07/2022, dalka Hindiya.

Waxaanu Madaxweynuhu marxuumka ku sifeeyey sheekh caalim ah oo ka mid ahaa culimada waa weyn ee dalka, garabna siin jiray bulshada jilicsan, sidoo kalena doormuhiima ka soo qaatay nabadayntii iyo dib-u-dhiskii Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, culimada, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

ALLAA MAHAD LEH

Naasir Yuusuf Daahir
Agaasimaha Saxaafadda iyo Warbaahinta Madaxtooyada JSL.

26/06/2022

Hapenkii xalay aH iyo Casimadii

Ninkaas see waxa u wada !!?😅😅
04/06/2022

Ninkaas see waxa u wada !!?😅😅

Alle caafimaad ha siiyo dadkii xalay Ey-gu ku Qaniinay Degmada Allaybaday Aamin.Waxaan bulshada ku war-gelinayaa in laga...
24/05/2022

Alle caafimaad ha siiyo dadkii xalay Ey-gu ku Qaniinay Degmada Allaybaday Aamin.
Waxaan bulshada ku war-gelinayaa in laga fogaado goobaha la dhigayo sunta dilaaga ah.

Qofkii arkaana ha la soo xidhiidho tell-063-4642121
Alle ha inaga badbaadiyo wax yeelada ma yeedhan kiisa aamin.

Qore
@ Dagmada Ally baday

WabilaaHi Taw fiiq

Maxay dhibaato keenta qaniinyada Eygu ? Somaliland waxa aad ugu soo badanaya gobolada iyo degmooyinka dalka Ey aad u tir...
24/05/2022

Maxay dhibaato keenta qaniinyada Eygu ?
Somaliland waxa aad ugu soo badanaya gobolada iyo degmooyinka dalka Ey aad u tiro badan oo la nool xoolihii iyo caruurtii iyo dadkiiba oo ay aad uga indho iyo dhago laa yihiin maamulada dawlada hoose ee dalku oo ay waajibadkoodii shaqo tahay.

Xayawaanka Eyga marka uu sumoobo ama uu dad cun isku badelo waxa uu sameeya weerar uu ku qaado bani Adamka siiba dadka ay dad doodu udhaxeyso 65 ilaa wixii ka wayn iyo caruurta yar yar sababta aan da daa u doorta waxa weeyi qaniinyada Eygu uu ku sameeyo qofka waxa uu si toosa ugu gudbiya xanuunka la yidhaahdo ( Rabbies ) xanuunkaas oo dadka aynu da dooda ku soo sheegay xaga sare gaadhsiin kara heer dhimasho hadaan laga daawayn.

Waxa uu si toosa ugu gudbaysa jidhka qofka iyadoo suntu gaadhaye ama la fal galeysa dheecanada jidhka hadaan irbada la siin
Irbada magaceeda la yidhaa ( shot hooks rabbie ) oo la siinayo afar jeer ama afar naalmood oo subscatenois ka ama buruc ah sida oo kale qofka uu qaniino Eygu iyo qofka aanu qaniinin ba waxa laga rabaa inuu qaato talaalka lagaga la dagaalanka sunta Eyga ee loo yaqaan ( ivomax rabbie vaccine ). Alle ha inaga ilaaliyo dhibaatoyinka dadow is ilaaliya maamulada dawlada hoose na ilaahay iyaga ayuu waydiinaya umada ay masuuliyadeeda qaadene ee xilka Sidiisa ha loo guto.

Qore : Yasiin Cabdi shiil
Wa bilaahi tawfiiq.
Abdiqani Deero

18/05/2022
Wararka na soo gadhay ayaa waxay sheegay in Ay caaw wixi ka bilaabam ay liintii Qaali noqo thy 😅😅
13/04/2022

Wararka na soo gadhay ayaa waxay sheegay in Ay caaw wixi ka bilaabam ay liintii Qaali noqo thy 😅😅

Caawi wllkag bahan bisha    Kuna caawi wixii Ada Awoodo Wayo waxad manta bixiisa malakiinka akhiiro aYuu Ajar ku noqonay...
05/04/2022

Caawi wllkag bahan bisha Kuna caawi wixii Ada Awoodo Wayo waxad manta bixiisa malakiinka akhiiro aYuu Ajar ku noqonay in zha ll aH idamka Eebe

Sii Faafi wll oo garsii wlalahg muslimka ah

👈

Wixii Fah fahiin aH Hoos ku xusan👇

Zaad: 63/4642164

📞Tell/0634642164

Sawiro waxa loo dhigan jirin Guul iyO goba nimco somaliland 💚🤍❤
18/03/2022

Sawiro waxa loo dhigan jirin

Guul iyO goba nimco somaliland 💚🤍❤

16/03/2022
Taliyaha Ciidanka Booliska JSL General Maxamed Aadan Saqadhi ayaa Maanta Dalacsiiyey 5 Askari Oo ka mid ciidankii maanta...
22/01/2022

Taliyaha Ciidanka Booliska JSL General Maxamed Aadan Saqadhi ayaa Maanta Dalacsiiyey 5 Askari Oo ka mid ciidankii maanta sugaayay Amaanka Shacbigii ku banaan baxaayay Beerta Xoriyada.

Taliyaha ayaa Dalacsiintan uu Dalacsiiyay Ciidanka ku sababeeyay kadib markii ay guteen wajibkogii isla markaana sugeen Amaankii goobta ay si dareen muwaadinimo leh kula dabaal dageen Shacbigoogii.

Ciidankan ayuu Taliyuhu Dalacsiiyay min Hal Darajo marka laga Reebo K/k 5638 Cabdirashiid Jaamac Cawad oo uu Dalacsiiyay Laba Darajo .

Ciidankan ayaa ka tirsanaa Qaybta Galbeedka Hargeisa gaar ahaan Saldhiga Dhex Halka askariyad kalana ka Tirsantahay Ciidanka Dawalada Hoose Hargeisa

Ciidanka La Dalacsiiyay

K/k Cabdirashiid jama Cawad
L/Ale Sagal Cabdilaahi Xuseen
L/Ale Ayaan baashe Maxamuud
L/Ale Cabdi Asker Mahamed
D/le Mukhtaar Ibraahim Jabrill

Alleh mahad leh

Wareegto Madaxweyne : 02/09/2021Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Mad...
02/09/2021

Wareegto Madaxweyne : 02/09/2021

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-708/092021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta xukuumadda.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

Wareegto Madaxweyne

UJEEDDO: XIL KA-QAADIS

Ku: Maxamed Muuse Diiriye,
Wasiirkii H**e ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha,

Ku: Jaamac Maxamuud Cigaal,
Wasiirkii H**e ee Wasaarada Macdanta iyo Tamarta

Ku: Yuusuf Mire Maxamed (Boos),
Wasiirkii H**e ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

Ku: Sh. Khaliil Cabdillaahi Axmed,
Wasiirkii H**e ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

Ku: Axmed Muumin Seed Habane,
Wasiirkii H**e ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha

Ku: Cabdinaasir Cumar Jaamac Rooble,
Wasiir Ku-xigeenkii H**e ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

Ku: Cabdiqaadir Cumar Jaamac Maxamed
Wasiir Ku-xigeenkii H**e ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka

Ku: Yuusuf Maxamed Guuleed Boodhle,
Wakiilkii H**e ee Somaliland ee Dalka Itoobiya

Ku: Farxaan Aadan Haybe,
Guddoomiyihii H**e ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

Ku: Cali Ibraahim Jaamac Baqdaadi,
Guddoomiyihii H**e ee Baanka Dhexe

Mudanayaal,

Sida aad la socotaan, xilka Qaranka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii aad hayseen. Waxaan idiinka mahad-celinayaa muddadii aad hayseen xilalka Qaranka.

UJEEDDO: MAGACAABID

Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

Markaan Sameeyey: La-tashi;

Waxaan Go’aansaday;

In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:

1. Ciise Kayd Maxamuud Raagsaale Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

2. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.

3. Maxamed Xaaji Cismaan Jaamac Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha.

4. Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Ataash Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka.

5. Cali Xasan Maxamed Jaamac Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha.

6. Cabdillaahi Faarax Cabdi Muuse Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta.

7. Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta.

8. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

9. Cumar Cali Cabdillaahi Bade Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.

10. Cabdillaahi Abokor Cismaan Aw Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka & Guriyeynta.

11. Cabdillaahi Cabdiraxmaan Aare Cismaan Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga iyo Wershadaha.

12. Baashe Cawil Cumar Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

13. Liibaan Yuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.

14. Rooda Jaamac Cilmi Cabdulle Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.

15. Cabdiraxmaan Cali Cabdi Cali Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka.

16. Muuse Ibraahim Yuusuf Salaf Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska.

17. Cabdillaahi Xuseen Maxamed Cilmi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Amniga.

18. Cabdinaasir Caydiid Maxamed Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Gobollada iyo Dawladaha Hoose.

19. Mahdi Cabdillaahi Cismaan Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda.

20. Siciid Axmed Jibriil Bahal Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Biyaha.

21. Cabdixakiim Siciid Muuse Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

22. Axmed Xasan Nuur (Axmed Taajir) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.

23. Maxamed Axmed Maxamuud Cawad Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Itoobiya.

24. Cali Cabdillaahi Daahir Xirsi Guddoomiyaha Baanka Dhexe.

25. Khaalid Jaamac Axmed Ducaale Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Fadhigii 78aad Ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Diiradda Lagu Saaray Arrimaha Nabadgelyada iyo Miisaaniy...
27/08/2021

Fadhigii 78aad Ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Diiradda Lagu Saaray Arrimaha Nabadgelyada iyo Miisaaniyadda 2022-ka

WAR-SAXAAFADEED-26 /08/2021-()-Fadhigii 78-aad golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenku, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa warbiximo lagaga dhegeystay wasiirrada wassaaaradaha, Arrimaha Gudaha iyo horumarinta maaliyadda.

Ugu horrayna waxa warbixin laga dhegeystay wasiirka Arrimaha gudaha mudane Maxamed Kaahin Axmed oo golaha xog ka siiyey nabadgelyada guud ee dalka iyo dedaallada ay ciidamadu ugu jiraan ka hortagga arrimaha la xidhiidha sugidda amniga iyo la dagaallanka mukhaadaraadka. Sidoo kale wasiirku waxa uu golaha la wadaagay in la sii xoojiyey la socodka arrmaha ka socda mandaqada Geeska Afrika.

Waxa isna golaha warbixin la xidhiidha nidaamka iyo habraaca miisaaniyad sannadeedka 2022 golaha la wadaagay wasiirka horumarinta maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire, dood iyo falanqayn dheer ka dibna waxa xubnaha golaha wasiirradu u soo jeediyeen wasiirka talooyin la xidhiidha miisaaniyadda qaranka Somaliland.

Ugu danbayntiina wasiirka oo ku guda jira sharraxaada miisaaniyad sannadeedka ayaa xusay in sannadkan boqolkiiba labaatan (20%) la kordhin doono mushaharka dhammaan ciidamada qalabka sida.

ALLAA MAHAD LEH

Xafiiska Warbaahinta Madaxtooyada JSL.

24/08/2021
Somaliland Xildhibaankii ugu codka badnaa Barlamaanka Barkhad Batuun, oo wata baabuur yar oo nooca Taxi-da ah ayaa lagu ...
23/08/2021

Somaliland Xildhibaankii ugu codka badnaa Barlamaanka Barkhad Batuun, oo wata baabuur yar oo nooca Taxi-da ah ayaa lagu arkay badhtamaha Hargeysa.

Barkhad ayaa dhowaan gaadhigiisi raaxada iska iibiyay wuxuuna lacagtii uu siiyay abaalgud uga dhigay shaqsiyaad doorweyn ku laha in la doorto oo ay kamid ahayd haweenay iyadoo u codaynaysa goobta cod bixinta ku foolatay.

Inta badan Madaxda loogama baran baabuurta caynkan ah ee loo yaqaan Vitz ta ama Dukhaanta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Culimadii Dalka U Timi Kulan Diimeedkii Saddexaad ee Ansaaru-su...
23/08/2021

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Culimadii Dalka U Timi Kulan Diimeedkii Saddexaad ee Ansaaru-sunna Ee Hargeysa Lagu Qabtay

22/08/2021

"Coldoon arrinkuu sheegay wuu cadaaday, Madaxweynuhuna..." Xildhibaan Maxamed Abiib
Weriye Luqmaan Maxamed Faarax ayaa waraystay

Waa kuma       # ?Cabdi malika waxa in ta badan uu aad waxa tara badan ugu leyahy  dadka dan yarta ah ee dega dhulalka s...
20/08/2021

Waa kuma # ?
Cabdi malika waxa in ta badan uu aad waxa tara badan ugu leyahy dadka dan yarta ah ee dega dhulalka somalid .... waxa kale oo Aad ugu dooda xaga xuquuqda dadka misakiinta ah

maxay tahy sababta lagu xidhay ?

Apdi malkii ilaaa hada waxa la garan layahy sababta ka dan bayza xadhigiiza
Badan waxa dadka hada dhex socda in uu Gabar waxa ka zheegay
Nagtaa oo Ah mid dhanka somaliland Xidhiidh ad ah la leh

Sababta ayaa ah cabdi malikii waxa uu zheegay in nagta aya go baha aya waxa ku dhigto in Lagu faafiyo ..... kiriistanka

Ilaaa Hada ma jirto cid ka hadashay
Waxan lamah Amniga ka cod zanayanaa in waxa loo qabto

police in ay ninka waxa u qabta

Address

Hargeisa

Telephone

+252634827924

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daauud maxamed daauud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daauud maxamed daauud:

Videos

Share

Nearby media companies